Home »
Dowladda Turkiga oo ballan qaadkii ugu weynaa u sameysay Soomaaliya(Daawo sawirrada kulanka labada madaxweyne)
(Salaamanews)-Madaxweynaha dalka Turkiga Abdullah Gül ayaa shaaca ka qaaday in dowladda iyo hay’adaha Turkiga ay sii ballaarin doonaan barnaamijyada horumarinta iyo gargaarka bini’aadannimo ee ay ka wadaan Soomaaliya.
Abdullah Gül ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku kulmay magaalada Ankara ee Turkiga.
Madaxweynaha Turkiga...
Denmark, Finland, New Zealand at top in corruption ranking; India 94th
(Salaamanews)-Denmark, Finland and New Zealand tied for the first place in Transparency International’s 2012 index of the least corrupt countries.
India is on 94th position in the Corruption Perceptions Index. Transparency International ranks countries on a scale from 0 (perceived to be highly
corrupt) to 100 (perceived to be very clean). Lawless Somalia, North Korea and Afghanistan remain rooted...
Dalka Soomaaliya oo kaalmaha hore ka galay wadamada ugu masuq-maasuqa badan caalamka
(Salaamanews)-Hey’adda hufnaanta caalamiga ah warbixin ay soo saartay ayay ku soo bandhigtay wadamada ugu masuqmaasuqa badan dunida, iyadoo dalka Soomaaliya uu kamid noqday liiska dalalka ugu musuqa badan caalamka.
Warbixinta ayaa muujisay in dalka Soomaaliya uu mar kale qeybta sare uga jiro liiska dalalka ugu musuqmaasuqa badan caalamka, sida ay soo bandhigay hey’adda lagu magacaabo Transparent...
Xukuumadda Roma oo xukun adag ku ridday burcad badeed Soomaali ah
(Salaamanews)-Dowladda Talyaaniga ayaa xukuntay burcad badeeddan oo lagu soo eedeeyay inay weerar ku qaadeen markab ah nuucyada saliidda qaada oo laga badbaadiyay kadib howlgal ay sameyeen ciidamada ku bahoobay howlgalka ATLANTA.
Maxkamadda magaalada Roma ayaa raggan burcad badeedda ah oo gaarayay 11-ruuux ku riday xukun adag oo ka dambeeyay qirasho dambe iyo cadeymo maxkamadda horteeda la keenay.
Mid...
Safiirkii dowladda Serbia ee NATO oo si fool xun u dhintay
(Salaamanews)-Safiirka dowladda Serbia ee NATO ayaa ku dhintay shil gaadiid oo ka dhacay magaalada Baraasles ee wadankaasi Biljamka.
Warbaahinta ayaa baahisay in uu shil ku dhintay safiirkii dowladda Serbia ee golaha gaashaanbuurta NATO asigoo ka soo degay garoonka magaalada caasimadda u ah biljamka kadib cariiri xoogan oo uu kala kulmay wadada.
Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Serbia ayaa xaqiijisay...
Puntland oo si kulul kaga hadashay dagaal ka dhacay gobolka Bari
(Salaamanews)-Wararka ka imaanayo gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in miino dhulka lagu aasay ay la kacday ciidamo ka tirsan maamulka Puntland.
Ciidamada oo ka soo tagay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ku sii jeeday buura leyda Galgala oo ay ciidanka Puntland dagaallo kula jiraan fallaago taabacsan kooxda Al-shabaab.
Wararku waxay tilmaamayaan in ciidamadii...
UN launches $1.3 billion appeal for humanitarian needs in Somalia
(Salaamanews)-The United Nations today launched a $1.3 billion humanitarian appeal to address the immediate needs of the Somali people over the next year and enhance resilience in the country, which has for decades been mired by conflict, drought, floods and food insecurity.
The appeal, which is part of three-year strategy, will go to 369 humanitarian projects targeting 3.8 million Somalis in need,...
Dowladda Soomaaliya oo gacanta ku dhigtay nin isqarxin rabay oo ka tirsan Al-shabaab
(Salaamanews)-Wararka ka imaanayo gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen nin ka tirsan Al-shabaab oo fulin rabay weerar ismiidaamin ah uu la beegsanayay Saraakiil sare oo ka tirsan maamulka Kismaayo iyo kuwa Kenya ee ka qeyb qaadnaya howlgalka AMISOM.
Sida dad goob joogayaal ah ay SN u sheegeen waxaa qabashada ninkani isqarxin rabay ay ka dambeysay...
Madaafiic khasaare geystay oo lala beegsaday madaxtooyada Soomaaliya
(Salaamanews)-Waxaa saaka soo badanayo khasaaraha ka dhashay doqeymo aan kala go’ laheyn oo habeenkii xalay ahaa lagu bartilmaameedsaday xarunta madaxtooyada Villa Somalia, kuwaasoo haleelay xaafado ku dhaw madaxtooyada.
Doqeymaha oo ahaa kuwa culus oo loo adeegsaday madaafiicda nuucyadeeda kala duwan ayaa waxaa ay haleeleen xaafado ka tirsan degmooyinka Boondheere iyo Warta-nabadda Ex-wardhiihleey...
Hoggaan Habboon Iyo Hoggaamiye Hubban
By Bashiir M. Xersi – Hore waxaan u qormay qormo ahayd: “Foolal cusub iyo Faro Caddaana” oo aan ku cabbiray in inta Dagaal iyo dirir ka Qaybqaadatay aan talo iyo xil naloogu dhiibin, isla sidoo kale aan xil naloogu dhiibin inta Musuq iyo is daba marin samaysay.
Qormadii xigtayna waxay ahayd: “Haraadigu yuusan kala harin!” oo aan ku xarriiqay in aan kuwii xilka hore u soo qabtay aan dib...



![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






