Latest

May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - May 15, 2013 - Soomaaliya oo tallaabooyin u qaadaysa si safaaradihii dib loogu furo ... - May 15, 2013 - Marnaanta halbeeg tacliineed oo gobolka ah ayaa hor istaagtey koboca ganacsiga Bariga Afrika ... - May 14, 2013 - SOMALIA: IOM assists Kenyans stranded in Bosaso to return home ... - May 14, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo saxiixay heshiis cusub oo ay xukuumaddu la gashay wadamada G7 ... - May 14, 2013 - Gobolka Baay oo horumar hiigsanaya ayaa wali marti u ah dagaalka al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Degmo Muqdisho ka tirsan oo waxbarsho bilaasha ah u fidisa haweenka ... - May 14, 2013 - IOM oo Ajaanib ka daabuleysa deegaamada maamulka Puntland ... - May 14, 2013 - Kenya oo dib u soo noolaynaysa bilayska kaydka ah ee Gaarisa si ay ula dagaallamaan al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Abaanduulaha cusub ee ciidamada militariga oo u hanjabay kuwa dhaca geysta ... - May 14, 2013 - Nin la shaqeyn jiray Burcad badeedda oo lagu xiray Jarmalka ... - May 13, 2013 - WHO Investigates Possible Polio Case in Somalia ... - webdesign

Home »

Dowladda oo Muqdisho ku soo bandhigtay la heystayaal muddo gacanta ugu jiray burcad badeedda Soomaalida

(Salaamanews)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa Jimcaha maanta ah Muqdisho ku soo bandhigtay seddex badmaaxi oo gacanta burcad badeedda ku jiray tan iyo sanadkii 2010-kii, xilligaasi oo laga qabsaday xeebaha dalka Soomaaliya. Ra’isal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/qaadir Faarax Shirdoon, ayaa wariyeyaasha u sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku guuleysatay in la soo badbaadiyo badmaaxiyaashan... 
Tags:

Galmudug iyo Puntland oo iska kaashanaya amaanka Mudug

(Salaamanews)-Maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa ka wada hadlay iskaashi dhinaca amaanka ah oo ay wada yeeshaan labada maamul, waxaana Gaalkacyo ku kulmay madaxweynihii hore ee Puntland iyo madaxweynaha Galmudug. Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayay ku kulmeen madaxweynihii hore ee Puntland Jeneraal Cadde Muuse Xirsi, iyo madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, waxayna isla... 
Tags:

Dawladda Soomaaliya oo doonaysa in ay dib u hanato hantidii dibadda

(Salaamanews)-Dawladda Soomaaliya ayaa ka shaqaynaysa qorshe ay dib ugu soo ceshanayso hantidii ay xakameeyeen dawladaha ajnabiga ah iyo hay’adaha taniyo markii ay dawladdii dhexe dhacday sanadkii 1991. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Fawsiyo Yuusuf Xaaji ayaa bilowday safar ay dhawr waddan ku kala tagayso usbuucan si ay u soo diiwaan galiso hantida maaliyadeed ee Soomaaliya ee ku jirta... 
Tags: ,

Mareykanka oo noqday hogaamiyaha la dagaallanka burcad badeedda Soomaalida

(Salaamanews)-Dowladda Mareykanka oo kamid ah dowladaha sida weyn ula dagaallama burcad badeedda Soomaalida ayaa loo doortay hogaamiyaha howlgalka iyo shir gudoonka fadhiga kooxda xiriirka ee sifeynta shufta badeedda Soomaalida. Kooxda Xiriirka ee la dagaallanka burcad badeedda Soomaalida ayaa u doortay dowladda Mareykanka noqota shir guddoonka kooxda kadib shir ugu soo gabagaboobay magaalada New York Mareykanka... 
Tags:

Puntland oo soo bandhigtay sir ku saabsan Al-shabaab kadib dagaal ka dhacay gobolka Bari

(Salaamanews)-Ciidamada maamulka Puntland ayaa iska caabiyay xoogaga buura leyda Galgala ku  sugan ee ka barbar dagaallama kooxda Al-shabaab ee ku xiran ururka Al-qaacidda, waxaana la soo sheegayaa in labada dhinac khasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu soo kala gaaray. Dagaalka ayaa ka dhacay meel 40-km koofur ka xigta magaaladan Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaana la sheegay ciidamo fariisimo... 
Tags:

Kooxda Shabaab oo ku dhawaad boqol macallin ku xirtay gobolka Galgaduud

(Salaamanews)-Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay xirtay culimo badan oo ay ku eedeeysay inay aaminsanyihiin fikirka “Suufiyadda”, ee culimaa’udiinka Ahlu sunnah waljamaacah. Kooxda Al-shabaab ayaa soo saartay amar lagu xiraayo culimada aan iyaga la shaqeyn waxaana maanta la raafay dhamaan culimadii magaalada Ceeldheere ee gobolka Galgaduud. Warar lagu... 
Tags:

Duqeymaha diyaaradaha aan cidina wadin “Drones” oo daciifiyay awoodda Al-qaacidda

(Salaamanews)-Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka oo jawaab ka ah weerarrada argagaxisadu ay ku heyso dunida, ayaa waxaa ay kordhinayaan beegsiga hogaamiyeyaasha Al-qaacidda, waxaana 24-saac gudahood weerarro lagu dilay hogaamiyeyaal Al-qaacidda ka tirsani ay ka dhaceen wadamada Pakistan iyo Yemen. Duqeyn xooganeyd oo Khamiistii shalay waqti duhur ah ka dhacday wadanka Pakistan gaar ahan... 
Tags: ,

Xaaladda Syria iyo Ciraaq oo murugsan kadib qaraxyo ruxay wadamadaasi

(Salaamanews)-Qarax gaari loo adeegsaday oo lagu weeraray goob shiicadu ku badantahay magaalada Baghdad ee caasimadda wadanka Ciraaq ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen 27-ruux halka 60-kalena  ay ku dhaawacmeen. Weerar kale oo ka dhacay magaalada waqooyiga Ciraaq ku taal ee Karbala waxaa la sheegay inay ku dhinteen dad kale oo aad u badan, waxaana labada weerarba lala  beegsaday shiicada dalka CIraaq. Weerarrada... 
Tags:

Ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia oo weerar ku ah kooxda Al-shabaab

(Salaamanews)-Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya militaarka Ethiopia, ayaa saaka oo jimcaha weerar ku qaaday xoogaga kooxda Al-shabaab ee ku sugan deegaanno hoostag gobolka Baay ee koofurta dalka Soomaaliya. Dad deegaanka ah ayaa noo xaqiijiyay in cutubyo ka tirsan ciidamada dowladda ee dhawaan tababarka loo xiray oo mushaarkoodii la siiyay ay u ruuqaansadeen jiidaha dagaalka ee kooxda Al-shabaab... 
Tags:

Daawo: Dhibaatooyinka heysta dhallinyarada Islaamka

(Salaamanews)-Waa markale iyo xubinteenni umuuraha Islaamka, maanta waxaanu ku soo qaadan doonaa hadii uu rabbi raali ka noqdo dhallinyarada caalamul islaam gaar ahaan dhallinta Soomaalida dhibaatooyinka heysta. Muxaadiraddan waxaas oo jeedinaya rabbi ajir iyo xasanaad aan la soo koobi karin ha siiyee fadiilatul Sheekh Mustafa Xaaji Ismcaaiil Haaruun, wuxuuna eegi doonaa dhibaatada heysata dhallinyarada... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal