Latest

May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - May 15, 2013 - Soomaaliya oo tallaabooyin u qaadaysa si safaaradihii dib loogu furo ... - May 15, 2013 - Marnaanta halbeeg tacliineed oo gobolka ah ayaa hor istaagtey koboca ganacsiga Bariga Afrika ... - May 14, 2013 - SOMALIA: IOM assists Kenyans stranded in Bosaso to return home ... - May 14, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo saxiixay heshiis cusub oo ay xukuumaddu la gashay wadamada G7 ... - May 14, 2013 - Gobolka Baay oo horumar hiigsanaya ayaa wali marti u ah dagaalka al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Degmo Muqdisho ka tirsan oo waxbarsho bilaasha ah u fidisa haweenka ... - May 14, 2013 - IOM oo Ajaanib ka daabuleysa deegaamada maamulka Puntland ... - May 14, 2013 - Kenya oo dib u soo noolaynaysa bilayska kaydka ah ee Gaarisa si ay ula dagaallamaan al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Abaanduulaha cusub ee ciidamada militariga oo u hanjabay kuwa dhaca geysta ... - May 14, 2013 - Nin la shaqeyn jiray Burcad badeedda oo lagu xiray Jarmalka ... - May 13, 2013 - WHO Investigates Possible Polio Case in Somalia ... - webdesign

Home »

Maamulka Galmudug oo sheegay in uu dhex-dhexaadinayo beelo ku dagaalamay nawaaxiga Gaalkacyo”Dhageyso Cod”

(Salaamanews)-Maamul goboleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in uu dhex dhexaadin u sameydoono Laba beelood oo ku dagaalamay deegaanno ka mid ah gobolka Mudug. Iyadoo ay jiraan colood u dhaxeeysay laba beelood oo wadadega Koonfurta iyoo Bariga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa haddana maamul goboleedka Galmudug waxa uu ku dhawaaqay in uu u istaagayo dhex dhexaadinta Beelahaasi walaalaha... 
Tags:

Maamulka G/Sh/Hoose oo hey’adaha samafalka ugu baaqay in ay dib uga howlgalaan gobolkaasi”Dhageyso Cod”

(Salaamanews)-Maamulka gobolka Shabeellada Hoose ayaa ugu baaqay Hey’adaha Samafalka ee xaruntoodu ahaan jirtay magaalada Marka iney dib ugu soo laabtaan si ay gargaar ugu fidiyaan dadka ku nool gobolka maadaama halkaasi laga xoreeyey Malleeshiyaadka Al-Shabaab. Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeellada Hoose C/qaadir Maxamed Nuur oo  isagoo ku sugan Marko la hadlayay Radio Muqdisho ayaa ugu baaqay... 
Tags:

Guddoomiye Jawaari oo maarkii ugu horreysay maanta shirguddoominaya kulanka Baarlamanka

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka ayaa maanta markii ugu horreysay shir Guddoominaya kulanka Baarlamanka uu ku yeelanayo Muqdisho. Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan’’ Jawaari’’ ayaa maanta shirguddoominaya kulanka Shanaad ee Baarlamanka kalfadhigiisii Koowaad, iyadoo marka hor halkaasi lagu dhaarindoono xildhibaanno cusub oo ka mid ah Baarlamanka kuwaas oo dhawaan la soo gudbiyay. Guddoomiyaha cusub... 
Tags:

Golaha Ammaanka oo ka hadlay Isbadellada Siyaasada Soomaaliya

(Salaamanews)-Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa hadal qoraal ah oo uu si wada jir ah u soo saaray waxaa uu dhinacyada Soomaalida ku dhiiragaliyey in ay ka wada-shaqeeyaan sidii loo dhammeyn lahaa xiliga kumeel-gaar ah, islamarkaasina loo yagleeli lahaa dowlad rasmi ah oo dalka Soomaaliya ka hana qaada. Golaha ammaanka, ayaa soo dhaweeyey arrimo ay ka mid yihiin: ansixinta dastuurka loo sameeyey... 
Tags:

AMISOM oo sheegatay in ay dagaalkii shalay ku dishay 42 dagaalyahano ka tirsanaa Al-Shabab

(Salaamanews)-Ciidamada Midowga Africa Amisom ee ka howlgalaya gudaha dalka soomaaliya ayaa sheegay in ay 42 dagaal-yahan oo ka tirsan Al-shabaab ay ku dileen dagaal qaraar oo ku dhexmaray koofurta dalka Soomaaliya. Afhayeenka ciidamada Militariga dowladda Kenya Emmanuel Chirchir ayaa sheegay in ciidamadu ay Al-shabaab ka qabsadeen deegaanka Aaglibaax oo ku dhaw deegaanka Beles- Qooqani ee koofurta... 
Tags:

Abaabulka dadaal ee ku wahan Kismaayo oo sii xoogaysanaya

(Salamanews)- Saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa kenya oo mudooyinkii danbe saan saan dagaal ka waday gobolada Jubooyinka iyo gobolka Gedo ayaa waxay sheegeen in ay hadda wadaan abaabulkii dagaal ee ugu danbeeyay ee ay ciidamadoodu kula wareegi lahaayeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Aadan Axmed Xirsi, oo ah gaashaanle dhexe kana tirsan saraakiisha ciidamada dowladda ee... 
Tags:

Baarlamanka oo maanta u fadhiya doorashada guddoonka Baarlamanka Soomaaliya

Baarlamanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta u fadhiya dooorashada Guddoonka Baarlamanka iyadoo kulanka maanta lagu dhaarin doono xubno cusub oo ka mid noqonaya mudanayaashha Baarlamanka. Kulanka Baarlamanka ee maanta oo ah kalfadigii Koobaan kulankiisii Sadexaad ayaa ka dhacaya dugsiga sare Booliiska ee Jeneral Kaahiye, waxaana la filayaa in doorasha ka hor halkaasi lagu dhaariyo xubnaha cusub ee... 
Tags:

Madaxweyne Shariif oo ciidamada ugu hambalyeeyay guulaha ay ka gaareen howlgallada G/Sh/Hoose

Madaxweyne Shariif Sh. Axmad ayaa hambalyo u diray ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed isagoo uga hambalyeeyay guulihii ay ka soo hooyeen howlgalkii shalay ciidamada ay kula wareegeen deegaanno muhiim ah oo ka tirsan gobalka Sh/hoose,. Shariif Sh. Axmed oo xalay Idaacadda iyo Telfishinka ku hadlay afka dowladda kula hadlay  Madaxtooyada Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed , ciidamada qalabka sida... 
Tags:

Ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom oo saaka la wareegay magaalada Marka

Ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom ayaa saaka si buuxda ula wareegay Magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose. Ilo wareedyo lagu kalsoonaankaro oo aynu ka helnay magaalada Marka ayaa sheegaya in ciidamada isgarabsanaya ee dowladda iyo kuwa Amisom ay waaberigii saaka si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta magaalada Marka kadib markii ay xalay ku hoydeen duleedyada magaaladaasi. Warka ayaa... 
Tags:

Taariikh nololeedka musharixiinta ugu sareysa madaxweynanimada Soomaaliya

            In ka badan 35 musharax ayaa isku garbinaysa jagada ugu sareysa dalka. Hoos waxaa ku qoran warbixin kooban oo ku saabsan musharixiinta ugu caansan. Sheekh Shariif Sheekh Axmed Sheekh Shariif Sheekh Axmed waa madaxweynaha xiligan ee Dowladda Federaalka Kumeel-Gaarka (DFKMG) ah, oo waqtigeedu uu dhamaanayo Agoosto 20-keeda. Axmed waxa uu sanadkii 1964-tii... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal