Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home » Warar

Abuu-muscab “Wuu dhintay askarigii Faransiiska ahaa ee dhaawaca qabay”

(Salaamanews)-Al-Shabaab ayaa sheegtay inuu geeriyooday askarigii Faransiiska ee ku dhaawacmay howl galkii fashilmay ee labo cisho ka hor ciidamada Kumandoska Faransiiska ku qaadeen deegaanka Buulo Mareer ee Koofurta Soomaaliya.

Faransiiska ayaa jimcihii la soo dhaafay u diray Soomaaliya ciidamo soo furta Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Sirdoonka Faransiiska oo lagu magacaabo Denis Allex oo 2009-kii lagu afduubtay Soomaaliya.

Afhayeenka howl galada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa u sheegay Reuters in askariga labaad ee Kumandoska uu u dhintay rasaastii la is dhaafsaday howl galkii Buulo Mareert.

“Askariga labaad ee Faransiiska waxaa uu u dhintay rasaastii uu ku dhawacmay, waxaa soo bandhigi doonaa meydadka labo askari Faransiis ah”ayuu yiri Abuu Muscab.

Sabtidii ayaa Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollaned sheegay in labo ka mid ah ciidamadooda iyo la heystihii Danil Allex ay ku dhinteen howl galkii lagu furan lahaa sarkaalkaasay ku dhinteen howl gal

Howl galka ay Soomaaliya ku qaadeen Faransiiska ayaa yimid saacado kadib markii Ciidamada Faransiiska ay fara gelin milateri ku sameeyeen wadanka ku yaala Galbeedka Afrika ee Mali, halkaasoo Kooxo islaamiyiin ay isku dayayeen inay afgambiyaan dowladda Mali.

Salaamanews

Muqdisho, Soomaaliya

Info@salaamaews.com

Tags:

Halkan Hoose ku Jawaab

Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal