Home »
Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded
(Salaamanews)-Deputy President William Ruto said the instability in Somalia is piling pressure on Kenya’s security situation.
According to Kenya’s Standard newspaper, he spoke when he met Congo Brazzaville President Denis Sassou Nguesso and his Gabon counterpart Ali Bongo separately in their respective countries.
The leaders talked about the need to expand the African Union forces in Mogadishu...
Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland
(Salaamanews)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka hadlay arrimaha ka taagan Jubooyinka iyo Somaliland iyadoo maanta ay u dabaal degeyso sanad-guuradii 22aad ee ka soo wareegatay markii ay ku dhawaaqeen in gooni isaga taageen Soomaaliya inteeda kale.
Khudbad dhinacyo badan taabaneysay oo uu ka jeediyay Munaasabad uu xariga kaga jarayay Xarun Agoonta lagu xanaaneeyo oo ay hirgelisay...
Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD
(Salaamanews)-Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose, iyadoo wafdigan ay kulamo la qaadanayaan odayaasha dhaqanka iyo maamulada iska soo horjeeda.
Sida ay sheegayaan wararka Wafdigan uu hogaaminayo Xoghayaha guud ee IGAD Maxbuub Macalin iyo Saraakiil kale, iyadoo wada...
Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May
(Salaamanews)-Dabaal dega sanad-guuradii 22-aad ee ka soo wareegatay markii Somaliland ku dhawaaqday inay gooni isaga taagtay Soomaaliya inteeda kale ayaa saaka ka bilaabatay magaalooyinka Somaliland.
Kumanaan dadweyne ayaa saaka isugu soo baxay fagaarayaasha magaalooyinka Somaliland, iyagoo ku labisnaa dharka calanka, waxaana munaasabadan dabaal dega ee 18-ka May ay ka bedelan tahay kuwii hore.
Ciidamada...
AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto
(Salaamanews)-Taliska ciidamada AMISOM ayaa markii u horeysay ka hadlay mowqifkooda ku aadan maamulada iska soo horjeeda ee laga dhisayo magaalada Kismaayo, maalmo kadib markii ay soo baxeen Madaxweynayaal iskood is magacaabay iyo kuwo loo doortay.
Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col. Cali Aadan Xumad oo la hadlay VOA ayaa sheegay inay si dhow u eegayaan xaalada Kismaayo iyo arrimaha ka taagan.
“Arrinta...
Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro
(Salaamanews)-Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ka mid ah Hogaamiyayaasha Al-Shabaab ayaa naqdiyay awaamiirta Hogaamiyaha Shabaab, isagoo ku tilmaamay nin keli talis ah oo maroorsaday awooda maamulka.
Wareysi uu siiyay Telefishinka Somali Chanel ayuu mar kale dab ku sii shiday khilaafka xoogan ee u dhaxeeya Saraakiisha sar sare ee Shabaab, isagoo ku baaqay in loo baahan yahay in hogaanka dib loogu celiyo...
Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland
(Salaamanews)-Hogaamiyaha malleeyshiyada Raas Kambooni Sheekh Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa lagu dhawaaqay in uu yahay maxadwaynahamaamul-gobaleedka Jubbaland ee lagu dhawaaqay Arbacadii (15-kii Maajo), laakiinse wax yar xilligaa kadib ayaa odayaal kale oo dhaqan waxa ay sidoo kale ku dhawaaqeen in Wasiirkii hore ee Difaaca Soomaaliya Barre Aadan Shire Hiiraale uu yahay madaxweyne.
Kismaayo oo...
Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda
(Salaamanews)-Markii xukuumadda federaalka Soomaaliya ay ku dhawaaqday Isniintii in ay isku diyaarinayso in ay la wareegto maamulka hawadeeda dhammaadka sanadkan, ayaa waxaa si weyn loogu ammanay in ay tahay tallaabo wanaagsan oo qeyb ka ah guulaha ammaan iyo degganaan ee hore u socday.
Wax yar ka dib ku dhawaaqista, hase yeeshee, ayuu maamul goboleedka Somaliland ka carooday sida xukuumaadda federaalka...
Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah
(Salaamanews)-Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa dowladda ayaa saacadihii u dambeeyay ka ambabaxay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo, iyadoo ciidamadan la sheegayo inay taageerayaan Col. Barre Hiiraale oo loo doortay Madaxweynaha Jubaland.
Afhayeen u hadlay Maamulka Gedo ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan doorashada Barre Hiiraale loo doortay Madaxweynaha Jubaland, isla markaana nasiib u yeeshay in...
Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada
(Salaamanews)-Golaha wasiirada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey sharciga la dagaalanka kooxaha argagixisada ah, oo ay dhowaan soo gudbisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka.
Wasiirka warfaafinta C/laahi Ciil-mooge, oo warbaahinta la hadlay kulan ay yeesheen golaha wasiirada kadib, ayaa sheegay in sharcigaan oo qayb weyn ka qaadan doono wax ka qabashada falalka...



![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






