Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home »

Xukuumadda Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay qaraxii ka dhacay Gaalkacyo

(Salaamanews)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane  Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Qaraxaan ayaa lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan Booliska Puntland, waxaana masuuliyadiisa sheegtay ururka al-Shabaab oo xariir la leh Shabakadda  al-qaacida. “Anagoo... 
Tags:

Investigation finds that African Union troops in Somalia killed 7 civilians in self-defense

(Salaamanews)- A joint Somali-African Union investigation into a case of civilian casualties found that African Union troops killed seven civilians, including five children. The investigation, though, found that the troops acted within internationally accepted rules of engagement during the mid-January incident. It said that the al-Qaida-linked group, al-Shabab, attacked an African Union patrol near... 
Tags:

AMISOM oo al-Shabaab ku eedeysay dadkii lagu laayay degmada Leego

(Salaamanews)-Muran billowday bartamihii bishii Janaayo ayaa keenaya in isku dhac fikaradeed uu ka dhex billowdo siyaasiyiinta ka soo jeedda degmada Leego ee gobolka Shabeellaha hooose, iyo hogaanka howlgalka midowga Afirca AMISOM ee ka socda Soomaaliya. Xilli howlgal ay bishii hore degmada Leego ka wadeen ciidamada AMISOM ayaa waxaa weerar gaadmo ahaa ku qaaday kooxda al-Shabaab, waxaana goobtaasi... 
Tags:

Rabshad ka dhalata doorashada ka dhaceysa Kenya oo laga digay

(Salaamanews)-Khatarta rabshadaha Kenya ayaa ah mid “khatar badan leh” ka hor doorashooyinka bisha soo socota, Hay’adda Ilaalada Xuquuqda Insaankaa (HRW) ayaa arrintaas kaga digtay warbixin ay soo saartay Khamiistii (Febraayo 7-deedii). Warbixinta kooxda oo 58 bog ka kooban, cinwaankeeduna ahaa “Arrin Wayn: Rabshadaha siyaasadda iyo doorashooyinka Kenya ee 2013″, ayaa... 
Tags: ,

Suicide bomber kills four in Central Somalia: police

(Salaamanews)-At least four people were killed Monday when a suicide bomber blew himself up in his car in an attack aimed at a senior police officer in Somalia’s central Galkayo region, police said. “There are at least five people dead, including the bomber,” said police officer Mohamed Abdullahi in the town, which straddles the border between the northern breakaway state of Puntland... 
Tags:

Shirka maamul u sameynta Jubooyinka oo qabsoomaya

(Salaananews)-Shirweynaha maamul u sameynta Jubbooyinka ayaa si rasmi ah uga furmi doona magaalada Kismaayo Sabti, Febraayo 23-keeda, sida uu shaaciyay guddiga farsamada ee u xil saaran dhisidda maamulka Jubbaland. Guddiga farsamada ayaa sheegay in ergo kor u dhaafeysa 500 oo xubnood oo ka kala socota dowladda Soomaaliya, urur goboleedka IGAD iyo dadka deegaanka lagu wado inay ka qeyb-galaan shirweynaha... 
Tags:

Xog dhab ah oo aanu ka helnay sababta ka dambeysay ismiidaamin ka dhacday Gaalkacyo

(Salaamanews)-Wararka ka imaanayo Gaalkacyo ayaa sheegaya in Taliye ku xigeenka booliska Puntland Jeneraal Muxiyaddiin Axmed Muuse uu  dhaawac fudud ka soo gaaray qarax ismiidaamin ahaa oo saaka lagula beegsaday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Warar is-khilaafsan ayaa kasoo baxaya khasaaraha rasmiga ah ee uu geystay qaraxa, waxayna warar horudhac ah sheegayaan inay ku dhinteen dhowr... 
Tags:

Baadarigii ugu weynaa madhabta masiixiga oo iscasilay

(Salaamanews)-Baadiriga ugu sareeya madhabta Kaatolika ee diinta Masiixiga ayaa 28/2/2013 shaqada ka tegaya, sida uu sheegay afhayeen u hadley Vatican-ka. Afhayeenku  wuxuu sheegay in Baadarigu uusan  awood  u siin lahaan doonin in uu sii wato shaqadiisa, wuxuuna hadalka ka sheegay kaniisadda isagoo ku hadlayay latinka looga hadlo kaniisadda dhexdeeda. Baaditaga Joseph Ratzinger ayaa ku dhashey... 
Tags:

Sir al-Shabaab kala dhaxeysay jabhado jooga Yemen iyo Iran oo la helay

(Salaamanews)-Guddiga ay Qaramada Midoobay u xil saartay inuu kormeero cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa sheegay in ururka al-Shabaab uu hub uga yimaadaan shabakado ku sugan Yemen iyo Iran, diblomaasiyiin ayaa sidan u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters. Hubka ugu badan ee ay heshay al-Shabaay ayay diblomaasiyiintu sheegeen inuu uga yimid dalka Yemen, oo la rumeysan yahay inuu yahay... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal