Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home »

Maalinta “Valentine’s Day” Maxay tahay? & Diinta Islaamku ma ogoshahay Maalintaas?

(Salaamanews)-Maxaad ka taqaan maalinta Jaceylka Aduunka? Diinta Islaamkuse ma ogoshahay Maalinta in la weyneeyo oo loo dabaal dago? Waxaa naxdin ah in maalinta taarikhdu tahay 14 February oo ku beegan Maalinta Khamiista ah ay dad Muslimiin ah ay xusayaan Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen Roman kii hore!. Waxaan galaynaa meel walba oo ay gaaladu galaan waxaana samaynaynaa wax... 
Tags: ,

Dowladda oo ka tacsiyaysay geerida Sheekh Xeefoow oo ku dhintay Muqdisho

(Salaamanews)-Alle ha u naxariistee, guddoomiyihii guddiga fulinta ee maamulka Ahlu Sunna, Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow ayaa goor dhowayd ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho. Marxuum Xeefow oo da’diisu ay ahayd 50 jir ayaa ku dhintayc isbitaalka Xalane oo looga daaweynayay cudurka sonkorta, waxaan la keenay cisbitaalka ka hor 24-saac xilliga geeridiisa. Guddoomiyaha guddiga talada... 
Tags:

Hogaamiyaha midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya oo la kulmay madaxweyne Xasan Sheekh

(Salaamanews)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wuxuu magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Mahamat Saleh Annadif. Muddadii uu socday kulanka, labada mas’uul waxay ka wada hadleen xaaladda ammaanka ee Soomaaliya iyo sida loo ballaarin karo howl-qabadyada AMISOM ee Soomaaliya. Annadif oo... 
Tags:

Gaalkacyo: Shil gaari oo dad badan ku dhaawacmeen

(Salaamanews)-Ugu yaraan Lix qof ayaa ku dhaawacantay shil gaari oo xalay ka dhacay deegaanka Ceel-Faarax-Geeddi oo 10 km dhinaca bari kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Dad ka badbaaday shilka ayaa SN u sheegay in uu yimid kaddib markii gaari nooca Toyota Land Cruiser ah oo xawli ku socday uu ku dhacay god aad u weyn. Dadka dhaawacmay oo uu ku jiro wadihii gaariga ayaa loola... 
Tags:

Kenya: Daganaashiyaha Soomaaliya ciidankeenna ayaa keenay

(Salaamanews)-Taliyaha Ciidamada Kenya, General Julius Karangi, ayaa sheegay in ciidanka difaaca Kenya, ay dowr muhiim ah ka qaateen nabad soo celinta dalka Soomaaliya. Karangi, ayaa sheegay in ciidamada Keenyaatiga ee ka qeyb qaatay howlgalka midowga Africa AMISOM ee ka socda Soomaaliya, ay muujiyeen dadaal laciifiyay awooddii ay koofurta Soomaaliya ku laheyd kooxda al-Shabaab. Wuxuu xusay in ciidamada... 
Tags:

Wadaad masiixi ah oo lagu gawracay dagaallo ka dhacay Tansaaniya

(Salaamanews)-Dagaallo ku saleeysan diimo ayaa todobaadkan ka dhacay magalaada Buseresere ee Tansaaniya, kuwaas oo keenay in la gowraco wadaad Masiixi ah iyo dhaawaca Tansaaniyiin dhowr ah, sidaana waxa weriyay Dailiy News-ka Tansaaniya. Denis Stephano, oo ah afhayeenka Xafiiska Taliyaha Bilayska ee Gobolka Geita, ayaa sheegay in la rumeeysyahay in hoggaamiyayaasha Muslimiintu ay dalbeen in si degdeg... 
Tags:

Somalia reporter freed in rape trial case

(Salaamanews)-A Somali journalist was freed Tuesday following a week in custody after he criticised the jailing of a reporter and a source who said she was raped by security forces, colleagues said. Daud Abdi Daud, who works for Radio Kulmiye, was arrested on February 5 shortly after speaking out at the sentencing for one year of reporter Abdiaziz Abdinuur and the alleged rape victim he interviewed. Human... 
Tags:

Thailand: 17 ka Tirsan Mucaaradka oo la Dilay

(Salaamanews)-Militariga Thailand, ayaa sheegaya in la dilay 17-ka tirsan fallaagada wadankaasi oo saldhig weyn ku laheyd koofurta wadankaasi Thailand. Weerarka ayaa ka dhacay goor hore oo Arbacada manta ah gobolka Narathiwa, oo ku dhaw xadka ay wadaagaan wadamada Thailand, iyo Malaysia. Waloow militarigu ay sheegteen in mintidiin badan ay dileen hadana lama sheegin khasaare iyaga soo gaaray oo weerarka... 
Tags:

Guam: Nin mindi watay oo dad kala dhex kacay

(Salaamanews)-Saraakiisha amaanka ee Mareykanka ayaa sheegay in nin mindi ku hubeysnaa uu seddex ruux ku dilay 11-kalena ku dhaawacay dhulka fog ee Guam. Ninka falkan geystay ayay boolisku sheegeen inuu gaadhigiisa markii hore burburiyay, isagoo qaadsiiyay mehrad ganacsi oo weyneyd, kadibna dadkii dhacdada la yaabanaa ayuu Tooreey kala dhex kacay. “Isagoo gadaal gadaal u cararayay ayuu mindida la... 
Tags:

Madaxweyne Obama “Waa inaan wax ka badalnaa siyaasadii hore”

(Salaamanews)-Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obama, oo khudbadiisa sanadlaha ah aqalka sare ka hor jeediyay ayaa ka hadlay arrimo badan oo khuseeya xiriirka dibadda , dhaqaalaha, yeelashada hubka, mustaqbalka dhaw iyo kan fog ee dadka reer Mareykan. Madaxweynuhu wuxuu xusay in Mareykanku uu u jeestay wadadii kobaca dhaqaalaha, isla markaasina uu ka soo weecday  wadadii hormuudka uu ka ahaa sanadihii... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal