Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home »

Masuuliyiin heer sarreeya oo booqasho ku tagay Hiiraan

(Salaamanews)-Ammaanka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo dhawaan ay la wareegeen ciidamada AMISOM oo ka socda dowladda Djibuti ayaa laga dareemayaa isbadal siyaasadeed iyo mid amni. Magaalada waxaa maanta tagay wafdigii ugu sarreeyay oo muddo bil ah booqda, waxaana wafdiga kamid ahaa xildhibaann, saraakiil, fannaaniin iyo odayaal dhaqameed. Lix xildhibaan oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan... 
Tags:

Doorashada Somaliland oo dib u eegis lagu sameyn doono

(Salaamanews)-Natiijada doorashada golaha deegaanka ee Somaliland, ayaa waxaa ka dhashay muranno xoogan oo hareeyay hannaankii maamul wanaagga Somaliland, waxaana axsaabta qaarkood ay dhaliileen xisbiga talada haya ee uu madaxda ka yahay madaxweyne Siilaanyo. Rabshad xooganeyd ayaa maalmihii dambe ka socotay magaalooyin kamid ah dhulka Somaliland, waxaana rabshadaasi ay ka dhalatay natiijadii ay shaaciyeen... 
Tags:

Madaxweynaha oo markuu dalka ku soo laabtay jeediyay khudbad aan laga fileyn

(Salaamanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa Sabtida maanta ku soo laabtay Muqdisho kadib safar uu maalmo kooban ku joogay wadanka turkiga, halkaasoo kulamo kala duwan uu kula soo qaatay madaxda wadankaasi. Madaxweynaha uu wariyeyaasha kula hadlay garoonka diyaaradaha Muqdisho, ayaa ka hadlay waxyaabihii ay isla soo qaadeen madaxda Turkiga iyo wafdigiisa,... 
Tags:

Maxkamadda ciidamada qalabka sidda oo xukunno aan horey loo arag ku ridday Saraakiil sare

(Salaamanews)-Madaxda maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee Soomaaliya ayaa Sabtida maanta ah kulan ay yeesheen kadib waxaa xukunno adag la duldhigay saraakiil sare oo ka tirsanaa hogaanka ciidamada baliiska iyo Militariga ee dowladda Soomaaliya. Xukunka maxkamadda ciidamada qalabka sidda ayaa iskugu jira xilka qaadis, shaqa ka joojin iyo xarig, waxaana maxkamaddu ay sheegtay in cadeymo lagu helay... 
Tags:

Xukuumadda Soomaaliya oo eedeysay hey’ado hoostaga qaramada midoobay (Warsaxaafadeed)

(Salaamanews)-Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya, dowladda Soomaaliyeed waxba kalama socoto abaabulka shirka ay qaban qaabineyso hey’adda xuquuqul insaanka u qaabilsan qaramada midoobay. Wasaaradda warfaafintu waxay sheegtay in shirka aan lagu soo wargalin isla markaasina ay iska kaashanayaan NGO-yo madax bannaan... 
Tags:

Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya oo ku soo wajahan Muqdisho

(Salaamanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u soo gaba gabeeyay safar maalmo kooban qaatay uu ku tagay wadanka turkiga oo heshiis kula soo saxiixday madaxda wadankaasi. Madaxweyne Xasan Shiikh iyo wafdi sare uu hogaaminayay ayaa Sabtida maanta ah ku soo wajahan magaalada Muqdisho, waxaana intii ay joogeen dalka Turkiga ay kulamo la soo... 
Tags:

Nairobi’s Somali area Eastleigh hit by fatal blast

(Salaamanews)-Three people have been killed in an explosion in a predominantly Somali area of the Kenyan capital Nairobi, Red Cross officials say. Police said at least eight people were wounded by the blast, including an MP. The explosion, near a mosque in the district of Eastleigh, comes two days after a bomb exploded in the same area, killing one. Kenya accuses Somalia’s al-Qaeda-linked al-Shabab... 
Tags:

Maamullada Galmudug iyo Puntland oo isku bira tumanaya (Daawo-Muuqaal)

(Salaamanews)-Xilli Jimcihii shalay ay madaafiic ka soo dhacday koofurta Galkacyo ay saameysay xaafado ku yaal waqooyiga magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa waxaa la soo sheegayaa in Sabtida maanta ah laga cabsi qabo isku dhacyo dhexmara labada maamul ee ka arrimiyo Galkacyo. Maamulka Puntland, ayaa sheegay in madaafiicda ay soo rideen ciidamo taabacsan maamulka Galmudug, waxaana Puntland... 
Tags:

Dhimashada ka dhalatay qaraxii Nairobi oo soo korortay

(Salaamanews)-Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeyso qarax sideedii fiidnimo ee xalay lagu weeraray masjid ku yaal xaafadda Islii magaalada Nairobi, halkaasoo ay dhimasho iyo dhaawac ka soo gaartay dad Soomaali u badan. Dad goob joogayaal ah oo masjidka ka soo baxay ayaa SN u sheegay in qaraxa oo ahaa bomb gacmeed lala beegsaday Xildhibaanka laga soo doorto degmada Kaamakunji, mudane Xildhibaan... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal