Latest

May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - webdesign

Home »

The Scramble for rare earth metals in frontier Africa, including Somalia

Africa, Australia and Canada are home to vast reserves of rare earth metals. Rare earth metals are used to build high-tech items from headphones to missiles. Cheap labour allowed China to produce these metals that are essential for technology and weapons industry. Western countries are now trying to free themselves from the Chinese stranglehold over rare earth metals. China stopped exporting earth... 

Designing self-governing States for Federal Somalia

To bounceback to normalcy and stability, Somalia is using its traditions. In the Somali traditions, the basic social, political and territorial unit is the clan and its lineage structures. The clan system is deeply seated and deeply rooted. The present government structure was built on 4.5 (4 units, each having 1 and the fifth group as having 0.5). For the cabinet this has changed to 5.0 (The five... 

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacseeyay geeridii Sheekh Xeefoow

(Salaamanews)-Qoraal ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta  Madaxtooyada qaranka oo la gaarsiiyay warbaahinta dowladda nuqul kamid ahna uu soo gaaray xarunta SN ee Muqdisho ayaa ayaa sidan u qornaa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa wuxuu u tacsiyeynayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii,iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariisto Marxuum... 
Tags:

Prof. Jawaari oo Addis-ababa kula kulmay dhigiisa Ethiopia

(Salaamanews)-Guddoomiyha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaas Abadula Gemeda. Kulanka labada mas’uul oo ka dhacay xarunta baarlamaanka Ethiopia ayaa looga hadlay xiriirka labada baarlamaan iyo isbeddelka ka dhacay Soomaaliya. Prof. Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay  in ay Soomaaliya... 
Tags:

Madaxweyne Siilaanyo “Shirka London kuma deg degeyno”

(Salaamanews)-Madaxweyneha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefdi  uu hogaaminayey oo safar ugu maqnaa wadanka Inigiriiska ayaa maanta dalka ku soo guryo noqday. Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ay safarkiisan ku wehelinayeen wasiirka arrimaha dibada Maxamed C/laahi Cumar, Wasiirka qorshaynta Sacad Cali Shire iyo xubno kale. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxa madaarka Hargeysa ee... 
Tags:

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka oo geeri ku timid kadib lagu aasay Muqdisho

(Salaamanews)-Xildhibaan Sheekh Nuur Cali Aadan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho kadib markii xanuun uu ku soo booday. Ehellada xildhibaanka geeriyooday ayaa u sheegay warbaahnita in marxuumku uu u geeriyooday xanuun wadnaha ah oo si lama filaan ugu soo booday. Sheekh Nuur Cali Aadan wuxuu horay u soo noqday wasirika owqaafta iyo arrimaha... 
Tags:

Iran “Hub inaan siinno al-Shabaab waa been abuur uu Mareykanku maleegayo”

(Salaamanews)-Guddiga ay Qaramada Midoobay u xil saartay inuu kormeero cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa dhowaan sheegay in kooxda al-Shabaab ay hub ka hesho shabakado ku sugan dalalka Yemen iyo Iran. Jamhuuriyadda Isaamka ee Iran ayaa eedeyntaas ku tilmaamtay “ been-abuur aan macquul ahayn,” sida xukuumadda Iran ay ku sheegtay warqad ay u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Danjiraha... 
Tags:

Degmooyin ka tirsan Shabeellaha hoose oo laga fara saaray kooxda al-Shabaab

(Salaamanews)-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta howlgallo waxay ka sameeyeen gobolka Shabeellaha hoose, waxaana ay dagaallo la galeen xoogaga al-Shabaab oo ay ka qabsadeen deegaannada Janaale, Buula-mareer iyo Qoryooleey, oo dhaaamntood ka wada tirsan gobolkaasi Shabeellaha hoose. Dad deegaanka oo aan la hadalnay si’ aan xaqiiqda u ogaanno ayaa noo sheegay in ciidamada dowladda, AMISOM iyo... 
Tags:

Midowga yurub oo looga digay in tababar ay ka fuliyaan Muqdisho

(Salaamanews)-Dhawaan ayaa wargeyska New-Vision, ee fadhigiisu yahay magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, wuxuu daabacay in midowga Yurub uu tababarka ciidamada AMISOM u wareejin doono magaalada Muqdisho,  isagoo soo xigtay saraakiil ka tirsan Midowga Yurub. Saraakiil ka soo jeeda dalka Ireland, ayaa midowga reer Yurub uga digay tababar uu ka sameeyo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,... 
Tags:

Djibouti: Mucaaradka oo xukuumadda ku eedeeyay faafreebid

(Salaamanews)-Xisbiyada siyaasadda ee Jabuuti ayaa bilaabay ololahooda tadobaadkii la soo dhaafay ka hor doorashada barlamaaniga ah ee 22-ka February, balse Ururada mucaaradka ayaa ka cabanaya in xukuumaddu ay si aan caddaalad ahayn u wiiqayso fursadahooda. Labada todobaad ee soo socda, ayay Xisbiga talada haya ee Midowga Aqlabiyadda Madaxtooyada (UMP), oo talada hayay toban sano, mucaaradkab Isbahaysiga... 
Tags: ,
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal