Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home »

British troops go to Somalia in advance on troublespots

(Salaamanews)- Britain is to deploy soldiers to Somalia for the first time in an attempt to beef up its military influence in some of the world’s worst troublespots. A small team of British Army advisers will be sent to Mogadishu in the spring when, if security allows, an embassy is also due to open. MoD sources said that the Embassy Defence Section would not serve in a combat role but would act... 
Tags:

Britain oo ciidamo dagaallamaya u soo direyso dalka Soomaaliya

(Salaamanews)-Britain ayaa lagu wadaa inay ciidamo u dirto Soomaaliya, wargeyska The Times ee ka soo baxa dalka Britain ayaa sidaas qoray. Wargeyska oo soo xigtay ilo ku dhow wasaaradda gaashaandhigga Britian ayaa sheegay in koox yar oo la taliyayaal ciidan British ah loo diri doono magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya qeybta hore ee sanadkan haddii duruufaha ammaanka ay u saamaxaan. Sidoo kale... 
Tags:

WHO: Dhallaanka Soomaaliya waxaa heysa caafimaad xumo

(Salaamanews)-Hay’adda caafimaadka adduunka ee World Health Organization (WHO) ayaa sheegtay in ka badan 200,000 oo carruur Somaaliyeed inay u baahan yihiin daryeel caafimaad oo deg deg ah. WHO ayaa dalbatay lacag dhan 89 milyan oo doollar oo wax looga qabto adeegyada caafimaad ee dalka Somaaliya. Dr. Cumar Saalax oo ka mid ah saraakiisha WHO ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Nairobi... 
Tags:

Qarax miino oo Muqdisho lagula eegtay kolonyo ay wateen ciidamada AMISOM

(Salaamanews)-Saddex ruux oo labo ay haween aheyd iyo wiil yar ayaa ku dhaawacmay qarax miino saaka lala eegtay kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM, kaasoo marayay nawaaxiga isgoyska Banaadir. Qaraxa oo ahaa mid aad u xooganaa ayaa laga maqlayay qeybo ka mid ah magaalada, waxaana uu ahaa miino la dhigay wadada dhinaceeda. Kolonyada Ciidamada AMISOM oo ay la socdeen kuwa Brundi ayaa la sheegay in... 
Tags:

Puntland “Cidii hub sharci darra ah qaadata waxay la mid tahay al-Shabaab”

(Salaamanews)-Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa ka digay hubka sharci darada ee lagu wato magaalada, isagoo ka hadlay xaalada amaan ee deegaanada Puntland, kadib markii todobaadkan lagu dilay Boosaaso nabadoon caan ahaa. Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay inay jiraan dad rabshado wada oo abaabulaya banaan baxyo, isagoo soo qaatay banaan bax shalay ka dhacay Boosaaso iyo Qardho, kaasoo... 
Tags:

Ra’isal wasaare Shirdoon oo ka digay in fara galin lagu sameeyo xukunka wariye Koronto

(Salaamanews)-Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan faragelineyn xukunkii dhowaa ee maxkamadda gobolka Banaadir ay ku ridday weriye Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim (Koronto) iyo haweeney sheegtay inay kufsadeen ciidanka dowladda. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo la xiriira go’aanka maxkamadda, ayuu raysul wasaaraha ku yiri “Soomaaliya... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal