Latest

May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - webdesign

Home »

U.N. chief suggests review of 21-year-old Somalia arms embargo

(Salaamanews) – The Security Council should consider lifting an arms embargo on Somalia to help rebuild the country’s security forces and consolidate military gains against al Qaeda-linked al Shabaab, U.N. chief Ban Ki-moon suggested in a report Friday. The council imposed the embargo in 1992 to cut the flow of arms to feuding warlords, who a year earlier ousted dictator Mohamed Siad Barre... 
Tags:

Maxkamadeynta Wariye Koronto iyo shan kale oo markale dib loo dhigay

(Salaamanews)-Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta dib u dhigtay dacwada loo heysto Wariye C/casiis Koronto iyo haweeney sheegtay in la kufsaday, iyadoo la dhageystay dacwada lagu soo oogay wariyaha iyo afar ruux kale oo Maxkamada dambi ku soo oogtay. Xeer Ilaalinta Maxkamada ayaa ku eedeysay wariyaha iyo gabadha la kufsaday inay ka been abuureen ciidamada dowladda oo ahaa inay kufsi geysteen, waxaana... 
Tags:

Burcad badeed Soomaali ah oo xukunno adag la duldhigay

(Salaamanews)-Maxkamad ku taala magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska ayaa xukuno u dhaxeeya 4 illaa 8 sano oo xarig ah ku riday dhalinyaro Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin burcad badeeda Soomaaliyeed. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka AFP, dhalinyaradaan la xukumay oo 4 ruux ah, kuna eedeysan inay sanadkii 2008 afduubteen markab laga leeyahay wadanka Faransiiska oo marayay... 
Tags:

Madaxweynaha Faransiiska oo booqasho lama filaan ah ku tagay dalka Mali

(Salaamanews)-Booqashada Francois Hollande oo aheyd mid la sugayay ayaa waxaa uu ugu horeyn ku tagay Caasimada Mali, halkaasoo uu kula kulmay madaxda dalka Mali ee Faransiiska ka caawiyay inay ka waabiyaan Islaamiyiintii qarka u saarna inay talada dalka la wareegaan. Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa u gudbay magaalada qadiimiga ah ee Timbuktu, halkaasoo todobaadkii hore ay qabsadeen... 
Tags:

Midowga Africa “al-Shabaab waxay aaday Somaliland iyo Puntland”

(Salaamanews)-Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in Al-Shabaab ay gabaad ka dhigayaan dhulka maamulada Somaliland iyo Puntland, kadib markii looga awood roonaaday dagaaladii ka dhacay Koofurta Soomaaliya. Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mahamet Annadiff Saleh ayaa sheegay inay hayaan xog ku aadan in xubno sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab ay tageen meelo ka mid ah deegaanada Somaliland... 
Tags:

Golaha amaanka oo ka fakaraya in Soomaaliya cunaqabateynta hubka laga qaado 20-sano kadib

(Salaamanews)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon ayaa sheegay in dedaallo dheeraad ah loo baahan yahay si loo horumariyo Ciidamada Qaran ee Soomaaliya, sidaas darteedna Golaha Ammaanka uu tixgelin siinayo, isla markaana uu ka fikirayo codsigii dowladda ee ahaa in xayiraadda hubka laga qaado dalka. “In kastoo ammaanka Soomaaliya uu aad u wanaagsanaaday, halganka wali ma dhammaanin. [Kooxaha]... 
Tags:

Kenya “Hogaamiye sare oo ka tirsanaa Shabaab ayaan dilnay”

(Salaamanews)-Afhayeenka ciidamada Milateriga Kenya Col. Cyrus Oguna ayaa sheegay in duqeyn khamiistii ka geysteen duleedka degmada Garbahaarey ay ku dileen sarkaal ka tirsan Shabaab iyo tiro ciidan ah. Col. Oguna ayaa sheegay in duqeynta ay ku dileen Gudoomiyihii Al-Shabaab ee degmada Buurdhuubo oo magaciisa lagu soo gaabiyay Nuur Dheere, hase ahaatee ma jirto war ka madax banaan sheegashada Afhayeenkan. Afhayeenka... 
Tags:

Madaxweyne Faroole oo ka tacseeyay geeri ku timid Suldaan caan ahaa oo lagu dilay Boosaaso

(Salaamanews)-Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed ayaa ka tacseeyay geerida ku timid marxuum Suldaan Muse Faarax ‘Muse Onkod” oo dabley hubeysani manta ay ku dishay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Dr.Farole oo warbaahinta gudaha la hadlay ayaa Eheladi ,Qaraabadii iyo Umadda Reer Puntland uu ka dhintey Suldaan tacsi uga direy isagoona Alle uga baryey in Samir iyo Iimaan... 
Tags:

Daawo: Madaxweynaha Soomaaliya oo si gaar ah farriin ugu diray qurbe-joogta

(Salaamanews)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo haatan safar ku jooga dalka Britain ayaa fariin muuqaal ah waxaa uu ugu baaqay qurbe joogta Soomaalida ee ku dhaqan wadamada reer galbeedka in ay dib ugu soo laabtaan dalkooda hooyo, islamarkaana ay ka qeybqaataan dib u dhiskiisa. Madaxweynaha ayaa fariintiisa ku sheegay in ay Soomaaliya gashay waji cusub, islamarkaana... 
Tags:

Madaxweyne Xasan Sheekh oo London gaaray (Video)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey magaalada London dalka Ingiriiska oo booqasho rasmi ah ay ugu billaabatay. Madaxweynaha ayaa sheegay in casuumad rasmi ah uu ku helay ra’iisul wasaaraha Ingiriiska David Cameron oo uu sheegay inay ka wada hadli doonaan arrimo ay ka mid yihiin sida dowladda ingiriiska ay u xoojin lahayd... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal