Latest

May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - May 15, 2013 - Soomaaliya oo tallaabooyin u qaadaysa si safaaradihii dib loogu furo ... - May 15, 2013 - Marnaanta halbeeg tacliineed oo gobolka ah ayaa hor istaagtey koboca ganacsiga Bariga Afrika ... - May 14, 2013 - SOMALIA: IOM assists Kenyans stranded in Bosaso to return home ... - May 14, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo saxiixay heshiis cusub oo ay xukuumaddu la gashay wadamada G7 ... - May 14, 2013 - Gobolka Baay oo horumar hiigsanaya ayaa wali marti u ah dagaalka al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Degmo Muqdisho ka tirsan oo waxbarsho bilaasha ah u fidisa haweenka ... - webdesign

Home »

Weerarada Lagu Qaado Madaxda Dowladda oo Su’aal ka taagan tahay?

(Salaamanews)-Waxaa jira dhowr weerar oo lagu qaaday qaar ka tirsan saraakiisha iyo madaxda sare ee xukuumadda Soomaaliya oo socdaal shaqo ah ku marayay qaybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan magaala madaxda gobolkaas ee Marka. Weeraradaas waxaa ugu dambeeyay labadii weerar ee shalay oo axad ahayd iyo maanta oo isniin ah lagu qaaday wafdi ay horkacayeen wasiirada gaashaandhigga iyo arrimaha... 
Tags:

AMISOM waxay ku hanjabtay soo afjarka kooxda Al-shabaab

(Salaamanews)-Taliska AMISOM ayaa sheegay in tallaabo adag ay ka qaadi doonaan kooxaha nabad diidka ah ee dhibaatada ka geysta wadada isku xirta magaalada Marka iyo deegaanka KM 50 eegobolka Shabeellaha hoose. Taliska ayaa sheegay in go’aankan ay qaateen kadib markii labo weerar oo fashilmay ay ka dhaceen wadadaasi kuwaasoo lala eegtay kolonyo galbinayay wafdi uu hogaaminayay wasiirka arrimaha gudaha... 
Tags:

SOMALIA: President heading to Turkey for State Visit

(Salaamanews)- A delegation lead by the President of the Federal Republic of Somalia H.E. Hassan Sheikh Mohamud is heading today to Turkey for a State Visit. The delegations consist of Deputy Prime Minister and Minister Foreign Affairs Ms. Fowsiyo Yussuf Haji Adan, Defence Minister Abdi -Hakim Mohamoud Haji Fiqi, and Finance Minister Mohamoud Hassan Suleiman and senior advisers. The President stated... 
Tags:

Iran claims capture of US drone

(Salaamanews)- Iran has captured a US drone that was flying in the country’s airspace, according to the country’s media. The ScanEagle drone was gathering information over Arabian Gulf waters and had entered Iranian airspace when it was captured by the naval unit of the Revolutionary Guards force, the Fars news agency reported on Tuesday, without giving details. Last month the US said Iranian... 
Tags:

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo aaday Turkiga

(Salaamanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hogtaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Turkiga oo ay ka heleen casuumaad rasmi ah oo ka timid madaxda wadankaasi Turkiga. Madaxweynaha iyo iyo wafdiga uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin ra’isal wasaare xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda Marwo Fowziyo Yuusuf, wasiirrada maaliyadda iyo Gaashaandhiga... 
Tags:

Wariyeyaal iyagoo warka aqrinayo iscasilay warbixin xiiso badan

(Salaamanews)-Labo wariye oo ka shaqeynayay Talefashinka caanka ah ee ABC ayaa waqti ay war si toos ah u soo tabinayeen waxay ku dhawaaqeen shaqa joojin ka dhan ah cadaadis maamulka TV-ga kaga yimid. Labada wariye oo kala ah Cindy Michaels iyo Tony Consiglio ayaa iyagoo warka aqrinayay waxay soo dhex galiyeen iscasilaadooda taasoo layaab ku noqotay daawadayaashii TV-ga. Cindy Michaels ayaa tiri “Ugu... 
Tags: ,

Jamhuuriyadda Iran oo si xoog ah ku qabsatay diyaarad drones ah uu leeyahay Mareykanka

(Salaamanews)-Jamhuuriyadda islaamiga ah ee Iran ayaa sheegatay in gacanta ay ku dhigtay mid kamid ah diyaaradaha dagaalka ee aan duuliyaha wadan ee loo yaqaan (drones) kadib markii ay ku soo xad gudubtay hawada wadanka Iran. Warbaahinta Iran ayaa soo bandhigay muuqaalka diyaaradda oo ay soo ridayaan ciidamada Iran oo aan waxyeello gaarsiin diyaaradda ay qabsadeen. Wakaaladda wararka dowladda Iran... 
Tags:

Baadarigii ugu weynaa kaniisadda Mandheera oo la dilay

(Salaamanews)-Kooxo Bastoolado ku hubeysnaa oo aan heybtooda illaa iyo hadda aan la garan ayaa habeenkii xalay ahaa magaalada Mandheera ee gobolka waqooyi bari ku dilay baadari hogaamin jiray kaniisad weyn oo ku taal magaalada Mandheera gobolka waqooyi bari wadankaasi Kenya. Sida dad ku dhaqan magaalada Mandheera ay noo xaqiijiyeen dilka Baadariga wuxuu ka dambeeyay kadib weerar ay labo dhallinyaro... 
Tags:

Madaafiicdii ugu xooganeyd oo lagu garaacay gobolka Shabeellaha hoose

(Salaamanews)-Wararka ka imaanayo gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahaa madaafiic lagu garaacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose, halkaasoo lagu tuhmay in abaabul dagaal ay ka wadeen ciidamada kooxda Al-shabaab. Madaafiicda ayaa lagu garaacay deegaanka Dhanaane oo u dhexeeya magaalooyinka Afgooye iyo Marko ee gobolka Shabeellaha hoose, waxaana doqeynta ka dhashay... 
Tags:

Dagaalkii ugu xooganaa oo isqabsaday deegaanno ku dhaw magaalada Jowhar

(Salaamanews)- Wararka ay heleyso Salaamanews ayaa sheegaya in ugu yaraan 10-askari oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay ku dhinteen ku dhawaad 15-kalena ay ku dhaawacmeen dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawac ah geystay oo ka dhacay deegaanka Garsaalle oo 20-km u jira magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe. Sida dad deegaanka ku dhaw ay noo xaqiijiyeen dagaalka ayaa yimid kadib weerar... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal