Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home » Keydka sawirrada, Warar

Halkaan ka daawo sawirradii kulankii madaxweynaha Soomaaliya iyo Hillary Clinton

(Salaamanews)-Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxaa ay safar shaqo ku joogeen dalka Mareykanka, iyadoona uu madaxweynuhu kulamo la qaatay qaar ka mid ah madaxda dowladda Mareykanka oo uu ka mid yahay dhiggiisa Barack Obama iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Hillary Clinton.

Iyadoona uu madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud, uu madaxda Mareykanka kala hadlay ummuuro fara badan oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo sidii dowladda Mareykanku ay gacan uga geysan lahayd dib-u-soo noolaynta Soomaaliya. Waxaana dowladda Mareykanku intii madaxweynuhu uu booqashada ku joogay ay ku dhawaacday in ay markii ugu horreysay aqoonsatay dowladda cusub ee Soomaaliya ka jirta kaddib muddo ka badan 21 sanno uusan Mareykanku xiriir dilumaasiyadeed oo toos ah  la’lahayn Soomaaliya.

Dib u soo noolaynta xiriirkaasi ee uu Mareykanku ku dhawaaqay ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyey shacabka Soomaaliyeed iyo madaxda dowladda Soomaaliya, oo uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, waxaana uu sheegay in xiriirkaasi uu wax badan ka qaban-doono xaaladda iyo wajiga cusub ee ay Soomaaliya gashay, islamarkaana ay furi-doonto wadiiqo horumarineed iyo macaamil ay Soomaaliya toos ula yeelato dunida inteeda kale.

Halkaan hoose ka daawo sawirradii shirkii jaraa’id ee madaxweynaha  Soomaaliya iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Hillary Clinton.

 

 ”Qeybta hoose ku qor arragtidaada ku aadan xiriirka cusub ee Mareykanka iyo Soomaaliya, si aad ula wadaagtid bulshada kale arragtidaada.”

Lahanshaha sawirrada: Still4hill

Salaamanews

info@salaamanews.com

 

Halkan Hoose ku Jawaab

Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal