Latest

May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - webdesign

Home »

Xildhibaankii Islii oo qarax lagu dhaawacay

Xildhibaan Yusuf Xasan Cabdi oo ah Mudane laga soo doorto degmaga Kamakunji ee magaalda Nairobi, ayaa ku dhaawacmay qarax bam salaaddii cishaha ka dib lagu weerarray maasaajidka Al-Hidaaya ee Xaafadda Islii. Maxamed Ismaaciil  oo ah Xoghayaha xildhibaanka ayaa VOA u sheegay in Yusuf Xasan Cabdi uu qaraxu ka dhaawacay labada lugood iyo gacanta bidixda ah, waxaana uu intaa ku daray in bamka lagu tuuray... 
Tags:

Mareykanka oo ballan qaaday tababarka ciidamada xoogga dalka Soomaaliya (Sawirro)

(Salaamanews)-Safiirrada Soomaaliya iyo Mareykanka u jooga waddanka Uganda, ayaa kulan muhiim ah ku qaatay magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, waxayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada waddan iyo iskaashi dhexmara safiirradda labada waddan. Kulanka oo ay goob joog ahaayeen safiirka Soomaaliya iyo qunsulka Soomaaliya ee dalka Uganda, ayaa waxaa leysku soo hadal qaaday sida ay xukuumadda Washington... 
Tags:

Xukuumadda Washington oo wadda qorsha ka dhan ah kooxda Al-shabaab

(Salaamanews)-Dowladda Mareykanka oo sheegtay in diiradda ay saareyso arrimaha Africa gaar ahaan wadamada ay dagaalladu sokeeya ka socdaan ayaa waxay muujisa sida ay ugu diyaar garoobeyso xallinta dagaallada ka socda dalalka Mali iyo Soomaaliya. Xukuumadda Washington, waxay muujisay in dalalka Mali iyo Soomaaliya, ay ku xoogeysanayaan xoogag xiriir wanaagsan la leh ururka Al-qaacidda oo dagaal ba’an... 
Tags:

US providing support in African-led Mali effort and AMISOM in Somalia

(Salaamanews)- U.S. military experts are providing key planning support to regional militaries on a strategy for an African-led intervention in northern Mali, which has become a safe haven for al-Qaida and other terrorist organizations, U.S. defense officials said Wednesday. “The broad strategic concept for that deployment is sound; more specific planning is under way to address operational shortfalls,”... 
Tags:

Madixii hey’adda FAO u joogay gobolka Baay oo lala xiriiriyay kooxda Al-shabaab

(Salaamanews)-Dhawaan ayaa maamulka dowladda ee magaalada Baydhabo wuxuu xabsiga dhigay madixii hey’adda FAO ee gobolka Baay, kadib markii lagu tuhmay masuqmaasuq dhinacyo badan taabanayay. Taliyaha ciidamada baliiska ee magaalada Baydhabo Mahad C/raxmaan Aadan, ayaa warbaahinta u sheegay in xariga madaxa hey’adda FAO uu ka dambeeyay tuhun la xiriira inuu la shaqeyn jiray kooxda Al-shabaab oo horey... 
Tags:

Soomaaliya oo loo doortay hogaamiyaha 60 wadan oo caalamka ka tirsan

(Salaamanews)-Shika caalamiga ah ee looga hadlo sanadkiiba mar cimillada aduunka ayaa waxaa Jimcaha maanta ah lagu soo gaba gabeeyay magaalada Dooxa ee xarunta wadanka Qadar. Shirkaasi oo ay ka soo qeyb galeen 180-wadan ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan, iyadoo dalka Soomaaliya uu kaga qeyb galay. Agaasimaha Wasaaradda Kheyraadka  mudane Axmed Iimaan, oo Soomaaliya u matalayay shirka ayaa warbaahinta... 
Tags:

Ciidamada dowladda oo kaa-biga ku haya magaala madaxda Shabeellaha dhexe

(Salaamanews)-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Jimcaha manta ah weerar ay ku qaadeen fariisimo kooxda Al-shabaab ay ku leedahay deegaanka Booroow ee gobolka Shbaeellaha dhexe waxay ku soo qabqabteen dhallinyaro badan iyadoo halkaasi dhimasho iyo dhaawac ay kala kulmee ciidamada Al-shabaab. Ciidamada oo ka warhelay in abaabul dagaal ay wadaan kooxo taabacsan Al-shabaab ayaa weerar ka hortag ah oo... 
Tags:

Hogaamiyaha Hamaz oo gaaray marinka Gaza ee dhulka falastiin.

(Salaamanews)-Booqashadan oo ka dhigeyso tii ugu horreysay tan iyo rabshaddii xabad joojinta laga gaaray ayaa hogaamiyaha ururka Xamaz Khaled Meshaal, wuxuu ku booqan doonaa dhowr goobood oo aad muhiim ugu ah muslimiinta Falastiin. waa dhismo ku yaal magaalada Gaza Mr Meshaal, ayaa siyaasad ahaan ka fogaaday dhinacyada Falastiin tan iyo 1967-kii markaasoo isku dhacyo xoogan uu dhexmaray Israa’iil... 
Tags:

Somalia: UN Launches U.S. $1.3 Billion Appeal for Humanitarian Needs in Somalia

(Salaamanews)-The United Nations today launched a $1.3 billion humanitarian appeal to address the immediate needs of the Somali people over the next year and enhance resilience in the country, which has for decades been mired by conflict, drought, floods and food insecurity. The appeal, which is part of three-year strategy, will go to 369 humanitarian projects targeting 3.8 million Somalis in need,... 
Tags:

Ra’isal wasaaraha Turkiga iyo madaxweyne Xasan Shiikh oo kulan xasaasi ah wada qaatay (Sawirro)

(Salaamanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa habeenkii xalay (Khamiis) magaalada Istanbuul kula kulmay ra’isal wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan, iyagoo ka wada hadlay xiriir ugub ah oo dhexmara labada wadan. Ra’isal wasaaraha Turkiga oo ugu horreyn kulanka furay ayaa madaxweyne Xasan Shiikh kaga mahadnaqay ogolaashiyaha safarkan... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal