Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home » Dhaqanka, Warar

Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano

(Salaamanews)-Xaflado lagu weynaynayo  maalintii la aasaasay ururka dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL, ayaa waxaa lagu kala qabtay magaalooyin ay ka mid yihiin Muqdisho, Garowe, Gaalkacyo, Dhuusamarreeb, Baladweyne iyo magaalooyin kale oo ku kala yaal gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Xafladaha oo ay wadajir u soo qaban-qaabiyeen ururrada dhallinyarada iyo maamullada magaalooyinkaas,... 
Tags: ,

Madaxda dowladda dhexe oo hambalyo u diray shacab weynaha Soomaalida

(Salaamanews)-Ra’isul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Maalinta 1-da May ee Shaqaalaha Adduunka u diray shaqaalaha Soomaaliyeed. Warka ayaa sidan loo dhigay:- Waxaan hambalyo ku aaddan maalinta shaqaalaha adduunka u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed ee udub-dhexaadka u ah shaqada iyo horumarka dalka guud ahaan. Shaqadu... 
Tags: ,

Ciidamada xoogga Soomaaliya oo xusay maalintii la dhisay oo laga joogo 53-sano

(Salaamanews)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya iyo gobollada ku jira gacanta ciidamada dowladda Soomaaliya, ayaa maanta waxaa looga dabbaal degayaa xuska maalinta la aas aasay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa gobollada dalka uga dabbaaldegaya sanad-guuradii 53-aad ee ka soo wareegatay markii la aasaasay oo ku beegan maanta oo ah 12-ka April. Guud... 
Tags: ,

Maalinta caafimaadka aduunka oo laga xusay dunida oo dhan

(Salaamanews)- Sanad kasta taariikhdu markey ku beegan tahay 7 April waxaa caalamka laga xusaaa maalinta caafimaadka adduunka, taas oo ah maalintii la asaasey Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO oo ay ka soo wareegtey muddo 65 ah asaaskeedi 1948. Hay’adda caafimaadka adduunka ayaa sanadkan u asteysey in si gaar ah loo xuso aamusanaha dadka laaya ee ah sare u kaca cadaadiska dhiiga  ama dhiig... 

Soomaaliya oo daris la ah cudurro ka dhashay biyo xumo iyadoo adduunku uu xusayo maalinta biyaha

(Salaamanews)- Maanta waxay ku beegan tahay 22 March, waxaa sanadkasta maanta oo kale dunida laga xusaa Maalinta Biyaha ee Qaramada Midoobey u asteysey, inkasta oo ka hadlidda iyo xuska biyuhu muteystaan maalinkasta, marka la eego muhimadda ay noolaha u leeyihiin ayaa maanta oo kale dadka dhanka biyaha ka hormarey ee booyadaha hal mar ku qubeystaaa la xasuusiyaa baahida ay dad kale u qabaan Biyaha,... 
Tags: ,

Maalinta Haweynka oo laga xusay deegaannada Soomaalida

(Salaamanews)-Munaasabado kala duwan ayaa waxa ay ka dhacayaan gobolo badan oo dalka Soomaaliya ah sida ay sheegayaan ururada haweenka ee ka jira goboladaas. Magaalooyin badan oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay aan laga hadli karin maalinta haweenka ayaa markii ugu horeysay sanadkan u suurtogashay in ay haweenka fikirkooda ku soo bandhigaan maadaama ay deegaanadaas ka baxday gacanta ururka Alshabaab... 
Tags: ,

Sanad guuradii 69-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska ciidamada baliiska oo laga xusay Soomaaliya

(Salaamanews)Aasaaska ciidamada baliiska Soomaaliyeed oo haatan laga joogo 69-sano ayaa maanta oo kale laga xusayaa dhammaan gobollada dalka Soomaaliya, waxaana maalintan ay kamid tahay baryaha sida gaarka ah ay u qiimeyso bulshada Soomaalida oo helay ciidan si gaar ah dantooda uga shaqeeya. Ciidamada baliiska Soomaaliyeed waa kuwa har iyo hameen u taagan u shaqeynta bulshada waxaana ay difaacaan damiirka... 
Tags: ,

Shanta Soomaali Oo Markii Ugu Horeysay U Kulmeysa Xuska 40-Guurrada Kasoo Wareegatay Qorista Farta Soomaaliga.(WARSAXAAFADEED)

(Salaamanews)-Xuska 40 guuraada far Soomaaliga ayaa lagu qabandoonaa magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti 17ka ilaa 22ka bishan Disambar ee 2012 ka. Xuskan, oo noqon doona mid ballaadhan, waxaa lagu marti qaaday madaxda Soomalida ee geeska Afrika, kuwaas oo kala ah: Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynaha Puntland, Madaxweynaha Somaliland, Madaxweynaha dawladda deegaanka Soomaalida ee Itoobiya... 
Tags: ,

Maalinta Xuquuqda aadanaha oo laga xusay Soomaaliya

(Salaamanews)-Munaasibad si heer sarreyso loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeen madax sharaf kala duwan ayaa manta lagu qabtay xarunta Xalane oo ay fadhi ku leeyihiin ciidamada nabad ilaalinta midowga Africa AMISOM. Munaasibaddan ayaa marti sharaftii soo xaadirtay waxaa kamid ahaa Wasiirka arrimaha bulshada xukuumadda Soomaaliya, Wasiirka wasaaradda warfaafinta boostaha iyo isgaarsiiinta, Safiirka... 
Tags: ,

03-dii December 2009 waa maalin murug ku reebtay Soomaalida (Daawo muuqaal)

(Salaamanews)-Waloow maalmihii dambe loo dabaal dagayaay munaasibad farxadeed manta oo kale waxaa dalka Soomaaliya la xusaa maalintii ugubka qaraxyada iyo ismiidaaminta oo ay halaagsameen wasiirradii ugu qiimaha badnaa bulsha weynta Soomaalida. Saddexda December 2009 waxay ahayd maalintii hotel-ka Shaamo ee magaalada Muqdisho lagu xasuuqay wasiirradii dowladda, shacabka, wariyeyaasha iyo qalin-jebiyeyaashii... 
Tags: ,
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal