Home »
Information Technology in Africa: The Next Frontier
MAMADOU NDIAYE grew up in Senegal. His parents were “not poor, but not rich”. He was fascinated by mathematics, which he studied at Cheikh Anta Diop University in Dakar and then taught for several years in Côte d’Ivoire, saving to pursue his dream of studying in America.
He went to New York, where he worked at Staples, an office-supplies chain, to finance his masters in statistics at Columbia...
Rag lagu tuhmayo dilkii Sheekh C/qaadir Gacamey oo lagu qabtay Sool
(Salaamanews)-Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ahna caasimadda ismaamulka Puntland, ayaa dhawaan waxaa lagu dilay Allah ha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax (Gacamey) oo kamid ahaa culimada al-ictisaam.
Dilka Shiikha ayaa loo qabtay wiil dhallinyaro ah oo da’diisa lagu qiyaasay 18-sano jir, waxaana sidoo kale jira dad kale oo wiilka la qabtay uu sheegay oo dabal gal lagu hayo iyadoo...
Somalia denies opposing funding for Kenya navy
(Salaamanews)-Somalia Ambassador to Kenya Mr Mohamed Nur on Sunday clarified that his country only thought it would be more expensive to fund a navy and instead proposed for the building of its equivalent called the Somali Coast Guard.
“We prefer to get help in building our Coast Guard which would be less costly and more effective for the long term security of Somalia and the wider region,” he...
Ameeriko “Kenya qarash kasta ha’ lasiiyo laakiin waa in dib loo dhiso ciidankeenna badda”
(Salaamanews)-Safiirka Soomaaliya u jooga magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya, Maxamed Cali Ameeriko, ayaa beeniyay in Soomaaliya ay is hor istaag ku sameyneyso lacag ay Kenya ka dalbaneyso golaha ammaanka ee qaramada midoobay.
Safiir Ameeriko, wuxuu sheegay in Soomaaliya ay qadarin u heyso dalka Kenya, wuxuuna tilmaamay inaanay jirin sabab keeneyso in danaha Kenya ay isku hor gudubto dowladda...
Prof. Jawaari oo magaalada Jig-jiga lagu soo dhaweeyay
(Salaamanews)-Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa gaaray magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, iyagoo ka ambabaxay magaalada Adis Ababa.
Wafdigan uu hogaaminayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa kusoo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Jigjiga mas’uuliyiinta ugu sareysay Dowlad deegaanka...
Ciraaq: Labaatameeyo qof oo ku dhintay qaraxyo kala duwan
(Salaamanews)-Saraakiisha dowladda ayaa sheegay in dhowr qarax oo gaari loo adeegsaday ay ka dhaceen magaalada Baghdad ee caasimadda wadanka Ciraaq.
Boolisku wuxuu sheegay in ugu yaraan 20 qof ay weerarka ku dhinteen tira kale oo intaasi ka badanna ay ku dhaawacmeen.
Weerarka ayaa lala beegsaday goobaha ay shiicadu ku badantahay magaalada Baghdad ee caasimadda wadanka Ciraaq, gaar ahaan waxaa qaraxyadu...
Kenya: Booliska oo ka wer wersan qaraxyo dhici kara waqtiga ololaha doorashada
(Salaamanews)-Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in hal qof uu ku dhintay bomb uu ku aasayay magaalada Gaarisa gobolka waqooyi bari wadanka Kenya.
Boolisku wuxuu sheegay in qofka dhintay uu miinada aasayay isla markaasina ay ku qaraxday isagoo fiilooyinka isku xiraya.
“Si’ xun ayay miinadu u waxyeeleysay qeybaha iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Gaarisa, oo banaankiisu bombku ka dhacay”ayuu yiri...
Warbixin: Ictiraafdoonka Somaliland iyo Isbedelka mooqifka bulshada Caalamka
(Salaamanews)-Somaliland, waa dhul xad wadaag la ah Djibouti iyo Ethiopia, waxaana 1991-kii laga soo billaabo dadkiisu isku dayayeen inay madax bannaani ka helaan Soomaalida inteeda kale, laakiin niyad jabkii ugu xumaa wuxuu ka soo gaaray markii amaanka dhulkaas ay ka werwereen dowladaha ugu sirdoonka weyn caalamka.
Sanadka 2013 markuu dhashay waxaa digniin deg deg ah soo saartay dowladda Britain oo...
Munaasibad ku saabsan fanka iyo dhaqanka Soomaalida oo Minnesota lagu qabtay (Daawo sawirro)
(Salaamanews)-Munaasibadaan oo diirada lagu saaray dhowr qodob oo isugu jira fanka, dhaqanka iyo soo-noolaynta afka Soomaaliga ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey urur ay ku midaysan yihiin dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ka Joog, waxaana ka soo qeybgalay dad badan oo isugu jiray qeybaha bulshada.
Intii ay socotay munaasibaddan oo looga gol-lahaa in aysan dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku barbaaray...
Warbixin: Al-Shabaab oo awood ka raadineysa adeegsiga baraha bulshada Kulmiya
(Salaamanews)-Kooxda AL-Shabaab ee Soomaaliya ayaa adeegsiga baraha internetka xoogga saaartay sanadkii 2011 markaasoo kooxda laga saaray magaalooyin muhiim ah oo ay ugu horreysay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.
Hogaamiyeyaasha sare ee ururka AL-Shabaab sida Axmed Cabdi Godane iyo ragga ku majaalka ah ayaan aad u la dhicin istiraatiijiyadda lagu ballaarinayo afkaarta kooxda iyadoo...



![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






