Home »
Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday shaqaale samafal
(Salaamanews)-Kooxo aan la heyb garana aya weerar ku qaaday gaadiid ay wateen shaqaale samafal oo ka tirsan hey’adda cunnada aduunka WFP oo marayay magaalada Mandheera ee gobolka waqooyi-bari.
Labo bomb iyo rasaas ayaa mar qura lala eegtay shaqaalaha sida ay sheegeen dad goobta ka dhawaa oo la hadlay warbaahinta dowladda Kenya, waxaana la ogeyn cidda weerarka soo abaabushay.
Saraakiil ka tirsan hey’adda...
Kenya “Amni xumida dalkeenna waxaa keenay Soomaalida”
(Salaamanews)-Ra’isal wasaare xigeenka Kenya Musalia Mudavadi, ahna musharrax u taagan doorashada soo socota ayaa Soomaalida ku eedeeyay inay masuul ka yihiin nabad darrida ka jirta dalka Kenya, wuxuuna ku hanjabay inuu Soomaalida dalkooda ku celin doono hadii uu guuleysto.
Mr. Mudavadi, ayaa wareysi gaar ah uu siiyay idaacadda VOA wuxuu ku sheegay in bisha March ee soo socota doorashada dhaceysa...
Dilal qabiil ku saleysan oo ka dhacay gobolka Mudug ayaa dhaliyay cabsi xoogan
(Salaamanews)-Wararka nagaa soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in weerar aano qabiil ahaa uu ka dhacay tuulada Gawaan, halkaasi uu maamulo maamulka Galmudug State.
Sida dad deegaanka ah ay SN u sheegeen afar ruux ayaa la dilay kadib markii seddex maalin ka hor ay dileen nin la sheegay in loo beegsaday aano qabiil, waxaana ragga la dilay maanta iyana loo dila qaab aargoosi ah.
Dilka ayaa ka dhacay...
MSF oo shaki galisay inay ka sii shaqeyn doonto Soomaaliya
(Salaamanews)-Hey’adda dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn ee MSF ayaa ka dalbaday dowladda soomaaliya inay keento cadeyn ku saabsan qaabkii loo sii daayay nin horay magaalada Muqdisho ugu dilay shaqaalahooda bishii December ee sanadkii 2011.
Madaxa howl galada MSF Meinei Nocolia oo la hadashay Idaacada VOA laanteeda Afka Soomaalida ayaa sheegtay in markii hore ay ka maqleen warbaahinta, isla markaana...
Kooxaha Burcad badeedda Soomaalida ee gobollada dhexe oo tanaasuslay kana qoomameeyay wixii ay sameeyeen
(Salaamanews)-Horjoogaha burcad badeedda Soomaalida ee gobollada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in isaga iyo ciidankiisuba ay iskaga baxeen falalka burcad badeednimada ah, isagoo xusay in dhibaatooyinka ay kala kulmeen aanay ka soo waaqsan Karin.
Hogaamiyaha shufta badeedda Soomaalida ee gobollada Mudug iyo Galgaduud Maxamed Cabdi Xasan oo loo yaqaan (Af-weyne) ayaa ku dhawaaqay inuu ka...
Faransiiska oo malaayiin doollar siinaya Soomaaliya
(Salaamanews)-Dowladda Faransiiska ayaa shaacisay in Soomaaliya ay ku saacideyso lacag malyaayiin dollar ah oo gaareysa hal milyan oo yuuro taasoo u dhigmeysa $1.3 million oo doollarka Mareykanka.
Lacagtan ayay dowladda Faransiisku sheegtay in lagu badbaadinayo kumanaan kun oo ku dhibaateysan koofurta Soomaaliya si’ loogu celiyo guryahoodiina ay muhiim tahay in laga caawiyo baahida iyo saameynta...
France gives 1 mn euros for Somalia displaced
(Salaamanews)- France on Wednesday pledged to give one million euros ($1.3 million) to help the poorest of the hundreds of thousands of people in southern Somalia forced from their homes by war and famine.
The aid will enable the International Organization for Migration to put in place a year-long support programme for the displaced and those sheltering them, the IOM said in a statement.
“With...
Fiqi “Burcad badeeddu waxay helaan taageero dibadda ah, waxyana ku xiran yihiin Al-qaacidda”
(Salaamanews)-Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya mudane C/xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi, ayaa sheegay in burcad badeedda Soomaalida ay helaan taageero dibadda ah isagoo xusay in laga caawiyo dhinacyada hubka iyo saanadaha ay adeegsadaan.
Mr. Fiqi oo wareysi gaar ah siiyay Salaasadii shalay wakaaladda wararka FNA ayaa sheegay in burcad badeedda ay iskaashi la leedahay
ururka Al-qaacidda laantiisa Soomaaliya...
Al-Mariki oo soo diray ‘codsigiisii ugu dambeeyay’ kuna dhalleeceeyay al-Shabaab
Masiirka Omar Hammami iyo al-Shabaab ayaa soo caddaanaya kadib markii la shaaciyay fiidiyoow cusub iyo dokumenti Isniitii (7-dii July).
Fiidiyoow cinwaan looga dhigay “Codsigii Ugu Dambeeyay”, ayuu jihaadiga asalkiisu yahay Maraykanka ee loo yaqaan Abu Mansoor al-Amriki waxa uu sheegay xaalku uu ka sii daray Soomaaliya waxana uu caawimaad waydiistay sheekh uunan magaciisa sheegin.
Fiidiyoowga cusub...
Al-Amriki sends ‘final appeal’, criticises al-Shabaab
Omar Hammami’s fallout with al-Shabaab has become more apparent after a new video and documents were released Monday (January 7th).
In the video titled “The Final Appeal”, the American-born jihadist known as Abu Mansoor al-Amriki said his situation has deteriorated in Somalia and asked an un-named sheikh for help.
The new video was released less than a month after al-shabab officially...



![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






