Latest

May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - webdesign

Home »

NUSOJ Welcomes Somali Prime Minister’s Pledge for Justice to the

(Salaamanews)-The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) welcomes the Somali Prime Minister’s pledge for justice both the slain journalists and the jailed journalist during meeting with the Somali Journalists and the media representatives on Saturday 16 February, 2013 held at the prime Minister’s office at Villa Somalia. Journalists’ leaders and media representatives met with the Somali... 
Tags:

Gobalka Baay: al-Shabaab oo laga saaray deegaano cusub

(Salaamanews)-Wararka aan ka heleyno gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay qabsadeen deegaanno horleh oo ay banneysay kooxda al-Shabaab. Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in dagaal goor hore oo maanta ah ay qaadeen ay ku qabsadeen deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Baay. Taliyaha nabad sugidda gobolka Baay Shiine Barre Isxaaq ayaa SN u sheegay in dagaalka... 
Tags:

553 Askari oo lagu soo tababaray Uganda oo ku soo laabtay Muqdisho

(Salaamanews)-Askartan oo gaareysay 553-askari ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqi, Wasiir kuxigeenka Wasaarada, Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka, Taliyaha howl gelinta AMISOM iyo Saraakiil. Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqi oo la hadlay Ciidamada tababarka u soo dhamaaday ayaa ugu hambalyeeyay in dalkooda dib ugu soo laabtaan, isagoo... 
Tags:

Madaxweyne Chavez oo ku laabtay dalkiisa Venuzuela

(Salaamanews)-Madaxweynaha Venezuela Hugo Chavez ayaa dib ugu laabtay dalkiisa, kadib markii laga daweeyay cudurka Kansarka oo lagaga daaweynayay dalka Cuba. Barta bulshada ee Twitter-ka ayuu Madaxweyne Chavez oo 58-jir ah ku shaaciyay inuu caafimaad qabo, isagoo u mahad celiyay Madaxweynaha iyo Madaxweynihii hore ee Cuba Raul iyo Fidel Castro. Sidoo kale waxaa uu u mahadceliyay shacabka reer Venezuela... 
Tags:

Beledweyne: Rag ka soo goostay al-Shabaab oo la soo bandhigay

(Salaamanews)-Ciidamada booliska ee gobolka Hiiraan ayaa maanta magaalada Baledweyne kusoo bandhigay 3 wiil oo ay sheegeen iney ka soo goosteen ururka al-Shabaab. Taliyaha ciidamada booliska ee Balaedweyne Cali Dhuux Cabdi Mahadalle oo wariyeyaasha kula hadlay gudaha saldhiga ayaa sheegay in dhalinyaradan ay isku soo dhiibeen ciidamada dowladda. Taliyaha ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan dhalinyarada... 
Tags:

Midowga Yurub oo wax laga naxo ku tilmaamay dilkii Sheekh Gacamey

(Salaamanews)-Wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone d’Urso ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii Jimcihii Garoowe loogu geystay Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax iyo qaraxii gaariga loo isticmaalay ee Sabtidii ka dhacay maqaayad ku taalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Danjire Cervone d’Urso ayaa war qoraal ah wuxuu maanta ugu tacsiyeeyay qoyska uu ka dhintay... 
Tags:

AMISOM “Howlgalkeennu wuxuu hiigsanayaa deegaanno hor-leh”

(Salaamanews)-Mas’uuliyiin ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta waxay wada-hadal la qaateen odayaasha dhaqanka ee magaalooyinkii dhowaan lagala wareegay al-Shabaab ee Jannaale, Aw-Dheegle iyo Bariirre ee gobolka Shabeellaha Hoose. War qoraal ah ayay AMISOM ku tilmaamtay in wada-hadallada ay ahaayeen kuwa wada-tashi ah oo ku saabsanaa sidii la isaga kaashan lahaa xasilinta... 
Tags:

Kismaayo: Dadka oo ka cabanaya maamul xumo

(Salaamanews)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda hoose oo dhamaadkii sanadkii hore gashay gacanta ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Kenya oo ku dhidban howlgalka AMISOM iyo ciidamada ururka Raaskambooni, ayaa waxaa ku soo badanaya dhibaatada dadka rayidka ah ay la kulmayaan. Magaalada oo ah mid istiraatiijiyad ballaaran u leh guud ahaan gobollada Jubooyinka iyo Gedo, ayaa... 
Tags:

Ecuador: Shacabka oo markale doortay madaxweynaha talada hayay

(Salaamanews)-Madaxweynaha wadanka Ecuador, ayaa markale ku guuleystay tartanka doorashada wadankaasi oo ay ka qeyb galeen siyaasiyiin looga baqayay inay kursiga heli doonaan. Madaxweyne Rafael Correa, ayaa markiisii sedexaad la soo doortay isagoo ku guuleystay in ka badan 50% dhamaan codadka la tiriyay. La taramayaasha madaxweynaha ayaa si weyn u soo dhaweeyay guusha madaxweynaha, iyagoo qirtay in... 
Tags:

Nigeria: afduubka shaqaalaha shisheeye oo joogta noqday

(Salaamanews)-Todobo ka tirsan shaqaalaha shirkad weyn oo ku taal waqooyiga Nigeria, ayaa la afduubtay, kadib markii xoog lagu soo galay albaabka hore ee xarunta, sida ay sheegayaan saraakiisha ammaanka. Ka hor weerarka waxaa la dilay waardiyeyaasha shirkadda, oo ka shaqeysa dhismaha, dowladda ayaana afduubkaasi ku tilmaantay mid u jeedooyin badan. Shaqaalaha la afduubtay ayaa u qeybsanaa mid Talyaani... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal