(Salaamanews)-xubinteena ammuuraha Islaamka waxaan ku soo xuquuqda ay isku leeyihiin lamaanaha isqaba ee ilaahay calafkoodu isku daray, taasi oo aan u aragnay in ay bulshada dhexdeeda faa’ido balaaran u leedahay.
Sheekh Maxamed Cumar Dirir, oo kamid ah mashaa’ikhda Soomaaliyeed ayaa muxaadiraddan ka jeediyay masjidka Quba oo ku yaal dalka Ingiriiska, waxaana uu si weyn kaga hadlayaa xuquuqda Lamaanaha ama “Xuquuq Al-zowjeyn”.
Halkan ka daawo muxaadiradda Sheekh Maxamed Cumar Diri.
Salaamanews
London, UK
Info@salaamanews.com



![Mowliidka [bidix]](http://salaamanews.com/somali/wp-content/uploads/2013/01/Mowliidka-bidix.jpg)






