Home »
AHSWJ oo qabtay nin labo ruux oo rayid ah ku dhaawacay Guriceel
(Salaamanews)-Warar aan goor dhaw ka helnay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay dhaawaceen labo ruux oo rayid ahaa.
Wararka ayaa sheegaya in nin hubeysan uu rasaas oodda kaga qaaday dad rayid ahaa oo goob maqaaxi ah ku sugnaa, halkaasina waxaa lagu dhaawacay labo ruux oo midkood ahaa dhaqtar si weyn looga yaqaan gobolka Galgaduud.
Dad goob joogayaal ahaa ayaa SN...
Maayarka Muqdisho ahna duqa caasimadda oo isku day dil ka badbaaday
(Salaamanews)-Gudoomiyaha gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa laga badbaadiyay weerar argagaxiso oo ay u soo maleegtay kooxda Al-shabaab oo ka soo horjeedda horumarka gobolka Banaadir.
Hay’adda nabad sugidda qaranka ayaa sheegtay in ay fashilisay isku day lagu doonayay in lagu dilo guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan).
Hay’adda ayaa...
Sacuudiga oo malaayiin doollar ugu deeqay Soomaaliya
(Salaamanews)-Bokhrtooyada Sacuudi Arabiya ayaa lacag malaayiin dollar ah ugu deeqday dowladda Soo kabaneyso ee Soomaaliya, kadib booqasho uu magaalada Riyaad ee caasimadda sacuudiga ku tagay wafdi salaan ka waday madaxweynaha Soomaaliya.
Wafdiga ka socday Soomaaliya, waxaa uu la kulmay bokhorka dalkaasi Sacuudiga Bokhor Cabdalla Binu-cabdi casiis, waxaana ay kala hadleen arrimo badan oo u ku saabsan...
Qaraxyo xoogan oo ruxay magaalooyinka waa weyn ee wadanka Ciraaq
(Salaamanews)-Ugu yaraan 11-ruux ayaa ku dhintay 40-kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib qaraxyo ruxay wadanka Ciraaq, sida ay xaqiijiyeen saraakiishii dowladda Ciraaq.
Qaraxyada ayaa ka dhacay magaalada mussayib, koofurta caasimadda Baghdad ee wadankaCiraaq, waxaana la sheegay inay ku dhinteen dad aad u badan, oo rayid ahaa.
Wararku waxay tilmaamayaan in weerarkaasi ka dhacay Mussayib, ay kudhinteen...
Ciidamada Somaliland oo xabsiga dhigay Suldaan caan ahaa oo ka qeyb qaatay ansixinta dastuurka Soomaaliya
(Salaamanews)-Ciidamada Somaliland ayaa xiray mid kamid ah salaadiinta ugu caansan waqooyiga dalka Soomaaliya kaasoo dhawaan ku soo laabtay deegaannada Somaliland kadib markii uu ka qeyb galay ansixintii dastuurka Soomaaliya.
Suldaan Cayduruus Suldaan Saalax Suldaan Ibraahim, oo kamid ahaa salaadiinta ugu magaca weyn Somaliland, ayay ciidamadu xireen isagoo ku sugnaa magaalada Ceeri-gaabo, waxaana...
Hey’adda MSF oo joojisay shaqadii ay ka wadday gobolka Hiiraan
(Salaamanews)-XIlli horey ay u ballan qaaday hey’adda dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn ee MSF inay joojineyso shaqada ay ka wadda muddo lix sano ah gobolka Hiiraan ayay Isniinta maanta ah ku dhawaaqday inay joojisay howlihii samafal ay ka fulin jirtay cisbitaalka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Afduubyo ka dhacay Gaalkacyo, Dhadhaab iyo dil ka dhacay Muqdisho, iyo Baladweyne kadib...
Xubno ka tirsan Shabaab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay Shabeellaha hoose
(Salaamanews)-Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa midowga Africa AMISOM ayaa goor hore oo waabarigii saaka ah howlgallo ka billaabay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose, waxaana howlgalkaasi lagu soo qabtay ciidamo dowladda ka tirsan oo dhac waday, iyo rag ku xiran kooxda Al-shabaab.
Howlgalka ayaaa ku billowday baaritaanno mid mid looga sameeyay xaafado ka tirsan gobolka Shabeellaha...
Maxkamadda Boosaaso oo xukuntay 20-burcad badeed Soomaali ah
(Salaamanews)-Burcad badeed dhawaan lagu soo qabtay howlgal ay ciidamada Puntland ku soo badbaadiyeen markab iyo shaqaalihii saarnaa ayaa lagu xukumay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Burcad badeedda la xukumay ayaa lagu qabtay howlgalkii ciidamada mariiniska Puntland ay ku soo furteen markabkii laga lahaa kuuriyada waqooyi, oo ay la goysteen ciidamo ilaalo looga dhigay oo ka tirsanaa Puntland.
Sidoo...
Mo Farah “Soomaalinimada darteed ayaa leygu eedeeyay argagaxisanimo”
(Salaamanews)-Waaxda ilaalada xadka Mareykanka ayaa qabtay ciyaaryahanka caanka ah Mo Farah oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya laakiin qaatay dhalashada Ingriiska, isagoo lagu eedeeyay inuu yahay taageero “Argagaxiso”.
Ciyaaryahankaan caanka ah ayaa xilligii laqabanayay waxa uu watay Biladihii Dahabka ahaa ee uu ku guulaystay ciyaarihii Olympics-ka ee sanadkan lagu qabtay Magaalada London ee...
Mo Farah held by US customs on suspicion of being a terrorist as he returned to family home for Christmas
(Salaamanews)-Team GB’s Olympic hero Mo Farah’s two gold medals could not prevent him being held by US customs officials on suspicion of terrorism as he returned home to Portland, Oregon for Christmas.
Mo Farah held by US customs on suspicion of being a terrorist as he returned to family home for Christmas
Famous face: Mo Farah won two gold medals at London 2012 as the world watched Photo:...



![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






