Latest

May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - webdesign

Home »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday Mareykanka

(Salaamanews)-Wafdi ballaaran oo ka socday sanatka Mareykanka ayaa manta soo gaaray magaalada Muqdisho, wuxuuna la kulmay madaxda ugu sarreysa dalka oo ku soo dhaweeyay garoonka aadan cadde ee caasimadda Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu maanta la  kulmay Keith Ellison oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga dimoqraaddiga, ahna xildhibaankii ugu horreeyay... 
Tags:

AMISOM oo deeq gaadhsiisay cisbitaalka Beledweyne

(Salaamanews)-Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta wuxuu dawo ugu deeqay isbitaalka Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Ciidanka Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa deeqda dawada ku wareejiyay maamulka isbitaalka. Waa deeqdii ugu ballaarnayd oo dawo ah oo la gaarsiiyay isbitaalka tan iyo markii hay’adda MSF Swiss ay dabayaaqadii sanadkii hore joojisay howlihii... 
Tags:

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo gaaray go’aamo ka dhan ah kooxda al-Shabaab

(Salaamanews)-Midowga Caalamiga ah ee Culumada Muslimiinta ee uu madaxda ka yahay Sheekh Yuusuf al-Qardaawi ayaa bayaan ka soo baxay Axaddii wuxuu si kulul ugu cambaareeyay dilkii Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax. Culumada Islaamka waxay dilka Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax ku tilmaameen mid xad-gudub ah oo ka fog diinta Islaamka, waxayna ugu baaqeen ummadda Soomaaliyeed inay meel uga soo wada jeestaan... 
Tags:

Mahiga “Waan ka xunahay amni xumida wali jirta”

(Salaamanews)-Xafiiska siyaasadda ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (UNPOS) ayaa cambaareeyay weerarrada argagaxisada ee Soomaaliya ka dhacay labadii toddobaad ee la soo dhaafay, oo uu ku jiro falkii lagu dilay Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax. Alle ha u naxariistee, Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax ayaa Jimcihii la soo dhaafay lagu dilay gudaha masaajid ku yaalla magaalada Garoowe ee xarunta... 
Tags:

Kooxda al-Shabaab oo lacago baad ah ka qaadeysa Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Xawaaladaha

(Salaamanews)-Kooxda al-Shabaab oo laga saaray deegaanno horleh sanadihii 2011 iyo 2012 ayaa u muuqaneysa inay ka quusatay dagaalkeedii koofurta Soomaaliya iyadoo sii yaraaneysa dagaalka ay ka waddo bartamaha dalka Soomaaliya. Al-Shabaab ayaa cudeeda military waxay ku dhisneyd ilaa shan qodob oo muhiim ahaa sida uu SN u sheegay sarkaal magaciisa u diiday qalabka war tabinta, oo mar dhaw uun ku biiray... 
Tags: ,

Ciidamada AMISOM oo la geyn doono gobolka Galgaduud

(Salaamanews)-Taliska Ciidamada AMISOM ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegay inay suura gal tahay in Ciidamo ay geeyaan Gobolka Galgaduud, kadib markii Maamulka Ahlusuna ee Gobolada Dhexe ay codsi u jeediyeen. Taliyaha Ciidamada AMISOM ee ku sugan Gobolka Hiiraan Col. Cusmaan Dhubad ayaa sheegay inay kulamo ay yeesheen Maamulka Galgaduud iyo Ahlusuna, ayna ka wada hadleen sidii looga midoobi lahaa howl... 
Tags:

Galkacyo: Ammaanka oo laga deyriyay

(Salaamanews)-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay wada maamulaan maamullada Galmudug State iyo Puntland ayaa waxaa maalmihii dambe laga deyrinayaa amaanka qeybta waqooyi kadib falal amaanka lid ku ah oo maalmihii dambe ku soo batay. Dhawaan magaalada waxaa ka dhacay weerar ismiidaamin ahaa oo lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Puntland, waloo uu badbaaday hadana waxaa... 
Tags:

Jaamacadda carabta oo taageertay qaadista cuna qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

(Salaamanews)-Jaamacada Carabta ayaa taageertay in la qaado cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, xilli dowladda Soomaaliya ay aad ugu ololeyneyso. Shir Baarlamaanka Jaamacada Carabta ku yeesheen magaalada Qaahira ayaa loogu baaqay Golaha Ammaanka inay qaado cunaqabateynta hubka. Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka Baarlamaanada Jaamacada Carabta ayaa soo jeediyay... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal