(Salaamanews)-kulan balaaran oo lagu xusayey afartan guuradii ka soo wareegtay markii la qoray farta Soomaaliga ayaa lagu qabtay magaaladda London ee dalka Britain, kulankaan waxaa ka soo qeybgalay dad aad u fara badan oo isugu jiray qeybaha bulshada qaar ahaan aqoonyahano, abwaaniin iyo waliba qoreyaal.
Hadaba halkaan hoose ka daawo warbixin kulankaasi ku saabsan oo u diyaariyey Ibraahim Baafo oo ka tirsan Telefishinka Universal.




![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






