Home »
Horn of Africa Situation Report No. 19
Horn of Africa Situation Report No. 19
January 2013 – Djibouti, Ethiopia, Kenya, Somalia, South Sudan
Conditions across the Horn of Africa have improved, however a crisis food security situation continues in areas of South Sudan, Ethiopia, Somalia and Kenya. 12.1 million people remain food insecure1. The following number of people are affected per country:
Djibouti
70,000
Ethiopia
3.8...
Somalis Enjoy First Major Music Concert in Two Decades
Music is back in Mogadishu after being banned by Islamists who controlled much of south and central Somalia two years ago. A concert this week saw a top Somali performer appear before a happy crowd, which included government officials.
Rock, rap and love songs, which most Somalis deem among their few pleasures in life, were banned by al-Shebab, who ordered music off the radio waves and, of course,...
Uganda Opens Embassy in Mogadishu
The State Minister for Foreign Affairs Henry Okello Oryem also MP for Chua County in Kitgum district says the new envoy to the war-torn country; Prof. Sam Turyamuhika arrives in Mogadishu any time from now.
He says, “Turyamuhika will be deputized by Maj Gen Nathan Mugisha, formerly Ugandan-led AMISOM commander in Somalia.”
Both Mugisha and Turyamuhika, were appointed to run the Ugandan commission...
Fowziyo “U jeedkeennu waa inaan soo kabanno”
(Salaamanews)-Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirada Arrimaha dibada Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixisay kulamadii Golaha Ammaanka uu ka yeeshay Arrimaha Soomaaliya.
“Golaha Ammaanka kulamo la sameynay, si gaar gaar ah baan ula kulanay xubnaha Golaha ammaanka ilaa Ban Ki-moon, sidii cunaqabateynta hubka loo qaadi...
Muqdisho: Maxkamdeynta wariyaha oo dib loo dhigay
(Salaamanews)-Maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir ayaa dib u dhigtay dhageysiga dacwadda weriye Cabdicasiis Cabdinuur Koronto iyo haweeney sheegtay inay kufsadeen askar ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya.
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa February 5 waxay labadan eedeysane ku xukuntay xabsi min hal sano ah.
Qareenka u doodaya labada qof Maxamed Maxamuud Afrax ayaa warbaahinta u sheegay inay maxkamadda...
Shabeellaha dhexe: ciidamada dowladda oo goobo hor-leh qabsaday
(Salaamanews)-Cutub ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo sahan ahaan loo diray ayaa lagu soo warramayaa inay maanta gaareen magaalada Mahaddaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe kaddib markii ay halkaas isaga baxday kooxda al-Shabaab.
Dad ku sugan magaalada Mahaddaay ayaa sheegay inay arkeen ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliya oo lug ku soo galaya magaalada.
Ciidamada ayaa lagu arkay deeganaka...
Midowga Yurub oo iskaashi la sameynaya Puntland
(Salaamanews)-Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa shalay magaalada Garoowe wuxuu kula kulmay wafdi ka socday Midowga Yurub oo uu hoggaaminayay danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone d’Urso.
Labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay nidaamka xisbiyada badan ee maamulka Puntland, arrimaha ammaanka, dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha.
Guddiga fulinta...
Netherlands: Soomaalida oo dib loo celinayo
(Salaamanews)-Qoraal lagu soo daabacay bogga Hay’adda VluchtelingenWerk ee caawisa dadka qaxootiga ayaa lagu sheegay in arrintan dib u celinta ah ay tahay mas’uuliyad daro, waxayna hay’adda ay walaac ka muujisay xaalada dadkaasi Soomaaliyeed ee lagu celinayo dal aan weli nidaam hagaasan ka jirin.
VluchtelingenWerk waxay sheegtay in Xaalada amaanka ee wadanka Somalia weli xun tahay, isla markaana...



![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






