Home »
An American jihadist in Somalia with few friends left
(Salaamanews)- Once his reputation was of a feared fighter, an American-born extremist who left small town of Alabama to wage war alongside Al-Qaeda-linked Somali Islamists and who called on other foreigners to join.
Today, Omar Hamami – better known as Abu Mansoor al-Amriki or “the American” – has split from the insurgents, who want to kill him.
He cuts a forlorn figure: homesick,...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa oo Muqdisho ku noqday
(Salaamanews)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku noqday magaalada Muqdisho, kaddib safarro ay ku kala bixiyeen dalal ay ku jiraan Ingiriiska iyo Belgium.
Madaxweynaha oo garoonka Muqdisho saxaafadda kula hadlay ayaa ka warbixiyay safarradii uu dibadda ugu maqnaa.
Xasan Sheekh waxaa uu sheegy in dhammaan dalalkii uu tagay ay Soomaaliya u ballan-qaadeen...
Nadaafadda Hargeisa oo xoogga la saarayo
(Salaamanews)-Dowladda hoose ee magaalada Hargaysa ayaa shalay billowday olole nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilicda magaalada.
Agaasimaha waaxda arrimaha bulshada ee dowlada hoose ee Hargeysa Qadar Cali Xasan ayaa sheegay in ololaha nadaafadda deegaanka ay ka billaabeen dhammaan xaafadaha magaalada.
Qadar Cali waxay uu shacabka ugu baaqay inay ka qayb qaataan nadaafadda, isagoo sheegay in la doonayo...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidamada Britain dowladda ayaa codsatay”
(Salaamanews)-Madaxweynaha dowladda Federaal-ka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidamada ka socda Ingiriiska ee tagaya Soomaaliya ay gacan ka gaysanayaan amniga dalka.
Madaxweynaha oo ay su’aalo waydiiyeen wariyeyaasha kaddib kulankii uu xalay la qaatay jaaliyadda Soomaalida ee Masar ayaa sheegay in safarkiisii Ingiriiska ay dowladda dalkaasi kula heshiiyeen inay tababarrada iyo...
Maxkamadda ciidamada oo Baledweyne ku xukuntay 13-eedeysane
(Salaamanews)-Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday 13 qof oo lagu helay dambiyo kala duwan, kuwaas oo ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, isuguna jira dad ka tirsanaa ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab.
Afar ka tirsan dadkaas ayaa lagu xukumay dil, kaddib markii ay qirteen in ay horey dilal u geyseen, waxaana...



![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






