Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home » Warar

AHSWJ oo qaadacday maamul u sameynta gobollada Jubooyinka iyo Gedo

(Salaamanews)-Xilli maamul u sameynta Jubooyinka ay muranno badan hareeyeen ayaa maamulka Culumaa’udiinka Ahlu sunnah waljamaacah, wuxuu si rasmi ah uga soo horjeestay maamul loo dhanyahay oo loo yegleeloda dadka dega gobollada Jubooyinka iyo Gedo ee dalka Soomaaliya.

Afhayeenka Ahlu sunnah waljamaacah, ee gobollada koofurta Soomaaliya Shiikh Maxamed Xuseen Al-qaadii, ayaa sheegay inaanay suurta gal aheyn maamul loo sameeyo gobollada Jubooyinka, isagoo taasi ku micneeyay in kooxda Al-shabaab ay heysato degmooyinka ugu muhiimsan deegaannada.

“Waxaanu ognahay in khawaarijta Al-shabaab ay wali maamusho deegmooyin ka tirsan, Jubooyinka iyo gedo, marka iyadoo aan la xureyn dadka gobolka qaarkood, miyaa la sameyn karaa maamul loo dhanyahay?? Jawaabtu waa maya inagu AHSWJ ahaan waanu mucaaradeynaa maamulka Jubooyinka loo dhisaayo” ayuu yiri Al-qaadii.

Afhayeenka Ahlu sunnah ayaa dhanka kale codsi u diray dowladda Soomaaliya, Raaskambooni, Kenya, Ethiopia, iyo IGAD, isagoo ka codsaday inaanay ku deg ddegin maamulka loo sameynayo Jubooyinka, wuxuuna xusay in fashil ay ku dhamaadeen kulamo ka dhacay Dooloow iyo Kismaayo.

Dhanka kale Afhayeenku wuxuu sheegay in ciidamadoodu ay ku wajahan yihiin magaalooyinka Buurdhuubo iyo Baardheere, oo ay gobolka Gedo kaga suganyihiin ciidamada kooxda Al-shabaab.

Hadalka Afhayeenka AHSWJ Shiikh Maxamed Xuseen Al-qaadii, ayaa imaanaaya xilli dhawaan wasiirro ka tirsan xukuumadda oo gaaray Kismaayo ay sheegeen in leysku raacay hab loo soo dhisi doono maamul loo dhanyahay oo ay sameystaan dadka Jubooyinka iyo Gedo.

Salaamanews

Kismaayo, Jubadda-hoose

Info@salaamanews.com

Tags:

Halkan Hoose ku Jawaab

Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal