Home »
Howlgalka ciidamada AMISOM oo la kordhinayo
(Salaamanews)-Dowladda Soomaaliya ayaa saraakiisha midowga Africa AMISOM kulan maanta kula yeeshay xarunta madaxtooyada qaranka Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana kulanka lagu gorfeeyay howlgalka AMISOM ee ka socda Soomaaliya.
Kulanka waxaa goob-joog ahaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, raisal wasaare Cabduqaadir Faarax Shirdoon, wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo ergeyga gaarka...
Daawo: Soomaalida Britain ku dhaqan oo arrin naxdin leh ay soo wajahday
(Salaamanews)Dowladda Britain ayaa shaacisay in Soomaalida ku dhaqan dalkeeda laga joojin doono lacaga ceyrta ah marka la gaaro bisha April ee sanadkan.
Britain, ayaa sheegtay in nabad ay ka dhalatay Soomaaliya taas badalkeedana, waxay xustay in la joojin doono lacagaha la siiyo Soomaalida ku dhaqan dalka Ingiriiska.
Soomaali badan ayaa ku dhaqan lacagta loo yaqaan “Ceyrta” oo ah lacag...
Kenya grenade attack wounds four
(Salaamanews) Four people, including three police officers, were wounded when a grenade was hurled at a police vehicle on Monday in the northeast Kenyan town of Garissa, close to the Somali border, a police source said.
“A total of four people have been injured. Three are administration police,” a Kenyan paramilitary police unit, a police officer in Garissa told AFP on condition of anonymity.
“A...
Wafdi ka socday midowga Africa oo soo gaaray magaalada Muqdisho
(Salaamanews)Wafdi heer sare ah oo ka socday midowga Africa ayaa Salaasada manta ah soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, waxaana wafdiga kamid ah saraakiil sare oo ka tirsan midowga Africa.
Wafdigan ka socday midowga Africa ayaa waxaa hoggaaminayay wakiilka cusub ee midowga Africa ay u soo magacaawday Soomaaliya Saleh Annadif, waxaana socdaalkiisa ku wehliyay taliye ku xigeenka...
AMISOM oo la wareegtay maamulka garoonka diyaaradaha Baydhabo
(Salaamanews)Ciidamada AMISOM ayaa si horu dhac u la wareegay ammaanka garoonka diyaaradaha Baydhabo, halkaasoo horaantii sanadkii hore ay la wareegeen Ciidamada Itoobiya markii ay qabsadeen magaalada Baydhabo.
Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ay bilaabeen dhaq dhaqaaqyo ku aadan sidii xarumaha ay ku sugan yihiin ugu wareejin lahaayeen.
Garoonka diyaaradaha...
Weerar argagaxiso oo khasaare geystay oo ka dhacay Gaarisa
(Salaamanews)Wararka aan ka heleyno gobolka waqooyi bari ayaa waxay sheegayaan in la weeraray ciidamo keenyaan ah oo marayay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari.
Weerar bambaano ayaa xalay lagu qaaday gaari ay la socdeen saraakiil ka tirsan booliska Kenya, kaasoo marayay bartamaha magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi bari Kenya.
Sida ay sheegayaan wararka afar ruux ayaa ku dhaawacantay...
Ximan iyo Xeeb oo soo dhaweeyay maamul u sameynta gobollada dhexe
(Salaamanews)-Culumaa’udiinka Ahlu sunnaj waljamaacah iyo maamulka Galmudug State ayaa dhawaan shir ay yeesheen waxaa ay ku gaareen heshiis ay maamul ugu sameyn doonaan gobollada Mudug iyo Galgaduud ee dalka Soomaaliya.
Heshiiskaasi waxaa saxiixay gudoomiyaha labada gole ee Ahlu sunnah, iyo madaxweynaha Galmudug State Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, waxaana labada dhinac ay isku raaceen sameynta maamul...
Fifa oo shaacisay laacibka ugu wanaagsan dunida
(Salaamanews)-Xidiga heerka caalami ee xulka qaranka Arjantiin iyo kooxda kubadda cagta ee Lionel Messi, ayaa markii afaraad oo isku xigta ku guuleystay ciyaaryahanka aduunka ugu kubadda wanaagsan kadib tartan uu la galay ciyaaryahannada Ineista iyo C. Ronaldo.
Ciyaaryahanka ayaa si xarakado badan uga soo dhex baxay ciyaartooydan isagoo gacanta ku dhigay billadda FIFA Ballon d’Or, isagoo ku faanay...
Macaamiisha moobeelada Muqdisho oo helay adeegga 3G
Shirkadda Isgaarsinta Hormuud ayaa Muqdisho ku ballaarisay adeegeeda jiilka seddexaad (3G) ee adeegga moobeelada si ay macaamiisheeda taleefannada iyo kombuyuutarada gacanta ay u siiso internet xawaarihiisu sarreeyo.
Adeegga ayaa hore looga heli jiray qeybo kamid ah waooyiga Soomaaliya, balse waa markii ugu horreysay ee ay shirkaddu hirgalinayso adeeggan. Adeegga 3G ee Hormuud ayaa marka hore laga...



![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






