Latest

May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - May 15, 2013 - Soomaaliya oo tallaabooyin u qaadaysa si safaaradihii dib loogu furo ... - May 15, 2013 - Marnaanta halbeeg tacliineed oo gobolka ah ayaa hor istaagtey koboca ganacsiga Bariga Afrika ... - May 14, 2013 - SOMALIA: IOM assists Kenyans stranded in Bosaso to return home ... - May 14, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo saxiixay heshiis cusub oo ay xukuumaddu la gashay wadamada G7 ... - May 14, 2013 - Gobolka Baay oo horumar hiigsanaya ayaa wali marti u ah dagaalka al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Degmo Muqdisho ka tirsan oo waxbarsho bilaasha ah u fidisa haweenka ... - May 14, 2013 - IOM oo Ajaanib ka daabuleysa deegaamada maamulka Puntland ... - May 14, 2013 - Kenya oo dib u soo noolaynaysa bilayska kaydka ah ee Gaarisa si ay ula dagaallamaan al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Abaanduulaha cusub ee ciidamada militariga oo u hanjabay kuwa dhaca geysta ... - May 14, 2013 - Nin la shaqeyn jiray Burcad badeedda oo lagu xiray Jarmalka ... - May 13, 2013 - WHO Investigates Possible Polio Case in Somalia ... - webdesign

Home »

U.S. urges lifting of U.N. arms embargo on Somalia: envoys

(Salaamanews) – The United States is urging fellow members of the U.N. Security Council to agree to demands by the government in Mogadishu to lift the arms embargo on Somalia, which has been in place for the past 21 years, U.N. diplomats said on Tuesday. The U.S. push comes after U.N. Secretary-General Ban Ki-moon said last week that the 15-nation council should consider lifting the arms embargo... 
Tags:

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaahira uga qeyb galaya shirka wadamada Islaamka

(Salaamanes)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka degay magaalada Qaahira ayaa maanta ka qeyb galaya shirka Ururka Islaamka (OIC), kaasoo ay ka qeyb galayaan ilaa 59 dowladood. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliya Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka arrimaha dibada Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Faarax Sheekh C/qaadir iyo Wasiiru dowlaha... 
Tags:

Mareykanka oo dhalleeceeyay xabsiga wariye Koronto isagoo muwaadiniintiisa uga digay Somaliland

(Salaamanews)-Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay baaq ay u jeedineyso muwaadiniinteeda, kaasoo ku aadan in aanay u safri karin deegaanada Somaliland, halkaasoo ay sheegtay inay ka soo fool leedahay qatar xaga amaanka ah. Hadalkan ayaa ah kii labaad oo dowladaha reer galbeedka ka soo saareen qatar ay sheegeen inay ku soo wajahan tahay dadka shisheeyaha ee ku sugan dhulka Somaliland. Wasiirka Arrimaha... 
Tags:

Mareykanka oo dalbaday in la da-dajiyo qaadista cunaqabateynta hubka Soomaaliya

(Salaamanews)-Mareykanka ayaa taageeray in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya, si loo sii waajaho la dagaallanka al-Shabaab oo ku biiray shabakadda al-qaacidda. Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday qaramada midoobay in la dadajiyo qaadista cunaqabateynta hubka ee saran Soomaaliya, mudada 21-ka sano ah. Xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ban Ki-moon ayaa horey u shaaciyay in golaha amaanka... 
Tags:

Ra’isal wasaare Shirdoon oo Beledweyne kula kulmaya odayaasha dhaqanka

(Salaamanews)-Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa saaka u ambabaxay magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, iyadoo booqashadan ay qeyb ka tahay kuwo Ra’iisul Wasaaruhu ku kala bixinayo gobolada dalka. Booqashada Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa ku wehliya wasiirada arrimaha gudaha, gaashaandhigam wasiirka kheyraadka dalka, wasiir kuxigeeno iyo... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal