Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home »

Warbixin iyo muuqaal: Raafka Kenya iyo Soomaalida oo bilowday in ay dib ugu noqdaan dalkooda

(Salaamanews)-Dhawaan madaxda Kenya ayaa soo saaray amar adag oo la duldhigay dadka Soomaaliyeed ee qaxa ku jooga gudaha dalkani Kenya, waxaana Soomaalida lagu amray inay ku laabtaan dalkooda ama xirada Dhadhaab. Amarka Kenya ayaa waxaa ka gadooday Soomaali badan oo durba dalka Soomaaliya ku noqday, waxaana carada ka dhalatay hadalka Kenya ay keentay in Soomaalidu ay maal gashigoodii si tartiib ah... 
Tags: ,

Ururrada siyaasadda Puntland oo wajahaya shuruudo adag

(Salaamanews)-Xisbiyadda shuruudaha soo buuxiyay ee loo aqoonsaday kuwa ka qeyb gali doona doorashada maamulka Puntland ayaa Sabtida maanta ah la kulmay guddiga doorashada kumeel gaarka ah ee maamul goboleedka Puntland. Guddiga KMG ah ee doorashada ee maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe kula kulmay lixda urur siyaasadeed ee ka soo gudbay shuruudihii la hordhigay ee ay uga mid noqdeen xisbiyada... 
Tags:

Gudoomiyeyaasha guddiyada baarlamaanka oo la doortay

(Salaamanews)-Xildhibaannada Soomaaliya ayaa Sabtida maanta ah kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxay ku doorteen gudoomiyeyaasha guddiyadii dhawaan la dhisay. Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa doortay guddoomiyeyaasha, ku-xigeennada iyo xubnaha kale ee guddiyada baarlamaanka, iyagoo dhawaan gali doona fasaxooda shaqada. Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay... 
Tags:

Dhagaxtuur “Taraafiko la’aan dalku ma hagaagayo”

(Salaamanews)-Waxaa Sabtida maanta ah magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad shahaadooyin sharafeed lagu guddoonsiinayay qaar ka tirsan baliiska qaabilsan nabadgelyada waddooyinka. Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka Maxamed Cismaan Cali Dhagaxtuur ayaa 20 askari oo ka mid ah baliiska nabadgelyada wadooyinka guddoonsiiyay shahaadooyin lagu aqoonsanayay kartidooda iyo dadaalka ay u galeen inay xaqiijiyaan... 
Tags:

AMISOM oo sheegtay in sanadkii hore uu dhintay magaca Al-shabaab

(Salaamanews)-Sanadkii tagay ee 2012, oo kooxda Al-shabaab laga qabsaday magaalooyin muhiim ahaa ayaa taliska AMISOM, wuxuu sheegay in la wiiqay ururka Al-shabaab ee ka dagaallama dalka Soomaaliya. AMISOM ayaa ku tilmaamtay sanadkii tegay ee 2012 mid horumarro badan laga sameeyay xaaladda dalka Soomaaliya, iyadoo si gaar ah u sheegtay in sanadkii tegay la wiiqay awoodda kooxda Al-Shabaab. Major Henry... 
Tags:

Dabley hubeysan oo weerartay wasiirka amniga Puntland

(Salaamanews)-Dabley hubeysan ayaa Sabtida maanta ah weerartay Hotelka uu deganyahay wasiirka amniga Puntland, waxaana la sheegay dableydu inay baxsadeen markii ay weerarka soo qaadeen kadib. Dableyda oo aan la garaneyn heybtooda iyo halka ay ka yimaadeen ayaa xalay weerartay hoteel uu ku sugnaa wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan. Kooxda oo ku hubaysneyd qoryaha daran-dooriga u dhaca ayaa... 
Tags:

Ciidamada huwinta ah oo billaabay dagaal jubada hoose iyo Gedo looga saarayo Al-shabaab

(Salaamanews)-Ciidamada Al-shabaab ayaa cabsi uga baxay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo kadib markii ay weerar ku qaadeen ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan military ka helaya xoogaga Itoobiya ee jooga koofurta Soomaaliya. Sida ay sheegayaan wararka ciidamada oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada deegaano aan sidaa uga fogeyn Baardheere, halkaasoo difaacyo ay... 
Tags:

Two Somalis die in attack on refugee camp in Kenya

(Salaamanews)-Two youths died and several people were wounded during a grenade attack at a refugee camp in eastern Kenya near Somalia on Friday, an AFP journalist and police said. The AFP journalist viewed two bodies, while the Red Cross said on its Twitter account that seven people had also been wounded in an attack on a restaurant in the Dadaab refugee camp complex, the world’s biggest, which lies... 
Tags:

Isticmaalka baraha bulshada isku-xira oo Soomaalida dhexdeeda ku sii xoogaysanaya

(Salaamanews)- Dunida horumartay ee lagu naaneyso “Dunida koowaad” waxaa ay ku horumartay isticmaalka adeegyada casirga oo qaab nabadeed loo hirgaliyay, waxaana adeegyadaasi qaarkood u muuqdaan inay soo gaarayaan dadka ka hooseeya saxaraha gaar ahaan dalka Soomaaliya. Shantii sano ee ugu dambeysay gobollo kamid ah Soomaaliya waxaa ka hirgalay isticmaalka adeegyada dunida koowaad la jaanqaadi karo,... 
Tags: ,

Yuusuf Xaaji “Madaxda Kenya iskuma raacsana in Soomaalida dib loo celiyo”

(Salaamanews)-Wasaaradda gaashaandhiga dalka Kenya ayaa sheegtay inaanay is quseyn amniga Kenya iyo Soomaalida dalkooda ku noqonaya, waxaana dowladda Kenya ay sheegtay inaan leysku raacin dib u celinta qaxootida Soomaaliyeed ee ku dhaqan Nairobi. Wasiirka Gaashaandhiga dalka Kenya mudane yuusuf Xaaji, oo ka hadlay kulan uu la qaatay ganacsatda Soomaaliyeed ee dalka ayuu sheegay in golaha wasiirada... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal