Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home »

Dowladda oo kaashaneysa hey’ado caalami ah ayaa Muqdisho ka rareysa barakacayaasha

(Salaamanews)-Barakacayaal badan oo Muqdisho ku dhaqan ayaa ka cabanaya xaalad nolal xumo taasoo keentay in baaqyo kala duwan ay gaaraan xafiisyada madaxda dowladda Soomaaliya. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa qaba in barakacayaashu ay xaq u leeyihiin nolal wanaagsan laakiin loo baahanyahay in laga shaqeeyo hanaan nabadeed oo dadku ugu noqon karaan dhulkii... 
Tags:

Ra’isal wasaare Shirdoon oo isbadal ku sameeyay golaha wasiirrada

(Salaamanews)-Shir Jara’id oo uu xalay ku qabtay xafiiskiisa Xooghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamuud Xirsi Cabdulle ayaa ka hadlay dib-u-eegis lagu sameeyey qaab dhismeedka qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda, ka dib markii ay soo gaareen xafiiska Ra’iisul Wasaaraha baahi loo qabo in la kala qeexo howlaha wasaaradaha qaarkood. Waa tan Dikreetadii oo dhamaystiran: Ra’iisul... 
Tags:

Maamul u sameynta Jubooyinka oo billaabaneysa

(Salaamanews)-Shirka maamul u sameynta Jubooyinka ayaa la filayaa in todobaadka soo socda uu ka bilowdo magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose, halkaasoo ay gaari doonaan ergooyin ka kala socda deegaanada Jubada Hoose, Jubada Dhexe iyo Gedo. Inkastoo uu dhowaanahan jiray khilaaf ku saabsanaa qaabka dhismaha maamulka oo u dhaxeeyay Maamulka KMG ee Kismaayo iyo xubnaha kale ee shirka qaban qaabinayay... 
Tags:

Uganda oo ku raad joogta rag ku xiran al-Shabaab

(Salaamanews)-Uganda oo kamid ah dowladaha la dagaallama ururka al-Shabaab ee fadhigiisu yahay dlaka Soomaaliya ayaa ka digeysa weerarro argagaxiso oo ka dhaca dalkeeda. Hay’adaha amniga ee dalka Uganda ayaa feejignaan sare la galiyey kaddib markii ay soo baxeen warar sirdoon oo muujinayo in ay dalkaas galeen koox looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin al-Shabaab. Booliiska Uganda ayaa soo... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal