Latest

May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - webdesign

Home » Caafimaadka, Warar

Waa sidee caafimaadka Xoolaha ku nool Shabeellaha-dhexe

(Salaamanews)-Olole xoolaha nool gaar ahaan ariga looga tallaalayo cudurka agmarka ariga ayaa lagu wadaa in berri uu ka billowdo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe iyo deegaanno hoos taga. Hay’adda cunnada iyo beeraha ee FAO (Food and Agriculture Organization) ayaa bixinaysa dawada tallaalka. Tallaalka oo lacag la’aan ah waa kii ugu horreeyay oo noociisa ah. Kulan looga hadlayay... 

Madaxweyne Maxamuud oo daaha ka rogay tallaalka carruurta Soomaalida

(Salaamanews)-Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-rogay olole carruurta looga tallaalayo cudurrada dilaaga ah, kaas oo la qorsheynayo in laga sameeyo guud ahaan gobollada dalka. Xaflad ay soo qaban qaabisay wasaaradda adeegga bulshada ayaa madaxweyne Xasan wuxuu afka uga dhibciyay tallaalka cudurrada dilaaga ah carruur yar yar oo ku sugan Muqdisho. Madaxweynaha ayaa... 

Xanuunka Shuban biyoodka oo laga dabar jaray xabsiga dhexe ee Xamar

(Salaamanews)-Wasaaradda garsoorka, awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in lagu guuleystay dabarjarka cudurka shubanka oo toddobaadyo ka hor ka dillaacay xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay u dhinteen dhowr qof oo maxaabiis ahayd. Kulan maanta ka dhacay xarunta xabsiga oo lagu muujinayay in uu cudurka ka dhammaaday xabsiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin... 

Maalinta caafimaadka aduunka oo laga xusay dunida oo dhan

(Salaamanews)- Sanad kasta taariikhdu markey ku beegan tahay 7 April waxaa caalamka laga xusaaa maalinta caafimaadka adduunka, taas oo ah maalintii la asaasey Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO oo ay ka soo wareegtey muddo 65 ah asaaskeedi 1948. Hay’adda caafimaadka adduunka ayaa sanadkan u asteysey in si gaar ah loo xuso aamusanaha dadka laaya ee ah sare u kaca cadaadiska dhiiga  ama dhiig... 

Cisbitaalka dowladda oo dib u furmay 22-sano kadib

(Salaamanews)-Issbitaalka xoogga ee magaalada Muqdisho oo dayactir lagu sameeyay muddo 22 sano ah kaddib ayaa dib u billaabay adeegyadii uu u qaban jiray ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiisha ibitaalka. Agaasimaha isbitaalka xoogga gaashaanle sare Cabdulqaadir Muuse Cismaan ayaa warbaahinta afka dowladda ku hadasha u sheegay in qayb ka mid ah isbitaalka uu hadda shaqo billaabay. Wuxuu... 

Waxaa leysku khilaafay heerka uu gaadhsiisanyahay cudurka Shuban-biyoodka oo ka dillaacay Hiiraan

(Salaamanews)-Dr. Cabdi Waaber Geeddi oo ka tirsan dhaqaatiirta ciidamada Djibouti ee howlgalka Midowga Afrika ka ayaa sheegay in cudurka oo toddobaadyadii ugu dambeeyay ka jiray loo haystay inuu shuban-biyood ahaa, balse tijaabo la qaaday oo lagu soo baaray Nairobi lagu ogaaday inuu yahay daacuunka. Dhaqtarka wuxuu sheegay in cudurka uu ka dhashay nadaafad-xumo ay keentay fatahaadda wabiga uu ka sameeyay... 

Hiiraan: Kooxda al-Shabaab oo dhaqaatiir sii deysay

(Salaamanews)-Kooxda al-Shabaab ee ku sugan tuulada Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa shalay gelinkii dambe xurriyaddooda dib ugu celiyay  laba dhaqtar oo ay xireen kaddib markii ay halkaasi u tageen inay adeegyo caafimaad u fidiyaan dadka deegaanka. Dhakhaatiirta oo markii hore ka tagay magaalada Beledweyne ayay maleeshiyadu ku eedeysay inay la shaqeeyaan hay’adaha samafalka oo ay horay u mamnuucday,... 

Hey’ad indha fiiqis 500 oo qof uga sameysay gobolka Hiiraan

(Salaamanews)-Howl indho-fiiqis ah oo lacag la’aan ah ayaa maalintii labaad ka socota magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Hay’ad maxalli ah oo lagu magacaabo al-Rayaan ayaa fududeyneysa howsha indho-fiiqista oo la qorsheynayo in ka faa’iideystaan 500 oo qof. Mid ka mid ah saraakiisha hay’adda oo magaciisa lagu soo koobay Cabdifataax ayaa sheegay in howsha qalliinka ay ku eg tahay... 

Dawooyinka waqtigooda dhacay oo laga isticmaalo Soomaaliya

(Salaamanews)-Dawooyinka loo iib geeyo dalka Soomaaliya ayaa laga deyriyay heerkooda waxtar, waxaana la sheegay in wax lagu dabiibo warkeeda daaye iyaga cudur halis ah laga sii qaadi karo, waxaana dowladda Soomaaliya lagu dhaliilay inay ka gaabisay tayeynta dawooyinka dalka soo gala. Dr. Yuusuf Axmed maalin, oo ah dhaqtar ku takhasusay cilmiga Chemistry-ga oo dhawaan tagay Soomaaliya ayaa markuu ku... 

Dhaqtar Soomaali ah oo Muqdisho jooga ayaa in uu helay dawada cudurka HIV/AIDS

(Salaamanews)-Mid kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo muddo ka shaqeynayay howlaha caafimaadka ayaa sheegay inuu dadaal iyo juhdi badan kadib ilaahay tusay dawada cudurka dilaaga ah eek a hortag mooyee dawadiisa dunidu ay ka daashay HIV/Aids. Dr Sheekh Yuusuf Suudaani, oo muddo ka shaqeynayay howlaha caafimaad xarun dadka xanuunsan lagu daweeyo ku leh Muqdisho, ayaa shaaciyay inuu ogaaday dawada... 
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal