Latest

May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - May 15, 2013 - Soomaaliya oo tallaabooyin u qaadaysa si safaaradihii dib loogu furo ... - May 15, 2013 - Marnaanta halbeeg tacliineed oo gobolka ah ayaa hor istaagtey koboca ganacsiga Bariga Afrika ... - May 14, 2013 - SOMALIA: IOM assists Kenyans stranded in Bosaso to return home ... - May 14, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo saxiixay heshiis cusub oo ay xukuumaddu la gashay wadamada G7 ... - May 14, 2013 - Gobolka Baay oo horumar hiigsanaya ayaa wali marti u ah dagaalka al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Degmo Muqdisho ka tirsan oo waxbarsho bilaasha ah u fidisa haweenka ... - May 14, 2013 - IOM oo Ajaanib ka daabuleysa deegaamada maamulka Puntland ... - May 14, 2013 - Kenya oo dib u soo noolaynaysa bilayska kaydka ah ee Gaarisa si ay ula dagaallamaan al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Abaanduulaha cusub ee ciidamada militariga oo u hanjabay kuwa dhaca geysta ... - May 14, 2013 - Nin la shaqeyn jiray Burcad badeedda oo lagu xiray Jarmalka ... - May 13, 2013 - WHO Investigates Possible Polio Case in Somalia ... - webdesign

Home »

Golaha wasiirrada oo ansixiyay miisaaniyadda 2013

(Salaamanews)-Golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa kulankoodii Khamiislaha ahaa waxay kaga doodeen miisaaniyadda 2013 iyagoo isla soo qaaday hantida safaaradaha Soomaaliya ay ku leedahay wadamada Talyaaniga iyo Mareykanka. Shirka waxaa gudoominayay ra’isal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon, wuxuuna shirka gaba gabadiisa ka sheegay in wasiirradu ay isku raaceen qodobadii ay isla soo qaadeen kulanka maanta. Wasiirka... 
Tags:

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeer-hoosaadka (Daawo-Muuqaal)

(Salaamanews)-Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Isniinta maanta ah cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeer  hoosaadyada uu barlamaanka ku shaqeyndoono afarta sano ee soo socota. Kulanka oo ay soo xaadireen 188 xildhibaan ayaa guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan(Jawaari) oo shir guddoominayay wuxuu sheegay in aysan jirin cid ka soo horjeesatay in la ansixiyo xeer hoosaadyada oo ka kooban 11... 
Tags:

Faahfaahin dhab ah oo ka soo baxday weerar lagu gaaday wafdigii wasiirka A/gudaha

(Salaamanews)-Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeyso weerar gaadmo ah oo ay kooxda Al-shabaab ku qaaday kolonyo galbinayay wafdiga wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka mudane C.kariin Xuseen Guuleed oo Axadii shalayna la weeraray isla wafdigaasi oo ku sii jeeday magaalada Marko iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose. Ugu yaraan hal askari ayaa la xaqiijiyay in weerarka... 
Tags:

Djibouti Defense Minister Visits Amisom Troops in Beledweyne

(Salaamanews)- The defense minister of the Republic of Djibouti Mr. Abdulkadir Mohamed Kamil visited African Union forces (AMISOM) stationed in Beledweyne town in central Somalia on Sunday, Garowe Online reports. Minister Kamil was accompanied by Djiboutian army commander Gen. Zakarie Sheikh Ibrahim and held meetings with AMISOM commanders and Somali local officials in Beledweyne, the provincial capital... 
Tags:

03-dii December 2009 waa maalin murug ku reebtay Soomaalida (Daawo muuqaal)

(Salaamanews)-Waloow maalmihii dambe loo dabaal dagayaay munaasibad farxadeed manta oo kale waxaa dalka Soomaaliya la xusaa maalintii ugubka qaraxyada iyo ismiidaaminta oo ay halaagsameen wasiirradii ugu qiimaha badnaa bulsha weynta Soomaalida. Saddexda December 2009 waxay ahayd maalintii hotel-ka Shaamo ee magaalada Muqdisho lagu xasuuqay wasiirradii dowladda, shacabka, wariyeyaasha iyo qalin-jebiyeyaashii... 
Tags: ,

Maxaa keenay in AHSWJ ay ku biirto dowladda Soomaaliya (Warbixin iyo falaanqeyn)

(Salaamanews)-Culumaa’udiinka Ahlu sunnah waljamaacah ayaa shaaciyay Sabtidii maalin ka hor in si rasmi ah ay ciidankoodu ugu biireen xoogaga dowladda Soomaaliya, isla markaasina ay wada shaqeyn toos ah la qaadan doonaan dowladda dhexe ee Soomaaliya. Culimada AHSWJ ayaa ka arrimiya deegaanno dhaca koofurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya, waxaana ay ka qeyb qaateen ciidankoodu dagaallo dhiig badan... 
Tags: ,
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal