Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home »

DHAWAAQII RASAASTA DHAWAAQ BAA BEDELAY! Qormo xiise gaar ah leh oo Muqdisho ku saabsan!

Qalinkii: Abukar Albadri  (Salaamanews)- Dadka qaar riyo maalmeed ayey la tahay in aysan madaafiic ka dhaceyn Muqdisho, rasaas wiifeysa ay san dad jidadka ku dileyn misena iska-hor-imaadyo beeleed aan warbaahinta laga sii deyneyn. In dagaal oogayaal aysan xaafado u xirneyn, kaabbo mooryaano awood badan lehna aysan jirin, jidadkuna ay taagan yihiin Booliis iyo taraafiko ma ahan mucjiso, balse dadka... 
Tags: ,

Somali militants known for brutal ways says video shows Kenya army abusing suspected militants

(Salaamanews)-A video that appears to show Kenyan troops beating militant suspects has opened the force to criticism from al-Qaeda-linked militants who are known for carrying out harsh punishments like stonings, amputations and beheadings. An al-Shabab spokesman claimed on Twitter that a video obtained by a Kenyan TV station shows Kenyan troops abusing Muslims. The spokesman said the video shows that... 
Tags:

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo ku soo laabtay Muqdisho

(Salaamanews)-Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa Jimcaha maanta ah dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kadib booqasho maalmo kooban aheyd uu ku tagay dalalka Jabuutti iyo Ethiopia. Madaxweynaha oo hogaaminayay wafdi ballaaran uu kamid ahaa wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya mudane C/xakiim Xaaji Maxamuud, ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay... 
Tags:

Soomaaliya oo heshiis la gashay midowga Africa

(Salaamanews)-Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa kulan gaar ah la qaatay gudomiye xigeenka midowga Africa, waxaana ay ka wada hadleen amaanka iyo siyaasadda dalka, Soomaaliya iyagoo iksu raacay taageero horleh oo la siiyo Jamhuuriyadda soo koreyso ee Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Shiikh, ayaa u sheegay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya in dalka Soomaaliya... 
Tags:

Kenya oo jawaab kulul ka bixisay muuqal ay soo sartay kooxda Al-shabaab

(Salaamanews)-Muuqaal ay barta internet-ka ku soo bandhigtay kooxda Al-shabaab ayaa soo muujiyay ciidamada Kenya eek u sugan koofurta Soomaaliya oo jirdil iyo cadaadi u geysanaya muwaadiniin Soomaaliyeed oo ay ku eedeynayaan in ay la shaqeeyaan Al-shabaab. Muuqaalka ayaa soo muujiyay ciqaabtii ugu adkeyd oo la marsiinayo dhallinyaro aad u da’yar oo lagu xiriirianayo kooxda Al-shabaab, waxaana ay... 
Tags:

Madaxweynaha Galmudug oo 40-cesho kadib ku laabtay Gaalkacyo

(Salaamanews)-Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa Jimcaha maanta ah ku laabtay magaalada Galkacyo ee xarunta maamulka Galmudug, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen shacabka iyo madaxda maamulkiisa. Madaxweyne Qeybdiid oo muddo 40-cesho ah ka maqnaa gudaha Galmudug, wuxuuna safar ku aaday Kenya, asigoo 30-kii maalmood ee la soo dhaafayna ku sugnaa Muqdisho, waxaana uu sheegay... 
Tags:

Six Killed As Local Militia Clashes With Somaliland Over Elections

(Salaamanews)-At least six people were killed Wednesday in Huddun district of Sool region in northern Somalia in armed clashes between Somaliland security forces and local militias who have rejected Somaliland’s elections, Garowe Online reports. Local sources have reported that 4 Somaliland soldiers were killed while the local militias lost 2 fighters in pitched battles, where the two sides used... 
Tags:

Jidgooyooyinkii ugu dambeeyay oo laga qaaday Muqdisho

(Salaamanews)-Kadib amar ka soo baxay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa waxaa Muqdisho laga qaaday dhamaan jidgooyooyinkii sharci darrada ahaa ee lacagaha looga qaadi jiray gaadiidka shacabka ee BL-ka. Amarka madaxweynaha markuu soo baxay kadib waxaa saacado kadib Muqdisho ka dhaqangalay amarkaasi, waxaana la qaaday isbaarooyinkii oo dhan, waloow dhowr meelood... 
Tags:

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka oo awaamiir hirgalineyso

(Salaamanews)-Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa sheegtay in qorshaheeda ugu horreeyo uu yahay ka shaqeynta horumarka dalka, gaar ahaan mideynta ciidamada dareesyada kala duwan xiran, qaadista cunaqabateynta saaran dalka, la dagaallanka Al-shabaab iyo kordhinta tababarrada ciidamada xooga dalka. Wasiirka wasaaradda arrimaha gudha iyo amniga qaranka mudane C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa... 
Tags:

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo soo dhaweeyay doorashada Somaliland

(Salaamanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa si weyn u soo dhaweeyay doorashada golaha deegaanka dowladda hoose ee ka furmay Somaliland. Madaxweynaha oo wareysi kooban siiyay idaacadda VOA asigoo jooga dalka Ethiopia, ayuu si weyn u soo dhaweeyay doorashada ka socota Somaliland, wuxuuna ku bogaadiyay in Somaliland ay cagta saartay wadadii dimuqraadiyadda. Mr... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal