Latest

May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - webdesign

Home » Suugaan, Warar

Puntland: Wada shaqeynta saxaafadda iyo maamulka oo laga dooday

(Salaamanews)-Waxaa shalay oo Axad aheyd magaalada Garoowe lagu soo gunaanaday shir wada-tashi ah oo ku saabsanaa sharciga saxaafadda Puntland, kaas oo ay ka qeyb-galeen suxufiyiin, ururrada bulshada iyo warbaahinta madaxa-bannaan. Kulanka oo socday muddo labo cishe ah ayaa waxaa ka qeyb-galay 40 weriye, waxaana goob-joog ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda warfaafinta Punland, xubno ka socday... 
Tags: ,

Sawirro: Maamulka Puntland oo yeeshay raadiye afkiisa ku hadla, kaddib xarigii dhowr xarun warbaahineed

(Salaamanews)-Maamulka Puntland ayaa shalay 10, 04, 2013 furtay Radio iyo TV afkiisa ku hadla, kaasoo ay ku deeqday dowladda Taliyaaniga. Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiraxman Farole ayaa furey Idaacada Puntland ”Radio Puntland” oo markii ugu horeysey hawada gashay gelinkii hore ee shalay lagana dhageysanayo mawjadaha gaagaaban. Madaxweyne ku xigeenka Gen. Cabdisamad Cali Shire, wasiirka... 
Tags: ,

Sawirro: Muqdisho oo laga furay tababar siminnaar saxaafadeed

(Salaamanews)-Waxaa magaalada Muqdisho uu tababar shalay uga furmay 25 suxufi oo ka kala socda 25 xarumo warbaahineed oo isugu jira idaacado, telefishinno, wargeyso iyo bogagga wararka lagu daabaco. Tababarka oo socon doona muddo afar maalmood ah ayaa ka furmay hoolka shirarka ee garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde International Airport. Tababarka waxaa qabashadiisa iska kaashaday ururka qaran ee... 
Tags: ,

Maamulka Puntland oo albaabada u laabay dhowr xarume idaacadeed

(Salaamanews)-Maamulka Puntland ayaa wareegto ka soo baxday albaabada isugu dhiftay ilaa saddex idaacadood oo ka howl gala magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, iyadoo tani ay sii kordhineyso caburinta warbaahinta madax banaan ee uu ku haayo Maamulka Puntland. Wareegtada ayaa shaqada lagaga joojiyay Idaacadaha kala ah One Nation, Codka Nabada iyo Radio Daljir xarumahooda ku yaal magaalada Boosaaso. Maamulka... 
Tags: ,

Puntland oo mamnuucday 3 xarun raadiye oo ka shaqeeya arrimaha bini’aadannimada

(Salaamanews)-Xukuumadda Puntland ayaa mamnuucday saddex raadiye oo ka shaqeeya arrimaha bini’aadannimada kuwaa oo kala ah Radio Ergo, Radio Hirad iyo Radio Bar-Kulan, sidaana waxa Jimcihii (15-kii Maarso) sheegay Radio RBC-ga Soomaaliya. Raadiyaha fadhiigu yahay Nairobi ee Ergo ayaa waxa maal-galiya ururka ka dhisan Denmark ee Taageerada Caalamiga ah ee Saxaafadda – International Media... 
Tags: ,

Salaamanews oo bilowday barnaamij cusub oo ku saabsan suugaanta iyo barashada Soomaaliga (Dhageyso qeybta koobaad)

(Salaamanews) —Akhristeyaal! Salaamanews, waxaa ay muddo dheer ku taamaysay, kana baaraan-dageysay in ay qeybaheeda baahinta suugaanta ku darto qeyb maqal, muuqaal iyo qoraalba leh oo lagu xoojinayo, islamarkaana lagu soo noolaynayo  Afkeena Soomaaliga, oo ka mid noqday waxyaabihii uu dhaawaca culus soo gaarsiiyey dhibatadii iyo qaran burburkii dalka ka dhacay. Iyadoona qeybtaan aan si gaar ah ugu... 
Tags: ,

Daawo barnaamij faneed ku saabsan sanadka cusub

(Salaamanews)- Akhristeyaal innagoo wali ku guda-jirna u dabaal degga sanadka cusub ee noo bilowday, ayaa todobaadkaan xubinteena fanka iyo madaddaalada waxaan ku soo qaadanaynaa barnaamij uu diyaariyey talefishinka qaranka Soomaaliyeed, kaasi oo ku saabsan sanadka cusub ee 2013-ka. Barnaamijkaan oo ah mid faneed ayaa waxaa ka qeybgalaya fanaaniin Soomaaliyeed oo ka tirsan fanaaniinta Soomaaliyeed... 

Farshaxanka oo Muqdisho dib ugu soo laabanaya xilli uu amaankuna soo hagaaggayo

Tan iyo markii al-Shabaab laga saaray Muqdisho ee August 2011,ayaa shaqooyinka mar la mamnuucay,sida farshaxanka iyo ciyaaruhu, ay bilaabeen in ay magaalada ku soo noqdaan. Xarunta farshaxanka ee Shik Shik, oo ka mid ah xarumaha ugu waawayn ee farshaxanka ee Muqdisho, ayaa la xidhay xiligii ay talinayeen Midowga Makamadaha Islaamiga ah iyo al-Shabaab, haddase ay dib u helay nolo cusub, taas oo calaamad... 
Tags: ,

Daawo: “Dhaayo jaceyl” xulka heesta maanta

(Salaamanews)-Iyadoo maalmo uun ay ka hartay sanadkan dhamaadka ah ee 2012 ayaa waxaa soo badanaya heesha ay soo qaadayaan fannaaniinta Soomaaliyeed ee qurba jooga ah, waxaana hees macaan badan soo qaadday fannaanadda da’da yare e Rahma Rose. Director-ka weyn Ahmed ugaaska, fanaanada Raxma ku gacan siiyay heestan ay soo qaadday waxaana ay heestu muujineysaa sida casirga uu u sii noqonayo fanka Soomaaliyeed. Heestan... 
Tags:

Daawo:xulka heesta maanta

(Salaamanews)-Dhamaadka sanadkan 2012-ka ayaa waxaa soo baxday hees aad u macaan oo ay todobaadkan soo qaadeen fanaaniinta codkooda laga helay Fartuun Cumar iyo fanaanka Cabdulcasiis Iskalaaji, labadooduba waxay kamid yihiin fanaaniinta qurbaha u badneyd waayihii burburka dalka. Heestan waxaa soo bandhigay Studio Liibaan Yare, waxaana ay kamid tahay heesaha loogu jecelyahay magaaladan Nairobi, oo aad... 
Tags:
Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal