Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home »

Dagaal maalintii labaad ka dhacay Gedo oo looga adkaaday ururka al-Shabaab

(Salaamanews)- Wararka aan ka heleyno koofur galbeed dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada huwinta ah iyo kooxda al-Shabaab, ay ku dagaallameen deegaanno hoosta gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya. Dagaalka ayaa waxaa uu dhexmaray ciidamada dolwadda oo kaashanaya kuwa Ethiopia, Ahlu sunnah waljamaacah, iyo kooxda al-Shabaab, waxaana uu xoogiisu ka dhacay deegaannada Rays-Qode iyo May-Kaareebe oo... 
Tags:

Puntland oo beenisay in lacag dheeraad ah laga qaado samafalka

(Salaamanews)-Warar maalmo uun ka hor ay saxaafaddu baahisay ayaa sheegay in maamulka Puntland uu kordhiyay lacagaha uu ka qaado maalgalinta gaarka loo leeyahay iyo gargaarka la gaarsiiyo barakacayaasha u martiyay maamul goboleedka Puntland. Wasiirka wasaaradda maaliyadda Puntland Faarax Cali Shire oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garowe ayaa been-abuur ku tilmaamay eedeeynta ay u jeediyeen rag... 
Tags:

Ciidamada dowladda oo si xoog ah al-Shabaab uga qabsaday deegaanno ka tirsan Jubbada hoose

(Salaamanews)- Ciidamada dwoladda Soomaaliya ayaa maanta weerar qorsheysan waxay ku qaadeen fariisimo ay ku sugneyd kooxda al-Shabaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal waqti kooban qaatay oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira. Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in dagaalka uu saacado socday uu dhaliyay khasaaro kadib markii ay dadku arkeen dhaawacyo badan oo ay leedahay kooxda... 
Tags:

Madaxweynaha Syria oo muddo kadib maanta jeediyay khudbadii ugu qiirada badneyd

(Salaamanews)-Madaxweynaha dalka Syria beshar al-Asad, ayaa muddo lix bilood ah kadib la hadlay umadda reer Syria, isagoo masuuliyadda rabshadda suuriya dusha ka saaray mucaaradka dalka oo uu sheegay inay masuul ka yihiin dhibaatada ka dhacday dalka oo dhan. Mr. Asad, ayaa sheegay isagoo ka soo muuqday talefashinka qaranka, in cadowga koowaad ay yihiin kuwa taageerada ka raadinaya reer galbeedka oo... 
Tags:

Kooxda Al-shabaab oo sheegtay in ay calankeeda madow ka taagi-doonto deegaannada Puntland

(Salaamanews)-Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay in calamadeeda dagaalka ay ka taagi-doonto magaalooyinka Puntland, waxayna ku hanjabtay inay meesha ka saari doonto maamulka madaxweyne Faroole oo ay sheegtay inuu waqtiga ka sii dhamaanayo. Afhayeenka guud ee kooxda Al-shabaab Cali Maxamuud Raage, ayaa shir jaraa’id uu u qabtay warbaahinta ururka Al-shabaab wuxuu ku sheegay in ciidankoodu ay ku wareegeen... 
Tags:

Dawooyinka waqtigooda dhacay oo laga isticmaalo Soomaaliya

(Salaamanews)-Dawooyinka loo iib geeyo dalka Soomaaliya ayaa laga deyriyay heerkooda waxtar, waxaana la sheegay in wax lagu dabiibo warkeeda daaye iyaga cudur halis ah laga sii qaadi karo, waxaana dowladda Soomaaliya lagu dhaliilay inay ka gaabisay tayeynta dawooyinka dalka soo gala. Dr. Yuusuf Axmed maalin, oo ah dhaqtar ku takhasusay cilmiga Chemistry-ga oo dhawaan tagay Soomaaliya ayaa markuu ku... 

Ruushka oo maraakiibtiisa dagaalka u soo diray xeebaha Soomaaliya

(Salaamanews)-Dowladda Ruushka ayaa maraakiibteeda dagaal waxay keeneysaa xeebaha gacanka cadmeed iyadoo ka hor tageysa weerarrada burcad badeedda Soomaalidu ay ka geystaan xeebaha ku dhaw dalka Soomaaliya. Afhayeenka wasaaradda gaashaandhiga dowladda Ruushka, ayaa sheegay in xukuumadda Moscow, ay maraakiibteeda dagaalka geyneyso xeebaha Soomaaliya, si ay u yareyso awoodda geeska Africa ay ku leeyihiin... 
Tags:

Russian warships to regularly be on mission off Somalia

(Salaamanews)-Russia will deploy its warships in the Gulf of Aden and near the Horn of Africa on a regular basis to prevent pirate attacks on merchant ships, a Defense Ministry spokesman said on Saturday. He added that in the past four years, Russian Navy ships have prevented more than 10 pirate attacks and protected lives of over 350 Russian citizens. Source: Agencies   »
Tags:

Ciidamada iskaashanaya oo ku wajahan deegaanno ay ka carartay kooxda Al-shabaab

(Salaamanews)-Ciidamada dowladda Soomaaliya, Ahlu sunnah, militariga Ethiopia, iyo kooxda Al-shabaab ayaa ku dagaallamay deegaanno ka tirsan gobolka gedo ee koofurta dalka Soomaaliya, waxaana la sheegayaa in Axadda maanta ah dagaalku sii socdo. Ku dhawaad 25-ruux oo dhinacyadii dagaallamay iyo dad rayid ah iskugu jira ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen dagaalka oo ahaa mid aad u qaraar, waxaana la... 
Tags:

Labada Sudan oo heshiis uu dhexmaray

(Salaamanews)-Dowladaha Sudan iyo South Sudan oo wada hadal Jimcihii maalin ka hor uu kaga furmay magaalada Addis-Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia, ayaa ku heshiiyay in la soo celiyo kalsoonidii labada wadan, si loo joojiyo xiriirka sii xumaanaya ee u dhaxeeya labada dal. Madaxweynihii hore ee  dalka South Africa, ahna madaxa warfaafinta midowga Africa, Thabo Mbeki, oo dhexdhexaadinayay labada madaxweyne... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal