Latest

May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - May 15, 2013 - Soomaaliya oo tallaabooyin u qaadaysa si safaaradihii dib loogu furo ... - May 15, 2013 - Marnaanta halbeeg tacliineed oo gobolka ah ayaa hor istaagtey koboca ganacsiga Bariga Afrika ... - May 14, 2013 - SOMALIA: IOM assists Kenyans stranded in Bosaso to return home ... - May 14, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo saxiixay heshiis cusub oo ay xukuumaddu la gashay wadamada G7 ... - May 14, 2013 - Gobolka Baay oo horumar hiigsanaya ayaa wali marti u ah dagaalka al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Degmo Muqdisho ka tirsan oo waxbarsho bilaasha ah u fidisa haweenka ... - May 14, 2013 - IOM oo Ajaanib ka daabuleysa deegaamada maamulka Puntland ... - May 14, 2013 - Kenya oo dib u soo noolaynaysa bilayska kaydka ah ee Gaarisa si ay ula dagaallamaan al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Abaanduulaha cusub ee ciidamada militariga oo u hanjabay kuwa dhaca geysta ... - May 14, 2013 - Nin la shaqeyn jiray Burcad badeedda oo lagu xiray Jarmalka ... - May 13, 2013 - WHO Investigates Possible Polio Case in Somalia ... - webdesign

Home »

Somalia: Blast on beachfront restaurant kills 1

(Salaamanews)-A Somali police officer says a car bomb detonated by remote control has killed one person and wounded two others in Somalia’s capital. Mohamed Hassan said Saturday the explosion took place in the parking area of a popular beachfront restaurant in the Lido area of Mogadishu frequented by Somali officials and city residents. The restaurant called Lido Seafood was opened last year... 
Tags:

Somalia: Journalist killers must be brought to justice, Prime Minister tells Media Roundtable

(Salaamanews)-Judicial reform is at the heart of the government’s efforts to ensure killers of journalists are brought to justice, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon told a roundtable of journalists in Villa Somalia today. The Prime Minister called the meeting to discuss the government’s relationship with the media and listen to journalists’ concerns, following the killing of a... 
Tags:

R/W Shirdoon “$50,000 oo doollar ayaan siineynaa qofkii soo sheega xogta dilalka wariyeyaasha”

(Salaamanews)-Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay lacag dhan ($50) konton kun oo doollar ku abaalmarineyso cid kasta oo keenta xog ku saabsan dambiile dilay weriye Soomaaliyeed. Ra’isul wasaaraha ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu la qaatay qeybaha warbaahinta sida milkiilayaasha, wakiillo ka socday idaacadaha, telefeshinnada,... 
Tags:

Somalia: New Friends, Old Debts, and the Road to Recovery

BY ABUKAR ARMAN, ANALYSIS With Somalia seemingly en route to recovery, what obstacles remain in its path? After decades of suffering from geopolitical proxy wars, iron-fisted military government, ruthless warlords, civil war, religious militancy, and foreign interventions, Somalia today stands at the threshold of a new era. Countless serious challenges remain, but Somalia could be starting emerge from... 
Tags:

Ethiopia produces first military drone aircraft

An Ethiopian military source has told Sudan Tribune that the country has built the first unmanned aerial vehicle (UAV) or drone which could be used for multiple purposes. After undergoing testing, the locally made drones, have demonstrated their capability of performing a number of militarily and civilian applications, according to the source. Speaking on condition of anonymity from the country’s... 
Tags:

China’s 14th escort fleet departs for Somali

The 14th naval squad, sent by the Chinese People’s Liberation Army (PLA) Navy, departed Saturday from China to the Gulf of Aden and Somali waters for escort missions. The squad, which set sail from a port in Qingdao of east China’s Shandong Province, will succeed the 13th escort fleet currently conducting missions in Somali waters. The 14th convoy fleet comprises three ships — the... 
Tags:

Faahfaahin: Qarax ka dhacay Muqdisho

(Salaamanews)-Muqdisho oo maalmihii dambe muuqaalkeedu soo hagaagay kana bogsootay bukaankii qaraxyada ayaa manta waxaa ka dhacay qarax aan laga gaarin u jeedadii laga lahaa ee aheyd in lagu khal-khal galiyo amaanka caasimadda dalka oo mudooyinkii dambe aad loo adkeeyay. Ugu yaraan seddex ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhaawacantay mid kalena uu ku dhintay kadib qarax loo adeegsaday gaari walxaha... 
Tags:

Warbixin: Qabyaalad iyo qab-qable qaranimada ayay dhaawacaan

(Salaamanews)-Dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed iyo guux ayaa ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo lagu tilmaamo meelaha ugu badan ee abaabulada siyaasadeed laga qorsheeyo, iyadoo dhowaanahan ay ku qul qulayeen siyaasiyiin, aqoonyahano iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka. Nairobi ayaa 10-kii sano ee u dambeysay tan iyo markii dowladdii uu hogaaminayay C/llaahi Yuusuf lagu soo dhisay, waxay... 
Tags: ,

Ethiopia “Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn waxaan ku garaaci doonnaa al-Shabaab”

(Salaamanews)-Dowladda Ethiopia, ayaa ku hanjabtay in diyaaradaheeda dagaalka gaar ahaan kuwa aan duuliyaha laheyn oo markii ugu horreysay tijaabada ka baxay sanadkan 2013, ay u adeegsan doonto fallaagada ka dagaallanta Soomaaliya al-Shabaab oo ku biirtay ururka al-qaacidda. Saraakiisha militariga Ethiopia, ayaa ku hanjabay in jawaab adag ay ka bixin doonaan baaq dhowr jeer kaga soo yeeray ciidamada... 
Tags:

Madaxda qaranka oo wax laga xumaado ku tilmaamay dilkii Sheekh C/qaadir Gacamey

(Salaamanews)-War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in dilkii loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax uu ahaa mid aad looga naxo lagana xumaado oo ka baxsan bini aadanimadda. “Waxaan uga tacsiyeynayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii, iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariisto Marxuum Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax (Gacamey) oo xubin weyn ka ahaa... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal