Latest

May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - May 15, 2013 - Soomaaliya oo tallaabooyin u qaadaysa si safaaradihii dib loogu furo ... - May 15, 2013 - Marnaanta halbeeg tacliineed oo gobolka ah ayaa hor istaagtey koboca ganacsiga Bariga Afrika ... - May 14, 2013 - SOMALIA: IOM assists Kenyans stranded in Bosaso to return home ... - May 14, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo saxiixay heshiis cusub oo ay xukuumaddu la gashay wadamada G7 ... - May 14, 2013 - Gobolka Baay oo horumar hiigsanaya ayaa wali marti u ah dagaalka al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Degmo Muqdisho ka tirsan oo waxbarsho bilaasha ah u fidisa haweenka ... - webdesign

Home »

Daawo ama akhri warbixin ku saabsan dhacdooyinkii Soomaaliya sanadkii tagay ee 2012-kii

(Salaamanews)- Dalkeenna Soomaaliya wuxuu burbur iyo dagaal ku jiray muddo labaatan sano ah, waxaana sanadihii dmabe lagu xusuustay dagaallo iyo ururro hadba meel sheeganayay, inay maamulkeedu leeyihiin, waxaana sanadkan 2012 lagu xusuustaa dhacdooyin horumar iyo dib u dhacba iskugu jira laakiin marka leys barbar dhigo waxaa badan horumarka uu dalku gaaray. Sanadkan 2012, wuxuu daaha ka rogay isbadal... 
Tags: ,

Daawo: Al-jazeera oo talefashin ka iibsatay Mareykanka

(Salaamanews)-Talefashinka caalamiga ah AL-jazeera ee fadhigiisu koowaad yahay magaalada Dooxa ee xarunta wadanka Qadar, ayaa sanadkan cusub billaabay inuu isku fidiyo qaar kamid ah wadamada caalamka, waxaana TV-gu isku dayayaa inuu awood dheeraad ah ku yeesho qaaradda Ameerika. Talefashinka Al-jazeera ayaa markii ugu horreysay taariikhda heshiis rasmi ah la galay dowladda Mareyknaka, waxaana uu bixiyay... 
Tags: ,

Marwo Fowsiyo oo London kula kulantay xoghayaha arrimaha dibadda Britain

(Salaamanews)-Ra’isal wasaare xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Marwo Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo howlo shaqo u joogta dalka Britain, ayaa Khamiista maanta ah kulan muhiim ahaa la yeelatay xoghayaha dowladda Ingiriiska William Heague. Marwo Fowsiyo Yuusuf ayaa xoghayaha Britain kala hadashay isbadalka siyaasadeed ee ka dhacay Soomaaliya, waxaana uu u hambalyeeyay horumarka Soomaaliya... 
Tags:

Fiqi ” U jeedkayagu waa in la cirib tiraa kooxda Al-shabaab”

(Salaamanews)-Wafdigii uu hogaaminayay wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya, mudane C/xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi, ee booqashada shaqo ku joogay gobolka Baay, gaar ahaan magaalada Baydhaba, ayaa Khamiista maanta ah dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Wafdiga oo maalmo kooban joogay gobolka Baay ayaa halkaasi u tagay sidii ay u dhiirra galin lahaayeen ciidamada dowladda... 
Tags:

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho markuu ku soo laabtay khudbad jeediyay

(Salaamanews)- Madaxweyne Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo Khamiista maanta ah dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa ka warbixiyay safarkii uu ku tagay dalka Sudan, isagoo sheegay inay isku afgarteen isaga iyo madaxweynaha Sudan qodobadii ay isla soo qaadeen. Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay inuu kulan muhiim ah la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sudan iyo... 
Tags:

Baarlamaanka Galmudug oo miisaaniyadda 2013 meel mariyay

(Salaamanews)-Baarlamaanka maamulka Galmudug State  oo Khamiista maanta ah kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa  ansixiyay miisaaniyadda uu maamulku ku shaqeyn doono sanadka 2013 ilaa 2014. Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Xasan Maxamuud Heyl ayaa ku dhawaaqay in uu baarlamaanku ansixiyay miisaaniyad-sanadeedka Galmudug  oo dhan lixdan milyan, toddobo boqol, konton... 
Tags:

Obama Continues Use of Renditions in Fight Against Terror

(Salaamanews)- The lack of options for detaining and dealing with suspects in overseas terror cases has found the Obama administration continuing renditions and interrogations on foreign soil before bringing suspects to the U.S. for trial. Most recently, the ongoing practice of holding and interrogating terrorism suspects in other countries without due process, was brought to light when three men with... 
Tags:

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan muhiim ah la qaatay jaaliyadda Sudan

(Salaamanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay (Arbaco) magaaladda Khartoum kula kulmay Jaaliyadda iyo ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Sudan. Madaxweynaha oo la hadlayay ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa uga mahadceliyay dowladda Sudan fursadaha waxbarasho ee ay siisay ardayda Soomaaliyeed xilligii uu burburka ka jiray dalka Soomaaliya... 
Tags:

Madaxweyne Obama oo dhallinyarada Mareykanka uga digay Al-qaacidda

(Salaamanews)-Madaxweynaha Mareykanka ayaa khudbadiisa sanadka ugu baaqay dhallinyarada muslimiinta ah ee Mareykanka jooga inaanay taageerin argagaxisda lamidka ah kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya. Madaxweynaha dlka Mareekanka Barrack obama ayaa sida lagu daabacay wargeyska Washington Post waxa uu digniin u diray dhalin yarada Soomaali Mareekanka ah ee ku dhaqan waddankaasi. Madaxweyne Obama ayaa uga... 
Tags:

Kenya oo qabatay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ismiidaamin fulin rabay

(Salaamanews)-Kenya oo ciidamadeed heegan buuxa galisay iyadoo ka werwersan weerarro kaga yimaaddo kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya ayaa dhallinyaro la tuhmay ku qabatay magaalada Mombassa ee dalka Kenya. Saraakiisha Kenya ayaa sheegay in ay kuu guulaysteen fashilinta  weeraro argagexiso oo lala damacsana in laga fuliyo magaala xeebedka Mombassa ee wadanka Kenya kaasi oo lasoo qorshenayay inta lagu... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal