Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home »

Baarlamaanka Soomaaliya oo fasax laba bilood ah galaya

(Salaamanews)-Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa Isniinta maanta ah soo xiraya kulankoodii 45-aad kalfadhigiisii koowaad, waxaana xarunta golaha umadda ka dhaceysa xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu falaanqeyn doono waxyaabaha u qabsoomay baarlamaanka iyo waxyaabaha lagu wado in laga dodo. Mudanayasha baarlamanaka oo tan iyo markii la yegleelay kulamadooda shaqo si’ isdaba joog ahaa... 
Tags:

Madaxweyne Xasan Sheekh oo digniin kama dambeys ah u diray dhallinta la safan al-Shabaab

(Salaamanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo Axadii shalay ka qeyb galay munaasibad lagu xusayay 41 sano guuradii ka soo wareegtay aas aaskii ciidamada nabad sugidda qaranka Soomaaliyeed, ayaa ka hadlay arrimo badan. Madaxweynaha ayaa si qotta dheer uga hadlay dagaalka sii dhamaanaya ee lagu sifeynayo kooxda Al-shabaab, wuxuuna u mahad naqay ciidamada... 
Tags:

Golaha wakiillada Soomaaliland oo laalay xeerka ciidanka booliiska

(Salaamanews)-Mudanayaasha golaha wakiillada Somaliland ayaa dood dheer kaddib naqdiyay xeerka baliiska Somaliland oo dhowaan loo gudbiyay golaha si uu ansixiyo. Mudanayaasha ayaa fadhi ay Axadii shalay uga doodeen xeerka cusub waxay badankood soo jeediyeen in dib loogu celiyo guddiga arrimaha dibadda kaddib markii ay sheegeen inuu leeyahay dhaliilo badan. Mudanayaasha Waxay ku dhaliileen inuu qabyo... 
Tags:

Israa’iil oo xireysa xadkeeda Syria

(Salaamanews)-Raisalwasaaraha Isra’iil Benjamin Nentenyahu ayaa kulankii golaha wasiirada Isra’iil ee Axadii shalay yeesheen ka sheegay in dowladda Isra’iil ay silig dheer ku xiri doonto guud ahaan xadka dheer ee xuduuda ay la wadaagto wadanka Siiriya. Mr. Nentenyahu ayaa sheegay inay ka hortagayaan in dagaalyahanada Islaamiga ah ee hada kusii xoogeysanaya wadanka Siiriya ay u soo tillaabaan... 
Tags:

Dad’s navy: Retired sea dogs to protect shipping from Somali pirates

The UK’s first private navy in almost 200 years has been set up by a group of pioneering businessmen, former marines and retired captains and soldiers to defend shipping off the coast of east Africa from the threat of pirates. They are frustrated at the inability of the Royal Navy, NATO, the European Union Naval Task Force and other navies to guarantee security for shipping in an area of ocean... 
Tags:

‘We’re happy to help MI5 – but coercing us to spy is unacceptable’: British Somalis say intelligence agents asking for too much

JEROME TAYLOR   SUNDAY 06 JANUARY 2013 Whenever Aar Maanta travels abroad he keeps an eye out for the men in suits. For most travellers, the worst inconvenience might be a cancelled flight or an over-zealous security check. But Maanta is a prominent British Somali singer and when he leaves or returns to Britain, he claims he is often taken aside by these mysterious officials asking unusual questions. In... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal