Latest

May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - webdesign

Home »

Imisa askari baa Uganda looga dilay dalka Soomaaliya?

(Salaamanews)-Ciidamada dowladda Uganda ee ka qeyb qaadanaya howlgalka midowga Africa AMISOM, ayaa Soomaaliya soo gaaray sanadkii 2007-dii markaasoo dowladda Soomaaliya ay dagaal adag kula jirtay islaamiyiin mayel adag. Sarkaal sare oo ka tirsan Kenya ayaa sheegay in dowladda Uganda looga dilay Soonmaaliya ku dhawaad 2,700 oo askari, kuwaasoo dagaal adag la galay ururka Al-shabaab. Ku xigeenka wasiirka... 
Tags:

Kenyan official: 2,700 Ugandans dead in Somalia

(Salaamanews)-The number of African Union troops killed while battling Somali militants has always been a tightly held secret, but a top Kenyan official says more than 2,700 troops have died there. Richard Onyonka , Kenya’s deputy minister of foreign affairs, said Wednesday at a forum on Somalia that Uganda has lost more than 2,700 troops since 2007. Onyonko said about three dozen Kenyan forces... 
Tags:

Safiirka Soomaaliya u jooga Kenya oo digniin u jeediyay IGAD iyo AMISOM

(Salaamanews)-Safiirka Soomaaliya u fadhiya  magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, Ambassador Maxamed Cali Nuur (Ameeriko), ayaa ku dheeraaday ka hadalka maamul u sameynta gobollada Jubooyinka iyo Gedo ee dalka Soomaaliya. Mr Ameeriko ayaa sheegay in maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo aanay masuuliyad ka saarneyn urur goboleedka IGAD iyo AMISOM. Amb. Maxamed Ameeriko oo wareysi gaar ah siiyay... 
Tags:

Wax-qabadka AMISOM oo looga dooday Nairobi

(Salaamanews)-Magaalada Nairobi ee caaasimnadda dalkaasi Kenya ayaa waxaa maanta lagu qabtay kulan looga hadlayay waxqabadka ciidamada nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM. Kulankan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka socday dowladda Soomaaliya, Kenya, Midowga Africa, iyo xubno sare oo ka socday beesha caalamka. Kulanka waxaa soo qabanqaabiyay xafiiska warbixinnada... 
Tags:

Puntland oo furtay xarun dalxiis (Sawirro)

(Salaamanews)-Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarun cusub oo ay yeelan doonto wasaaradda deegaanka, duurjoogta iyo dalxiiska ee Puntland. Munaasabadda lagu dhagax-dhigayay dhismaha cusub ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garoowe. Mashruuca dhismaha xarunta oo ay si wada jir ah u maalgelin doonaan hay’adaha World Vision iyo Care... 
Tags:

Ganacsato mukhaadaraad lagu soo qabtay oo la xukumay

(Salaamanews)-Maxkamadda gobolka Banaadir ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukuntay labo ruux oo lagu soo qabtay maandooriye iskugu jira Qamri iyo Xashiishado oo ay ka ganacsanayeen. Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha guud ee Maxkamadda gobolka Banaadir Jamaal Maxamed Axmed ayaa maxkamadda ka hor sheegay in labadan ruux lagusoo qabtay qamri gaaraya 169 dhalo iyo xashiishad tankeedu dhan yahay 1050 Kiillo... 
Tags:

Kenya oo dafirtay inay maamul u sameeneyso Jubooyinka iyo Gedo

(Salaamanews)-Xilli wasiirka gaashaandhiga Kenya, madaxweyne Kibaki iyo ra’isal wasaaraha wadankaasi ay si isku mid ah u sheegeen inay galaan gal  ku leeyihiin maamul u sameynta gobollada Jubooyinka iyo Gedo ee dalka Soomaaliya ayaa masuul ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda Kenya, waxaa uu dafiray inay maamul u sameynayaan gobolladaasi. Ku xigeenka wasiirka arrimaha dibedda Kenya Richard Onyonka... 
Tags:

Askari Sarkaal sare ku dilay magaalada Baladweyne

(Salaamanews)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku warramaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu dilay Taliyaha howlgalgelinta ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Hiiraan. Taliyaha ayaa lagu magacaabi jiray Mu’min Maxamed Maxamuud, waxaana uu ahaa taliyaha howlgalinta ciidanka dowladda ee gobolkaasi Hiiraan. Taliyaha ayaa la sheegay in la toogtay... 
Tags:

Deadly Blast in Kismayo Leaves Four Dead

(Salaamanews)-Witnesses said at least four people lost their lives in a huge explosion happened on Tuesday night in Somalia’s southern port city of Kismayo, former rebel bastion located 500 Km (310 miles) south of Mogadishu. Tuesday’s blast which used a hand grenade went off at a teashop, killing four nearby civilians on the spot, according to the eyewitnesses. Dozens wounded seriously,... 
Tags:

Three Killed As Somali Forces, Al Shabab Clash Near Baidoa City

(Salaamanews)- Heavy clash between Somali government forces and fighters loyal to Al shabaab movement on Tuesday night broke out parts of Bay region in southern Somalia. The fighting started after a number of heavily armed militants ambushed Somali forces at Gof-gaduud area, about 20 kilometers from Baidoa town, the provincial capital of Bay province. “At least three combatants from both sides... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal