Latest

May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - May 15, 2013 - Soomaaliya oo tallaabooyin u qaadaysa si safaaradihii dib loogu furo ... - May 15, 2013 - Marnaanta halbeeg tacliineed oo gobolka ah ayaa hor istaagtey koboca ganacsiga Bariga Afrika ... - May 14, 2013 - SOMALIA: IOM assists Kenyans stranded in Bosaso to return home ... - May 14, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo saxiixay heshiis cusub oo ay xukuumaddu la gashay wadamada G7 ... - May 14, 2013 - Gobolka Baay oo horumar hiigsanaya ayaa wali marti u ah dagaalka al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Degmo Muqdisho ka tirsan oo waxbarsho bilaasha ah u fidisa haweenka ... - webdesign

Home »

Daawo wariyeyaal Soomaali ah oo si toos ah ama muuqaal ah dood ugu wadaagaya barnaamijka cusub ee Google Plus

(Salaamanews)-Daawo wariyeyaal si toos ah dood ugu wadaagayey barnaamij si toos ah la isku arki karo, oo laguu talo galay in bulshooyinka caalamku si muuqaal ah u wada xariiraan. Barnaamijkaan oo lagu magacaabo Google Plus, waxaa dhawaan adeegyadeeda ku soo dartay shirkadda Internet-ka ee Google. Hadaba wariyeyaashan oo dhammaantood kala jooga wadamo kal duwan ayaa  barnaamijka oo ay ahayd markii... 
Tags:

Xukuumadda oo mamnuucday iibinta agabka ciidamada xooga dalka

(Salaamanews)-Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya oo maanta shirkoodii caadiga ahaa ee Khamiista ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa mamnuucay ka ganacsiga agabka ciidamada sida dharka iyo hubka. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’isal wasaaraha Soomaaliya Cabduqaadir Faarax Shirdoon ayaa lagu sheegay in xukuumaddu ay mamnuucday ka ganacsiga hubka, rasaasta, dharka ciidanka gaar ahaan... 
Tags: ,

Siyaasi laga mamnuucay Puntland oo gaaray Boosaaso

(Salaamanews)-Waxaa Khamiista maanta ah magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari gaaray Siyaasiga Jeneraal Cabdullahi Siciid Samatar iyo Maxamed Cumar Dhigac oo horey looga digay inay tagaan deegaannada Puntland. Garoonka Bandarqaasim ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa labadaasi masuul  ku soo dhaweeyay dadyoow aad u badan oo watay calamo ay ku qoranyihiin ammaan iyo bogaadinl. Siyaasiga Jeneraal... 
Tags:

Puntland oo ciidamo dheeraad ah geyneyso buuraha Galgala

(Salaamanews)-Puntland ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay heegan buuxa ku jiraan iyadoo sheegtay in ciidamo dheeraad ah ay geyneyso buura lleyda Galgala oo dagaal xoogan uu ku dhexmarayo fallaago taabacsan Al-shabaab iyo ciidamada amniga Puntland. Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan, ayaa sheegay in Puntland ay heegan galisay ciidankeeda iyadoo ka digtoon weerarro argagaxiso oo kaga yimaaddo... 
Tags:

Khasaaraha qarax ka dhacay Muqdisho oo soo kordhayo

(Salaamanews)-Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeyso qarax khasaare geystay oo Khamiista badan ah ka dhacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay aagga Dahablaha ee suuqa ugu weyn Muqdisho, waxaana dad goobta ku sugnaa ay SN u xaqiijiyeen inuu ahaa miinada dhulka lagu aaso ee laga hago meelaha fog fog. Dad goob joogayaal ah ayaa noo xaqiijiyay in qaraxa lala beegsaday ciidamo... 
Tags:

Kenya bomb blast wounds 10 people in Nairobi

(Salaamanews) A suspected remote-controlled bomb tore through a predominantly Somali neighbourhood in the Kenyan capital Nairobi on Wednesday, wounding up to nine people during the evening rush hour. Ambulance sirens wailed through the city’s congested streets and a Reuters witness at the scene saw pools of blood on the ground. The victims had been swiftly moved from the blast site. Kenyan authorities... 
Tags:

Kenya oo Al Shabaab ku eedeysay qarax ka dhacay Nairobi

(Salaamanews)Wararka ka imaanayo magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ayaa sheegaya in qarax bomb oo ka dhacay xaafadda Soomaalidu ku badantahay ee Islii loo qabqabtay Soomaali badan oo ku dhaqnaa magaalada Nairobi. Qaraxa oo ahaa bombka gacanta laga tuuro ayaa la sheegay in lala beegsaday xeyndaabka garoon ay leeyihiin Ciidamada cirka ee dalka Kenya. Dad ku dhaqan Nairobi ayaa SN u sheegay in ku... 
Tags:

Fannaanka Axmed Heybe oo lagu aasayo Muqdisho

(Salaamanews)Allaha unaxariistee Fanaanka caanka ah ee Axmed Haybe Caraale oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu wadaa in lagu aaso magaalada Muqdisho. Fanaanka ayaa xalay wuxuu ku geeriyooday isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho kadib markii ay barartay caloosha sidaasna uu ugeeriyooday. Nimco Axmed Heybe oo iyana ah majaajiliiste caan ah uu dhalay allah ha u naxariistee... 
Tags: ,

Daawo Muuqaal ku saabsan kulankii uu madaxweynaha Soomaaliya la yeeshay dhiggiisa Turkiga iyo waliba heshiiskii ay labada dal kala saxiixdeen

(Salaamanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, waxaa isaga iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ay booqasho ku joogaan dalka Turkiga, waxaana uu halkaasi kulamo kula qaadanayaa madaxda wadankaasi sida: dhiggiisa dalka Turkiga Cabdallah Guul iyo waliba ra’isal wasaaraha dalkaasi. Kulankii ugu horreeyey ayuu madaxweymaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh, waxaa uu la... 
Tags:

Oday dhaqameed ka qeyb qaatay ansixintii Dastuurka oo lagu dilay Muqdisho

(Salaamanews)Sida dad goob joogayaal ah ay xaqiijiyeen dabley hubeysan oo aan la heyb garan ayaa habeenkii xalay degmada  Wadajir ku dilay mid ka mid ah ergadii ka qeyb gashay shirkii Ansixinta dastuurka ee bishii August ka dhacay magaalada Muqdisho. Goob jooge ku sugan degmadaasi Wadajir ayaa sheegay in dilka ay fuliyeen dhallinyaro Bastoolado ku hubeysnaa oo durba goobta ka baxsaday markuu falka... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal