(Salaamanews)- Akhristeyaal innagoo wali ku guda-jirna u dabaal degga sanadka cusub ee noo bilowday, ayaa todobaadkaan xubinteena fanka iyo madaddaalada waxaan ku soo qaadanaynaa barnaamij uu diyaariyey talefishinka qaranka Soomaaliyeed, kaasi oo ku saabsan sanadka cusub ee 2013-ka.
Barnaamijkaan oo ah mid faneed ayaa waxaa ka qeybgalaya fanaaniin Soomaaliyeed oo ka tirsan fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya.



![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






