Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home »

Wafdigii ugu sarreeyay oo ka socda Djibouti oo gaaray magaalada Baladweyne

(Salaamanews)-Wararka Shabakaddan Salaamanews ay ka heleyso gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Axada maanta ah uu magaalada Baladweyne uu gaaray wafdi sare oo ka socday Jamhuuriyadda Djibouti. Wafdiga waxaa hogaaminayay wasiirka gaashaandhiga dalka aynu daris wadaaga nahay ee Jabuuti, mudane Cabdikariim Maxamuud Kaamil, waxaana garoonka Baladweyne ku soo dhaweeyay maamulka dowladda ee gobolkaasi iyo... 
Tags:

Population remains vulnerable, ICRC says

(Salaamanews)- The International Committee of the Red Cross (ICRC) has just finished distributing food and seed to over 170,000 people in the Lower Juba and Gedo regions of southern Somalia. The population of these regions remains vulnerable due to a poor rainy season and the ongoing conflict. The ICRC and the Somali Red Crescent Society distributed seed to 15,000 farmers, who in turn will be able... 
Tags:

Dowladda oo tallaabo ka qaadeyso dagaalka ka billowday Galgaduud

(Salaamanews)-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhexdhexaadin ay ka dhex billaabeyso beelo walaalo ah oo ku dagaallamay deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya. Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo amaanka qaranka mudane C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in sida ugu dhaw ay wafdi ugu diri doonaan gobolka Galgaduud si ay u soo xalliyaan murannada... 
Tags:

Ciidamada dowladda oo qaaday weerarkii ay ku qabsan lahaayeen Jowhar

(Salaamanews)-Saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ugu dambeys ay Axada maanta la waereegi doonaan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe oo ay maamusho kooxda Al-shabaab oo laga qabsaday magaalooyinkii ugu badnaa oo ay ku xooganeyd shantii sano ee la soo dhaafay. Saraakiil ka tirsan ciidamada xooga dalka oo ku sugan meel 15-km u jirta magaalada Jowhar ee xarunta... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal