Home »
Somalia: President Hassan Sh. Mohamoud makes his first visit to the United States of America
(Salaamanews)- The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sh. Mohamud has today left for the United States for a visit. The President is accompanied by Deputy Prime Minister/Minister of Foreign Affairs, H.E Fowziyo Yusuf Haji Adan, and senior advisors to the President for this visit.
The President will attend several high level meetings in which he is to rally support for the Federal...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku aaday wadanka Mareykanka
(Salaamanews)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safarkiisa u horeeyay maanta ugu ambabaxay dalka Mareykanka, iyadoo safarkiisa ay ku wehliyaan Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada Fowziyo Yuusuf iyo La taliyeyaashiisa.
War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu uu kulamo la qaadan doono madax ka tirsan dowladda Mareykanka.
Safarkaan...
Soomaaliya oo si’ kulul u cambaareysay weerarkii uu faransiiska ku qaaday al-Shabaab
(Salaamanews)- Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay howl galkii habeen hore Ciidamada Kumandoska Faransiiska ka fuliyeen deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabellaha Hoose, kaasoo ay doonayeen inay ku soo furtaan Muwaadin u dhashay Faransiiska oo 2009-kii lagu afduubtay Muqdisho.
Kulan deg deg ah oo ay xalay Golaha Wasiirada ku yeesheen magaalada Muqdisho, ayaa waxaa looga hadlay howl galkii fashilmay...
Francois Hollande “Howlgalkii Soomaaliya waanu ku fashilanay”
(Salaamanews)- Ciidamada Faransiiska oo watay shan diyaaradood ayaa weeraray kooxda al-Shabaaab fariisin ay ku laheyd magaalada Buula-mareer ee gobolka Shabeellaha hoose, weerarkaasina waxaa ku dhintay 17-askari oo ka tirsan Shabaab iyo seddex muwaadin oo Faransiis ahaa.
Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa amar ku bixiyay adkaynta ammaanka meelaha ay dadweynaha isugu yimaadaan iyo goobaha...
Somaliland oo shaki galisay wada hadallo ay la gasho Soomaaliya
(Salaamanews)- Wasiirka arrimaha dibedda ee maamulka Somaliland Maxamed Cabdullaahi Cumar ayaa shaaca ka qaaday inay dib u furmi doonaan wada-hadalladii u dhaxeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, ku dhowaad toddobo bil kaddib markii ay labada dhinac qaateen wareeggii koowaad ee wada-hadallada.
Maxamed wuxuu sheegay in wada-hadallada ay daba joogaan wada-hadalladii ka kala dhacay...
Puntland oo diiday hogaanka Olombikada Soomaaliya
(Salaamanews)- Wasiirka shaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo isboortiga ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle ayaa sheegay inaanay aqoonsaneyn guddiga cusub ee olombikada Soomaaliyeed, kaas oo horraantii bishan lagu doortay doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho.
Cabdiweli wuxuu sheegay in dhammaan xubnaha cusub ee loo doortay guddiga ay ka soo jeedaan hal gobol oo...
Maamulka Khaatuma State oo xusay sanad guuradiisii koowaad
(Salaamanews)-Tan iyo markii la dhisay maamulka Khaatumo State ee Soomaaliya ayaa waxaa uu maamulku qabtay waxyaabo badan, wuxuuna maanta xusay sanadguuradiisii koowaad ee ka soo wareegtay markii la dhisay.
Sanad guuradii koowaad ee maamulka Khaatumo ee Soomaaliya ayaa maanta looga dabbaal-degay meelo kala duwan oo ka tirsan deegaannada uu maamulka ka arrimiyo iyo dalka dibbadiisa.
Dabbaal degyo ayaa...



![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






