Home »
Somalia says committed to human rights and press freedom
(Salaamanews)-Somali prime minister on Sunday reiterated his government’s commitment to safeguarding human rights and freedom of the press as international outcry grows over the arrest of alleged gang-rape victims, a journalist who interviewed her and three others.
A local court in Mogadishu on Saturday adjourned to Tuesday the hearing of the case of the woman who claimed to have been gang- raped...
Ra’isal wasaare Shirdoon “Waa in dowladdu isballaarisaa”
(Salaamanews)-Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaal-ka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa xafiiskiisa kula kulmay agaasimeyaasha guud ee wasaaraddaha dowladda, isagoo kala hadlay sidii loo dar-dargelin lahaa howlahooda iyo sidii ay isbeddel horumar leh ugu tallaabsan lahaayeen.
Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in kulankii maanta looga baaraan degayay sidii loo gaari lahaa isbedel cusub...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Jaaliyaddu waa laf-dhabar”
(Salaamanews)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay u jeediyay Jaaliyada Soomaaliyed ee UK, kadib xaflad xalay ka dhacday magaalada London ayaa ugu baaqay qurba joogta inay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in marxalado kala duwan la soo maray, isagoo soo qaatay dowladihii loo soo dhisay Soomaaliya, ee dalalka deriska lagu soo...
Xukuumadda oo guddi wasiirro ah u saartay kufsiga haweynka
(Salaamanews)-Kulan Golaha wasiirada ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa loo saaray gudi soo diyaariya warbixin ku saabsan hoos u dhaca ku yimid doolarka iyo saameynta ay ku yeelatay shacabka.
Gudigan ayaa waxaa gudoomiye ka ah Wasiirka Maaliyada Maxamuud Xasan Suleymaan iyo xubno ka tirsan Ganacsatada, iyadoo lagu wado in Golaha wasiirada horgeeyaan sababaha hoos ugu dhacay iyo walaahowga ku dhacay...
30-ruux oo looga shakiyay mintidka Shabaab oo lagu qabtay Hiiraan
(Salaamanews)-Ciidanka dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa howlgal ay maanta ka sameeyeen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ku soo qabqabtay 25 dhallinyaro ah oo looga shakisan yahay in ay xiriir la leeyihiin maleeshiyada al-Shabaab.
Dhallinyarada ayaa la xiray iyagoo la socday gaari ka yimid magaalada Gaalkacyo sida uu saxaafadda u sheegay taliyaha qeybta booliiska gobolka Hiiraan Col: Isaaq...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacseeyay geeridii Suldaan Sonkor
(Salaamanews)-Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geeridii Khamiistii la soo dhaafay ku timid Suldaan Cabdi Cali Sonkor oo ka mid ahaa salaaddiinta gobollada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu tacsi u diray qoyska, ehelada, saaxiibbada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Suldaan Cabdi Sonkor.
Xasan Sheekh wuxuu...
Weerar lagu eedeeyay Shabaab oo ka dhacay Wajeer
(Salaamanews)-Askari ka tirsan ciidamada dalka Kenya oo ka mid ahaa askarta ka soo laabatay Soomaaliya ayaa ku dhintay, saddex qof oo kalena way ku dhaawacmeen qarax xalay ka dhacay magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari Kenya.
Sida booliiska laga soo xigtay bambada gacanta ayaa lagu tuuray askariga geeriyooday iyo dadka kale ee dhaawacmay xilli ay marayeen meel xoogaa u jirta saldhig boolis oo ku...



![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






