Latest

May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - webdesign

Home » Keydka sawirrada, Warar

London: Madaxda caalamka iyo Madaxweyne Maxamuud oo ka hadlay Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya (Sawirro)

(Salaamanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra’iisul Wasaaraha Britain Mudane David Cameron ayaa si wadajir ah u furay una wada hoggaaminaya shirka London. Ra’iisul Wasaare David Cameron ayaa ku ammaanay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dowladda Federaalka Soomaaliya horumarka baaxadda leh ee ay ka gaartay  dhinacyo badan, sheegeyna inay weli... 

Muqdisho: Dibad baxii ugu weynaa oo lagu taageeray shirka London ee ku saabsan Soomaalida

(Salaamanews)-Dibad baxii ugu weynaa taariikhaha dhaw ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya iyada oo lagu taageerayay shirka maanta ka furmay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Dibad baxa oo ay Dibad baxa oo ay ka qeyb galeen R/wasaaraha iyo qaar kamid ah golohiisa wasiirada, maamulka gobalka Banaadir, saraakiil ciidan, bar-barta gashaan ayaa waxaa soo xaadiray... 

Ra’iisal Wasaaarihii hore ee Soomaaliya Dr. C/weli Gaas oo la hadlay Soomaalida Minnesota (SAWIRRO)

Isniin, Feberaayo 11, 2013(Salaamanews):— Magaalada Mineapolis ee Gobolka Minnesota waxaa xalay ka dhacay kulan si heer sare loo soo agaasimay, kaasi oo ay ka qeybgalay Soomaalida ku nool Mareykanka, gaar ahaan Gobolkaas, waxaana kulankan uu ahaa mid lagu soo dhaweynayay Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas. Kulanka ayaa la siiyay magaca dib-u-dhalasha Qaranka Soomaaliyeed,... 

Soomaalida Minnesota oo billad-sharafsiisay wasiirkii hore ee gaadhaandhigga (Daawo sawirro)

(Salaamanews)-Munaasibadda billad-sharaftan lagu bixinayey oo ka dhacday magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota, oo ah halka ay ku dhaqan yihiin Soomaalida ugu badan ee Mareykanka ku nool ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad badan oo ay ka mid ahaayeen saraakiil ciidan oo hore,  xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya,  iyo waliba hogaamiyeyaal bulsho. Gen: Maxamed Cusmaan Qaadi, oo ka mid ahaa... 

Axmed Samatar iyo Galeyr oo mar kale Minnesota ka dooday midnimada iyo horumarka Soomaaliya (daawo sawirro iyo muuqaal)

(Salaamanews)-Kulankan oo ay soo qaban-qaabiyeen shaqsiyaad ka shaqeeeya arrimaha bulshada Soomaalida ah ee ku dhaqan gobolka Minnesota ayaa waxaa markii labaad lagu marti qaaday prof: Axmed Ismaaciil Samatar iyo Cali Khaliif Galeyr, oo labaduba ka tirsan mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya. Iyadoona ay madasha kulankan soo xaadireen in ka badan dad lagu qiyaasay sadex boqol oo ruux. Ugu horreyn waxaa... 

Daawo sawirro: Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo la kulmay jaaliyadda Minnesota

(Salaamanews)-Munaasibaddano ayaa waxaa soo qabanqaabiyey jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Minnesota, taasi oo ay uga gollahaayeen in ay ku soo dhaweeyaan wasiirka warfaafinta iyo gaadiidka ee dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi, oo isugu ku noolaa Minnesota intii aan loo magacaabin xilka wasiirnimo ee uu ka hayo dowladda dhexe ee Soomaaliya. Intii ay socotay munaasibadan ayaa... 

Daawo: Sawirro taarikhi ah oo ku saabsan xiliyadii ay Soomaalidu soo martay

(Salaamanews)-Aqriste si aan maskadaada dib ugu celino iyo sidii xili aynu ahaan jirnay haddii aynu Soomaali nahay, waxaan jeclaysanay in aan idin la wadaagno taarikh yar oo kooban oo ku saabsan dalka iyo sawirro taarikhi ah oo la qaaday xili hore, kuwaasi oo ku saabsan Soomaalida marxaladihii faraha badnaa ee ay soo martay, dhaqamadeedi iyo nolol mujtamaceedkii ay lahayd. Taakhiqda dalka oo kooban Soomaaliya... 

Daawo: Dibad-bixii ka dhanka ahaa madaxweynaha Soomaaliya ee ka dhacay Minnesota

(Salaamanews)-Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray jimcadii la soo dhaafay gobolka Minnesota ee ay ku dhaqan tahay Soomaalida ugu badan ee Mareykanka ku nool, iyadoona uu madaxweynuhu kumanaan Soomaali ah kula hadlay hool weyn oo ku yaala magaaladda Minneapolis. Taa baddelkeeda waxaa ka goobtaasi ku hor-banaan baxay dad ka soo horjeeda siyaasada madaxweynaha Soomaaliya,... 

Halkaan ka daawo sawirradii kulankii madaxweynaha Soomaaliya iyo Hillary Clinton

(Salaamanews)-Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxaa ay safar shaqo ku joogeen dalka Mareykanka, iyadoona uu madaxweynuhu kulamo la qaatay qaar ka mid ah madaxda dowladda Mareykanka oo uu ka mid yahay dhiggiisa Barack Obama iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Hillary Clinton. Iyadoona uu madaxweynaha Soomaaliya mudane... 

Daawo: muuqaal iyo sawirro ku saabsan Madaxweynaha Soomaaliya oo kumanaan Soomaali ah kula hadlay Minnesota

(Salaamanews)- Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kumanaan Soomaali kula hadlay magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota, oo ah halka ay ku dhaqan yihiin Soomaalida ugu badan ee ku nool wadamada qurbaha. Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa  Soomaalidii faraha badneyd ee halkaasi isugu soo arruuray u sharaxay xaaladda uu haatan marayo dalka Soomaaliya iyo isbeddalkii dhawaan... 
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal