Latest

May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - webdesign

Home »

R/wasaare gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka ku soo laabtay

(Salaamanews)-Sii hayaha Xilka Ra’isal wasaaranimo ee dalka Soomaaliya C/weli Maxamed Cali (gaas) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay ay  magaalada New York ee dalka mareykanka kaga  soo qeybgaleen kulankii golaha loo dhanyahay ee sanadlaha ahaa iyo kulan kale oo lagu gorfeeyay arrimaha Soomaaliya. C/wali Maxamed Cali Gaas sii hayaha R/wasaaraha Soomaaliya... 
Tags:

Isbadal amaanka iyo horumarka ah oo ka dhacay Muqdisho

(Salaamanews)-Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan-cadde) oo ay gacanta ku heyso hey’adda SKA oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka ayaa maalmihii danbe waxaa sii kordhayay dib u habeynta lagu sameynayo. Garoonka oo ka badalin sanad ka hor sidii uu ahaa isla markaana dhismooyin cusub lagu soo kordhiyay kuwii horena la cusbooneysiiyay qaarkood ayaa waxaa maanta warbaahinta... 
Tags:

Kenya children hurt ‘in church grenade attack’

(Salaamanews)-A spokesman for the police said they suspected sympathisers of Somalia’s al-Shabab Islamist militants were to blame for the attack. The spokesman, Charles Owino, told Reuters news agency: “There was an attack at St Polycarp’s church on Juja Road. Three children were injured.” The Daily Nation quoted local police as saying that a number of those hurt at the church... 
Tags:

Rabshado isqabsaday Nairobi kadib qaraxyo dhacay

(Salaamanews)-Qarax magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ka dhacay ayaa waxaa la sheegay inay ku dhinteen ilmo yar iyadoo ay ku dhaawacmeen shan ruux oo kale sida ay xaqiijiyeen dad ku sugnaa goobta weerarku uu ka dhacay. Kooxo aan la aqoon ayaa weerar bomb gacmeed loo adeegsaday waxay ku qaadeen Kaniisad weyn oo ku taallay degmada Kaamakuuji ee magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya. C/fitaax Musdafe... 
Tags:

US: Al-Shabab Will Continue Fighting

(Salaamanews)- East African troops have driven the Somali militant group al-Shabab from its last stronghold in the southern port of Kismayo.  The United States believes the al-Qaida affiliated group is seriously degraded but will continue fighting. Al-Shabab abandoned Kismayo in the face of a combined assault by Kenyan, African Union, and Somali government troops. Announcing its withdrawal Saturday,... 
Tags:

Dowladda oo su’aal duldhigtay Kismaayo, Baydhabo iyo Baladweyne

(Salaamanews)-Saraakiisha dowladda Soomaaliya iyo wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda Soomaaliya ayaa ka arrinsaday dhibaatootinka ka jira meelaha ay maamusho dowladda Soomaaliya. Waxaa si gaar ah kulanka loogu soo qaaday Magaalooyinka Kismaayo, Baydhabo iyo Baladweyne oo kamid ah meelaha lagala wareegay Xarakada Al-shabaab. Wasiirka arimaha gudhaha iyo amniga qaranka oo kulanka... 
Tags:

Kismaayo iyo kaalinta taageerayaasha dowladda Soomaaliya

(Salaamanews)-Magaalada Kismaayo ee Xarun goboleedka jubada hoose oo maalintii labaad maamul la’aan ah ayaa waxaa qabsashadii ciidnaka Kenya iyo kuwa dowladda Soomaaliya waxaa ka hadlay dhinacyada taageeray dowladda cusub ee Soomaaliya. Dowladda mareykanka oo kamid ah dhinacyadii dowladda Soomaaliya ku dhiirra galiyay inay Al-shabaab kala wareegto Kismaayo ayaa waxay sheegtay inaanay iyadu toos u... 
Tags:

Al-shabaab oo ku hanjbay inay ka aarsan doonaan ciidanka huwinta ah

(Salaamanews)-Magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose oo 12-saacadood oo xiriir ah maamul la’aan ah dad shacab ahna la dilay bililiqo ay ka bilaabatay xarumihii shaabaab ayaa waxaa arrintaasi si caraleh kaga hadlay hogaanka kooxda Al-shabaab. Afhayeenka Kooxda Al-shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Cali dheere) oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka ee AFP ayaa sheegay in Kismaayo... 
Tags:

Al-Qaeda linked Shebab rebels abandon last bastion in Somalia

(Salaamanews)-”The military command of Shebab mujahedeen ordered a tactical retreat at midnight,” Shebab spokesperson Ali Mohamud Rage told AFP. The announcement came after an assault Friday on the city by African Union forces, which had been trying to dislodge the insurgents from the key coastal city for days. Residents in the city confirmed that the Islamist fighters seemed to have moved... 
Tags:

Doqeyn lala eegtay Al-shabaab oo ka dhacday Baardheere

(Salaamanews)-Iyagoo baxsadka Al-shabaab ee ka soo cararay Kismaayo la sheegay inuu maanta gaaray qeybo ka mid ah gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa waxaa warar lagu kalsoonyahay ay dhawaan xaqiijiyeen in diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya ay doqeeyeen magaalada Baardheere ee gobolkaasi Gedo. Goob joogayaal aan ku kalsoonahay oo ku sugan magaalada Baardheere ee gobolkaasi Gedo ayaa noo sheegay in diyaaradaha... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal