Latest

May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - webdesign

Home »

Somali pirates free S. Korea sailors ‘for ransom’

(Salaamanews)- Four South Korean sailors held hostage by Somali pirates for nearly 19 months were freed Saturday, Seoul’s foreign ministry said after a ransom was reportedly paid for their release. “The four Korean crew members of the MT Gemini have been released,” the ministry said in a statement, adding the sailors were being taken to safety aboard a South Korean navy ship. The... 
Tags:

Maalinta HIV/Aids oo la xusay

(Salaamanews)-Maalmaha ugu qiimaha badan dunida ayaa loo asteeyaa hadba maalinta ay mudantahay waxaana maanta oo kale (01 December) aduunka oo dhan laga xusaa maalinta faaf reebka cudurka HIV Aids. Maanta oo kale waxaa aduunka oo dhan la weyneynayaa qatarta uu leeyahay cudurkan iyo qataraha uu badi karo bani’aadmka, waxaana la kordhiyaa wacyagalinta cudurka iyadoo la taageerayo dadka cudurka la nool... 

Culimada AHSWJ oo si rasmi ah ugu biiray dowladda Soomaaliya

(Salaamanews)-Culimada Ahlu sunnah waljamaacah ayaa sheegtay in si rasmi ah ay ugu biirtay dowladda Soomaaliya oo heshiis maalmihii dambe la galeysay kuan dadaaleysay mideynta ururka Ahlu sunnah Waljamaacah. Gudoomiyaha Ahlsunnah ee qeybta fulinta Sheekh Maxamed Xeefoow, oo ka hadlay kulan uu la qaatay madaxda sare ee maamulka AHSWJ, ayuu  sheegay in la mideeyay dhamaan dhinacyada maamulka, asigoo... 
Tags:

Dagaal beeleed ka qarxay gobolka Galgaduud

(Salaamanews)-Wararka ka imaanayo gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka qarxay tuulo hoostagta degmada Dhuusa marreeb ee gobolka Galgaduud. Ilo wareed aab helnay ayaa xaqiijinaya in ugu yaraan 10 qof ay dagaal beeleedka ku dhinteen in ka badan 20-kalena waa ay ku dhaawacmeen. Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanka Mareer oo ku dhawaad 100 Km u jira xarunta gobolka Galgaduud... 
Tags:

Wariyaha BBC ee Muqdisho oo la sii daayay

(Salaamanews)-Kadib 10-cesho oo xarig ah ayaa Sabtida maanta ah xorriyadiisii la siiyay wariye Ibraahim Maxamed Aadan oo wakiilka Muqdisho u ahaa idaacadda BBC laanteeda afka Soomaaliga. Waloow aan si rasmi ah loo hubin sida ay u suurta gashay sii deynta wariyaha ayaa waxaa warar hoose ay sheegayaan in wafdi ka socday tifaftirka BBC uu yimid Muqdisho kadibna uu  maxkamadda ciidamada qalabka sidda... 
Tags:

Burcad badeedda oo sii daayay Markab iyo shaqaalihiisii

(Salaamanews)-Sii deynta markabkan laga leeyahay wadanka koofurta Kuuriya ayaa ka dambeysay lacag madax furasho ah oo ay ka qaateen burcad badeedda Soomaalida Sabtida maanta ah sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Seoul. Wasiirka ayaa sheegay in markabka ay qabsadeen shufta badeedda muddo laga joogo 19-bilood, waxaana uu qeexay in dhibaatooyin kala duwan la gaarsiiyay shaqaalaha markabka... 
Tags:

Daawo qaabkii loo fuliyey howlgalkii ciidamada Mareykanku ay ku soo furteen laba samafale oo lagu afduubay Soomaaliya

(Salaamanews)- Dabayaaqadii bishii koobaad ee sanadkaan ciidamada sida gaarka ah u tababaran  ee Mareykanka ee loo yaqaan unuga lixaad (SEAL TEAM SIX) ayaa dalka Soomaaliya ka fuliyey weerar ay ku soo furteen laba ka mid ah shaqaalaha gargaarka oo horey ay burcda Soomaaliyeed u afduubeen. Labadan ruux waxay u kala dhasheen Mareykanka iyo Denmark. Dhowr helicopterka oo miliateriga Mareykanka ah ayaa... 
Tags:

Samatar ready to run if Rybak doesn’t

If Mayor R.T. Rybak isn’t running for another term as mayor, Hussein Samatar says he’s ready to run. The first elected Somali immigrant in Minnesota is ready to blaze another first. Samatar made history when he was elected unopposed to the school board in 2010 from a district covering one-sixth of the city. Samatar would potentially be competing with two more experienced politicos for the post. ... 
Tags:

Masrixii qaranka Soomaaliya oo u baahan taageero degdeg ah

Axmed Saleebaan Bidde, oo ah fannaan 69-jir Soomaali ah, waxa uu dib u xasuustaa waayihiisii faneed ee mustaqbalka lahaa in ka badan 20 sano ka hor xilligaas oo uu dakhli fiican iyo sumcad wanaagsan uu ku haystay, iyo sidoo kale taageero joogto ah oo ay dowladda siinaysay. Laakiin markii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ay burburtay 1991-kii, wax-soo saarka faneed wuu istaagay, sida uu yiri Bidde, oo... 
Tags: ,
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal