Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home » Maqaallo, Warar

Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho

(Salaamanews)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa todobaadkii hore billowday olole saddex waji leh oo lagu qaadayo jid gooyooyinka sharci darada ah ee ay maleeshiyaad dhigteen waddooyinka Muqdisho ku xira caasimadda gobolka Shabeelaha Hoose ee Marka iyo caasimadda gobolka Bay ee Baydhaba. Muddo sanado ah, ayay jid gooyooyinkan qiimaha safarka sare u kiciyeen iyaga oo halis u ahaa gadislayda, dareewalada gawaarida... 
Tags: ,

Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada

(Salaamanews)-Shirkadda ugu weyn isgaadhsiinta Kenya ayaa maal-galinaysa tartan kale oo hadafkiisu yahay ka faa’idaysiga hal-abuurka tiknoolajiyadeed ee dhallinyarada iyo waliba in gacan laga siiyo sidii ay uga shaqeeysiin lahaayeen afkaartaas –lacagta laga sameeyn karo — iyaga oo sameeynaya barnaamijada ay ku shaqeeyaan moobiillada. Iyada oo lagu daba-joogo guushii iyo turunturadii... 
Tags: ,

Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba

(Salaamanews)-Iyada oo shaqaaqooyin aad u xun ay bilawdeen ayaa madax ka socota Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya ay ku ballansanaayeen in ay Talaadada (Maajo 21-deeda) yimaadaan Gobolka Mandheera si ay uga wada xaajoodaan sidii loo horjoogsan lahaa in aysan isku dhacyada qabiiladu u gudbin meelaha ay saddexda waddan isaga yimaadan. Khilaafka qabiilada ayaa ahaa kuwo sanado badan aaggaas ka jiray, marmarka... 
Tags: ,

Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya

(Salaamanews)-Edward Hoseah, oo ah madaxa ugu sarreeya ee ladagaallanka musuq-maasuqa ee qeybaha kala duwan ee xukuumadda, ayaa sheegay in dalka uu ka takhalusi karo saameeynta baahsan ee musuq-maasuqa, uuna noqon karo mid ka mid ah dalalka ugu hooseeya xagga musuq-maasuqa. Hoseah ayaa madax ka ah Xafiiska Kahortagga iyo Ladagaallanka Musuq-maasuqa ee dalka (PCCB), waxa uu sidoo kale ku jiraa Guddiga... 
Tags: ,

Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta

(Salaamanews)-Labo iyo labaatan urur oo ah kuwa bulshada rayidka Kenya ayaa bilaabay diyaarnita bayaan ay ku codsanayaan in xilka looga qaado toddobo xildhibaan oo isku dayay in ay jabiyaan qorshihii mushaarrada looga yareeyay mas’uuliyiinta dawladda ee ay dajiyeen Komishanka Mushaaaadka iyo Abaalmarinnada (SRC). Xubno matalaya kooxahan ayaa sheegaya in xildhibaannadu ay u dhaqmeen si dayansi... 
Tags: ,

Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn

(Salaamanews)-Saraakiil booliiska ee galbeedka Kenya ayaa qabqabtay su’aalana waydiiyay in ka badan 300 oo qof iyada oo qayb ka ah dadaalka lagu rabo in lagu ogaado sababta ka danbaysa qalalaasaha degmooyinka Bungoma iyo Busia taas oo lagu dilay 13 qof laguna dhaawacay boqolaal ilaa iyoAbriil 28-deedii, laakiinse waxba ilaa iyo hada lama cadaynin. Rabshadahan ayaa bilawday Abriil 28-deedii markii... 
Tags: ,

Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland

(Salaamanews)-Hogaamiyaha malleeyshiyada Raas Kambooni Sheekh Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa lagu dhawaaqay in uu yahay maxadwaynahamaamul-gobaleedka Jubbaland ee lagu dhawaaqay Arbacadii (15-kii Maajo), laakiinse wax yar xilligaa kadib ayaa odayaal kale oo dhaqan waxa ay sidoo kale ku dhawaaqeen in Wasiirkii hore ee Difaaca Soomaaliya Barre Aadan Shire Hiiraale uu yahay madaxweyne. Kismaayo oo... 
Tags: ,

Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda

(Salaamanews)-Markii xukuumadda federaalka Soomaaliya ay ku dhawaaqday Isniintii in ay isku diyaarinayso in ay la wareegto maamulka hawadeeda dhammaadka sanadkan, ayaa waxaa si weyn loogu ammanay in ay tahay tallaabo wanaagsan oo qeyb ka ah guulaha ammaan iyo degganaan ee hore u socday. Wax yar ka dib ku dhawaaqista, hase yeeshee, ayuu maamul goboleedka Somaliland ka carooday sida xukuumaadda federaalka... 
Tags: ,

Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan

(Salaamanews)-Shaqaalaha Jabuuti ayaa ka codsanaya labada urur shaqaale ee waddanka ugu wayn in khilaafka u dhexeeya ay dhinac iska dhigaan oo ay u midoobaan sidii xuquuqdooda meelaha ay ka shaqeeyaan ay ugu dagaalami lahaayeen. “Xuquuqda shaqaalaha ayaa heehaabaya, ururrada shaqaaluhuna waxay ku kala qaybsan yihiin sidii ay ku furdaamin lahaayeen dhibaatooyinka haysta shaqaalaha,” Cali... 
Tags: ,

Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska

(Salaamanews)-Ku dhowaad saddex sano kadib markii Kenya ay bilowday in ay hirgaliso dib u habaynta bilayska, ayuu dalku wali gaarin in uu u dhaqaaqo in ciidamada uu ka dhex saaro musuqmaasuqa, eex xagga askareynta ah iyo dhibaatooyin kale, sida ay indha indheeyayaashu qabaan. “Ku dhowaad 200 oo dib u habayn ah ayay soo jeedisay [kooxdauu hoggaaminayo howlgabka Cadaalada Philip Ransley], balse... 
Tags: ,
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal