Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home »

UK to grant £3m aid boost to Somalia

(Salaamanews)- Somalia will receive almost £3m in new aid from the UK, it was announced as the country’s president visited London. Some £1.47m will support Somalia’s new government and federal parliament. The other £1.5m million will help provide food for up to 60,000 malnourished children and mothers. Somalia is emerging from decades of civil war, which has disrupted the distribution... 
Tags:

Somalia’s al-Shabab opens new Twitter account

(Salaamanews)- Somalia’s al-Qaeda-linked al-Shabab group has opened a new Twitter account in English, less than two weeks after its previous account was suspended. A senior al-Shabab official told the BBC that the new account was genuine. Al-Shabab’s previous English-language account was suspended after it used it to announce it would kill a French hostage and then said it had done so. Twitter’s... 
Tags:

Madaxweynaha Soomaaliya oo London kula kulmaya David Cameron

(Salaamanews)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga magaalada London ayaa maanta lagu wadaa inuu la kulmi Ra’iisul Wasaaraha Britain David Cameron. Kulankan ayaa ka dhici doona Xafiiska Number 10 oo ku yaala down Street, halkaasoo Ra’iisul Wasaaraha Britain ku qaabilo martida iyo madaxda dalkiisa booqata. Labada Mas’uul ayaa ka... 
Tags:

Fiqi “Waa guul in Ban ki-moon uu ka hadlo cuna qabateynta hubka Soomaaliya”

(Salaamanews)-Xukuumada Soomaaliya ayaa soo dhoweysay hadalkii ka soo yeeray Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon, kaasoo ku saabsanaa inuu ka qeyb qaadanayo sidii cunaqabateynta hubka saaran Soomaaliya looga qaadi lahaa. Golaha amaanka ee qaramada Midoobey ayaa dib u eegis ku sameynaya, sidii xayiraada hubka saaran soomaaliya looga qaadi lahaa, kadib codsiyo ka yimid Midowga Afrika iyo... 
Tags:

Ururka al-Shabaab oo bog cusub ka furtay Twitter-ka (sabab)

(Salaamanews)-Kooxda al-Shabaab ayaa dib ugu soo noqotay bogga xiriirka bulshada ee Twitter iyadoo sameysatay bar cusub, labo toddobaad kaddib markii laga xannibay boggii ay ku lahayd Twitter. Maamulka shirkadda Twitter ayaa xannibay boggii hore ee al-Shabaab kaddib markii kooxda al-Shabaab ay ku soo daabacday sawirrada meydka askari Faransiis ah oo ay ku dishay Soomaaliya. Horjoogayaasha al-Shabaab... 
Tags:

Shan ruux oo ka soo goystay al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Baledweyne

(Salaamanews)-Taliska ciidanka booliiska ee gobolka Hiiraan ayaa maanta ku soo bandhigay magaalada Beledweyne shan nin oo la sheegay inay ka soo goosteen kooxda al-Shabaab. Saraakiisha ayaa sheegay in raggan ay iskood uga soo baxsadeen maleeshiyada al-Shabaab ee ku sugan gobolka, kuwaas oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda. Mid ka mid ah shanta qof ee la soo bandhigay oo lagu magacaabo Cismaan Cabdullaahi... 
Tags:

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowladdu kufsi ma ogolaan doonto, mana ogola”

(Salaamanews)- Madaxweyne Xasan Sheekh oo wareysi siiyay Telefishinka Aljazeera isagoo ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay inuusan lahayn xuquuq uu ku farageliyo habka caddaaladda ee dalka, inkastoo uu tilmaamay in dowladdiisu dadaal ugu jirto horumarinta haweenka Soomaaliyeed mar uu ka jawaabayay su’aal la xiriirtay xarigga weriye Cabdicasiis Koronto iyo haweeneyda sheegtay... 
Tags:

madaxweyne Faroole “Dhallinta ayaa al-Shabaab ka adag”

(Salaamanews)-Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa ka codsaday dhallinyarada ku dhaqan deegaannada Puntland in ay maamulka kala shaqeeyaan sugidda ammaanka iyo ka hortagidda nabadgelyo darrada. Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa hadalkan ka jeediyey kulan uu xalay magaalada Garowe kula qaatay qaar ka mid ah dhallinyarada  Puntland, wuxuuna ku boorriyey in ay doorkooda ka cayaaraan... 
Tags:

Kufsiga haweynka oo looga shiray Muqdisho

(Salaamanews)-Kulan ay ka qaybgaleen xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, xubno ka socday bulshada rayidka ah iyo waxgarad Soomaaliyeed oo ujeedkiisu uu ahaa la-dagaallanka kufsiga haweenka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa ka qeyb gashay marwada raysul wasaaraha Soomaaliya xidhibaan Caasho Xaaji Cilmi oo sheegtay inaysan haweenka Soomaaliyeed u dulqaadan doonin kufsiga... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal