Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home »

Turkish Ministers to visit Somalia

(Salaamanews)- Turkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdag and Development Minister Cevdet Yilmaz will pay visits to Somalia and Sudan between February 22 and 24. Within the scope of Somalia visit, Bozdag and Yilmaz will meet president and prime minister in Mogadishu as well as attend ground-breaking ceremonies of a mosque, school and orphanage. On the second day of their visit, ministers Bozdag and... 
Tags:

Madaxda ugu sarreysa Turkiga oo ku soo wajahan Muqdisho

(Salaamanews)-Raisal wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Bekir Bozdag iyo wasiirka horumarinta Cevdet Yilmaz ayaa lagu wadaa in ay booqasho ku yimaadaan dalka Soomaaliya. Ra’isal wasaaraha iyo wasiir ku xigeenka horumarinta dalka Turkiga ayaa waxaa ay sidoo kale booqan doonaan dalka Suudaan. Madaxdan ka socota dalka Turkiga  ee Bozdag iyo Yilmaz ayaa la kulmi doona madaxweynaha iyo Ra’isal wasaaraha... 
Tags:

Djibouti: Dadweynaha oo goobaha codbixinta u dareeray

(Salaamanews)-Shacabka dalka Djibouti ayaa saaka u dareeray goobaha cod-bixinta, si ay u doortaan xildhibaannada ka mid noqonaya baarlamaanka dalkaasi. Dad gaaraya 200 oo kun ayaa sharci u leh inay ka codeeyaan 480 oo ah xarumaha lagu codeeyo oo dalka oo dhan laga sameeyay, sida uu VOA-da u sheegay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dalka Djibouti, Cabdi Ismaaciil Xirsi. Kormeerayaal caalami ah oo... 
Tags:

Kismaayo: Xaaladda oo kacsan iyadoo maamul u sameyn loo diyaar garoobay

(Salaamanews)-Ciidamada dowlada Federaal-ka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo ay saaka ka sameeyeen magaalada Kismaayo waxay ku qabqabteen 50 qof oo lala xariirinayo inay ka tirsan yihiin maleeshiyada al-Shabaab iyo hub noocyo kala duwan leh. Cidamada ayaa howlgalka ka sameeyay xaafadaha magaalada ayay guri-guri u baarayeen, sida uu SN u xaqiijiyay taliyaha amniga ee ciidamada dowladda Soomaaliya... 
Tags:

Qaramada midoobay oo ballaarineyso shaqada ay ka waddo Soomaaliya

(Salaamanews)-War qoraal ah oo maanta ka soo saaray xafiiska xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha gargaarka ee Soomaaliya oo magaciisa loo soo gaabiyo OCHA, ayaa lagu sheegay in QM ay qorsheynayso ballaarinta hawlaha ay ka wadaan gudaha Soomaaliya. Justin Brady oo ah madaxa xafiiska OCHA ee Soomaaliya, ayaa VOA u sheegey in hawlgaladooda gudaha dalka ay saamixi doonaan in dad badan gargaar... 
Tags:

HRW “Dowladda Holland yaanay Soomaalida dib u celin”

(Salaamanews)-Hay’ada Human Rights Watch, ayaa doowlada Holland ugu baaqday ineeysan dadka Soomaalida ah ee magangalyo doonka ah Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya oo ay kujirto magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, tan iyo inta amniga si buuxdo loo soo celinayo. Warsaxaafadeed ay soo saartay hay’ada ayay ku sheegtay in doowlada Holland ay qorsheeyneysay maalmihii lasoo dhaafay ee shalay oo Arbaco... 
Tags:

Hiiraan: Kooxda al-Shabaab oo dhaqaatiir sii deysay

(Salaamanews)-Kooxda al-Shabaab ee ku sugan tuulada Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa shalay gelinkii dambe xurriyaddooda dib ugu celiyay  laba dhaqtar oo ay xireen kaddib markii ay halkaasi u tageen inay adeegyo caafimaad u fidiyaan dadka deegaanka. Dhakhaatiirta oo markii hore ka tagay magaalada Beledweyne ayay maleeshiyadu ku eedeysay inay la shaqeeyaan hay’adaha samafalka oo ay horay u mamnuucday,... 

Botswana: ku dhawaad 30 Soomaali ah oo la xiray

(Salaamanews)-Kadib baaritaan muddo socday ayaa ciidamada ammaanka dalka Botswana waxay xireen 28 Soomaali ah oo looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin argagixisada. Dadka la xiray ayaa lagu eedeynayaa inay lacago u aruurinayeen maleeshiyada al-Shabaab ee ka dagaallanta dalka Soomaaliya. Saraakiisha ciidamada ammaanka dalkaasi ayaa raggan ku qabtay howlgallo ay ka sameeyeen Fransistown oo ah... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal