Home »
Sharciyeynta ciidamada badda Kenya oo lagu murmay
(Salaamanews)-Kenya ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka codsatay in la siiyo ku dhowaad $10 milyan oo doolar oo lagu maalgeliyo ciidamadeeda badda ee ka mid noqonaya AMISOM.
Sida uu qoray wargayska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya, ra’iisul wasaare ku-xigeenka, ahna wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Fosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa Golaha Amaanka ka sheegtay in aysan jirin sabab...
Wadaad caan ah oo Garoowe lagu dilay iyo ninkii dilay oo la qabtay
(Salaamanews)-Nin ku hubeysan bistoolad ayaa bartamaha magaalada Garoowe galabta ku dilay Allah ha u naxariistee Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax Gacamey) oo ka mid ahaa culimaa’uddiinka ugu caansan Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada Puntland.
Dad deegaanka ah ayaa sheegay in Sheekha la toogtay kaddib markii uu ka soo baxay masaajid uu salaadda casar ku soo tukaday.
Saraakiisha ammaanka ee maamulka...
Dhisidda Is-maamulada Waa In La Wajahaa !
Abdulkadir Abiikar Hussein
Xukuumadda Federaalka Somalia waa inay u gudubtaa ficil iyo waxqabad oo ay dhistaa Is-Maamulada xubnaha ka noqon doono Federal Somalia. Xukuumadda Federaalka waa inay taariikhda gashaa; cabsidana ka baxdaa!!!
In badan ayaa madaxda Somalia ay dhaheen: ay turxaan bixiyeen qorshahooda iyo Lixda tiir ee is-beddelka lagu gaarayo. Lixda tiir waxaa ka mid ah hishiisiinta beelaha...
Somalia opposes Sh870m funding for Kenya navy
President Kibaki inspects a guard of honour mounted by the Kenya Navy during a past Jamhuru Day event. A high-ranking Somali official told the United Nations Security Council on Thursday that her government does not want the African Union military mission in Somalia (Amisom) to be given a maritime component.
IN SUMMARY
Somalia’s Deputy Prime Minister and Minister of Foreign Affairs Fawzia Y....
Somaliland president is advised to accept ten year federation with Somalia by William Hague, UK Foreign Secretary
London-William Hague, the United Kingdom’s Foreign Secretary has advised the incumbent president of Somalilad Ahmed Mohamed Silanyo to accept that Somaliland join Somalia on ten year federation with Somalia once the talks between Somalia and Somaliland resumes in London this year.
British Foreign Secretary said that this will open window of opportunity for the people of Somaliland to hold another...



![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






